|
Monday, 08 February 2010 16:06 |
|
Waxa maalmahan ku soo noqnoqonayey mareegaha iyo warbaahinta afsoomaaliga ku hadasha, weedho iska soo daba dhacayey oo xisbiyada mucaaradku ku sheeganayaan inay qabtaan shaqadii xakuumaddu qaban lahayd, |
|
Read more...
|
|
Monday, 08 February 2010 09:58 |
|
Hargeysa (UP) Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale, intii aanu ka soo amabixin Magaalada Addis ababa shalay, waxa quraac shaqo ugu samaysay huteel weyn oo ku yaala
|
|
Read more...
|
|
Sunday, 07 February 2010 09:27 |
|
Washington (UP) Wakiilka Somaliland ee dalka Maraykanka Dr. Sacad Sheekh Cismaan Nuur ayaa ku eedeeyey Xoghayaha Arimaha dibada ee Kulmiye Dr.Mahamed Abdilaahi Omar inuu u adeegayo cadawga Somaliland,islamarkaana inuu ku kacay
|
|
Read more...
|
|
Saturday, 06 February 2010 17:38 |
|
Hargeysa (UP) Markab weyn oo ah nooca xamuulka qaada oo lagu magacaabo MV Layla-S oo saaka waabarigii hore maraayey gacanka cadmeed ayaa waxaa weerar ku soo qaaday afar doonyood oo ay saarnaayeen budhcad badeed |
|
Read more...
|
|
Saturday, 06 February 2010 09:13 |
|
Hargeysa(UP)Xoghayaha Guud ee xisbiga UDUB Md. Jaamac Yaasiin Faarax iyo wefti balaadhan oo uu Hoggaaminayay oo beryanba ku sugnaa gobolada barriga dalka ayaa galabta si diiran loogu soo dhaweeyay degmada Caynabo ee xarunta Gobolka Cusub ee Saraar.
|
|
Read more...
|
|
Thursday, 04 February 2010 16:01 |
|
Hargeysa (UP) War-saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Siciid Cadaani Mooge, ayaa waxa uu u qornaa sidan “Madaxweynaha JSL. Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu xalay Casho Sharaf ugu Sameeyay Qasriga
|
|
Read more...
|
|
Thursday, 04 February 2010 09:04 |
|
Qasdiga iyo ulajeedada fariintaydan ayaa daba socota Hees aad u liidatay oo xisbiga KULMIYE kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha Xisbigaas Gudoomiye Siilaanyo maalintii uu dalka kusoo laabtay iyagoo ka dhigayay |
|
Read more...
|
|
Thursday, 04 February 2010 08:41 |
|
Mudo dheer marka aad maqasho magaca Xisbiga UCID,waxaa markiiba maskaxdaada ku soo dhici jiray,shaqsiyaad gaar ah amase qaar ka mid aasaasayaashii Xisbiga UCID,sidoo kale
|
|
Read more...
|
|
Wednesday, 03 February 2010 09:34 |
|
Hargeysa(UP)Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale, ayaa la kulmay shalay Amb. Johne Corson oo ah Assistant Secretary of State iyo Wefdigii uu hogaaminayay ee ka soo qayb galay Shirka African
|
|
Read more...
|
|
Tuesday, 02 February 2010 15:24 |
|
Hargeysa (UP) Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxaa uu Hambalyo u dirayaa dhamaan Ciidamada Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo Xaasaskoodaba, isaga oo ugu hambalyeynaya Sanad |
|
Read more...
|
|
Tuesday, 02 February 2010 07:56 |
|
Hargeysa (UP) Shirjaraa’id oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa, Gudoomiyaha Siyaasadda ee Xisbiga UDUB, Mudane, Cumar Jaamac Faarax ayaa waxa uu kaga waramay safarkiisii uu dhawaan ku tagey
|
|
Read more...
|
|
Monday, 01 February 2010 10:27 |
|
Hargeysa(UP)Xildhibaanada Golaha Guurtida JSL, ayaa fadhigoodii maanta cod aqlabiyad ah ku diiday istiqaaladii iscasilaada ee Gudoomiye ku xigeenka koowaad, Mudane, Axmed Sheekh Nuux Furre,isku casilay
|
|
Read more...
|
|
Monday, 01 February 2010 08:37 |
|
Horta Salaan aad u qaaliya shacbiga sharafta huwan ee Somaliland markasta hayga gudoomo intaas ka dib, waxa la yidhi Rag Qawl baa xidha dumarna Meher, MAAHMAAHDAN waxaan u soo qaatay Heshiiskii Lixda |
|
Read more...
|
|
Sunday, 31 January 2010 15:39 |
|
Berbera (UP) Waftigii Xisbiga UDUB ee todobaadyadii u danbeeyay socdaalka Ku marayay Magaalo madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera ee uu hogaaminayay, Guddoomiyaha Ololaha Doorashooyinka u qaabilsan Xisbiga Talada Haya Ee UDUB
|
|
Read more...
|
|
Sunday, 31 January 2010 06:26 |
|
Hargeysa(UP)Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Somaliland iyo isku duwida Hay'adaha Caalamiga ah Md. Cali Ibraahim Maxamed (Cali Sanyare) ayaa Tafaasiil ka bixiyay barnaamijka la xisaabtanka Hay'adaha |
|
Read more...
|
|
Sunday, 31 January 2010 06:13 |
|
Hargeysa(UP)Wasiirka Arrimaha Dibada Namibia Mr. Marco Mukoso Hausiku, ayaa sheegay inay ururka Midowga Afrika ka sugayaan warbixin la xidhidha qaddiyadda Somaliland iyo weliba khilaafaadyo ka |
|
Read more...
|
|
Thursday, 28 January 2010 15:49 |
|
Hargeysa (UP) Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland Md. Aadan Axmed Cilmi (Dhoolayare) ayaa buuq ay mucaaridku samaysanayaan ku tilmaamay warar sheegayay in xukuumaddu ay qaban qaabinayso mudaharaadyo ka dhan ah
|
|
Read more...
|
|
Wednesday, 27 January 2010 16:14 |
|
China (UP) Wasiirka Duulista iyo Duqa Caasimada aya maanta kula kulmay Magaalada Wiechang ee dalkaasi China shirkada dhiseysa Madarka Magalada Hargayasa oo lagu wado in ay bisha labad ee salankan so gaadho |
|
Read more...
|
|
Wednesday, 27 January 2010 15:10 |
|
Horta nin walba qumanihiisaa qoorta u sudhane waxaanu la yaabnay gudidan uu ku mada go’ay xisbigii Kulmiye waxaanu tiro ku hanyaa 9 Gudi oo ay ugu dambaysay Gudi Fulineedan Cusub ee Kulmiye u magacaabay gobolka |
|
Read more...
|
|
Tuesday, 26 January 2010 08:17 |
|
Burco (UP)-Boqolaal Qof oo ka tirsan taageerayaasha Xisbiga mucaaridka ah ee Kulmiye ee gobolka Togdheer oo ka soo wareegay xisbigaasi ayaa maanta si toos ah ugu digarogtay Xisbul Xaakimka talada haya ee UDUB. |
|
Read more...
|
|
|