President of Somaliland

Dastuurka xisbiga

Somaliland V/president

2nd UDUB Convention

 

Latest News

Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Safaaradda UK ku leedahay Ad
Monday, 19 July 2010 10:04

Hargeysa (Up) War-saxaafadeed uu soo saaray Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Siciid Cadaani Mooge, ayaa u qornaa isaga oo dhamays tiran sida tan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda safaaradda Dawladda Britian ku leedahay Magaaladda Addis ee dalka Itoobiya.

 

Read more...
 
Somaliland oo Maqaam Sarre ka Gashay Doorashooyinka Afrika Waxbixin- by. Matt Brown,
Tuesday, 06 July 2010 17:47

Bujumbura (Reuters): Bishii hore waxa looga dareeray doorashada madaxtooyada seddex dal oo qaarada Afrika ku yaala oo kala ah dalalka:  Somaliland, Guinea iyo Brundi. Kuwaas oo wajiyo kala duwan uga dhacday, oo aad u kala duwan.Dalka Somaliland oo dhawr jeer doorashadu dib u dhacday ayaa markii ugu danbaysay bishii hore ee June 26 keedii uga qabsoontay doorashadu si aad u heer saraysa, oo dhamaan goobjoogaayaashii caalamiga

 

Read more...
 
Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada Ee Ka Dhacday Somaliland
Saturday, 03 July 2010 06:22

Hargeysa (Up) Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa xalay si ramsi ah shaaca uga qaaday Natiijadii doorashada Madaxtooyada ee dalka ka dhacday 26-kii bishii June waxaanay ku guulaystay xisbiga KULMIYE, waxaana Madaxweyne ku guulaystay Murashaxii Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) halka Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland uu ku guulaystay Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka KULMIYE Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici. 

Read more...
 
War Saxafadeed Ku Saabsan Doorashada Madaxtooyada S.Land Ee 26/06/10 Oo Ay Soosaareen Goobyoogaashu
Wednesday, 30 June 2010 09:49

Hargeysa (Up) Goob-jogayaashiii local ahaa ee ka hawlgalaayey doorashadii madaxtooyada ee somaliland ka Qabsoontey 26juun 2010ka ay Warsaaxafeed Ay Maanta Soosaareen Waxay Kaga hadleen Habkiiiyo Hanaankii ay Uqabsoontey Doorashadii Madaxtooyada Ee Somaliland Kaqabsoon Tay 26juun 2010..

Read more...
 
Goob Joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Sheegay In Ay Doorashadu U Dhacday
Tuesday, 29 June 2010 06:07

Hargeysa (Up) Goob Joogayaashii Dalka Yimid Sidii Ay Isha Ugu Hayn Lahaayeen Doorashada Madaxtooyada Ee Dalka Ka Dhacday Sabtidii Aynu Soo Dhaafnay Ayaa Cadeeyay In Ay Ahayd Doorasho Si Xor Ah Oo Xalaal Ah Uga Dhacday Dalka, Waloow Bay Yidhaahdeen In Ay Meelaha Qaarkooda Ka Jireen Cabashooyin.

Read more...
 
Shirkad Basaska Magaalada Washington Oo Ku Dhajisay Basaskeedii Sawirka Axmedi Najad Oo Ka Cadheysiisay Iiraaniyiinta Mareykanka Ah
Monday, 28 June 2010 09:33

Washington (Up) Jahliyada Iiraaniyiinta ee dalka mareykanka ayaa ka cadhooday kadib markii shirkad kuwa Basaska ah ee magaalada washington ay ku dhajiyeen basaskooda xayaysiis ah sawirka madax weynaha Iiran Axmedi Najad oo salaan taagaya ama salaamaya dadka laamiga maraya,

Read more...
 
Dhalinyarada Bariga Hargaysa Oo Tageero Mug Leh La Garab Istaagay Xukumada Iyo Xisbiga UDUB, Daawo
Thursday, 24 June 2010 16:27

Hargeysa,(UP)Waxa maanta magaalada Hargaysa ka dhacay shir aad u balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen dhalinyarada bariga Hargysa, ee Isaxaaq Care Kulankaasi oo ay u dhamaayeen waxa uu ahaa kulankii noociisa oo kale ahaa ee in mudo ah aan ka dhacin beesha gudaheeda, kulankaasi oo ay ka soo qayb galeen dhalinyaro kor u dhaafaysa ilaa kun qof oo lahaa wiilal iyo gabdhaba waxa isu imaatinkooda ka caawiyay ganacsade Xaaji Adan Axmed Diiriye (Adan Baradho)-

Read more...
 
Warbixin Ku Lid Ah Tii Ay Kamooshinka Qaranku Soo Saareen Oo Saxaafadu Soo Bandhigtay
Thursday, 24 June 2010 09:09

Hargeysa, (UP) Wargeyska Jamhuuriya waxa uu maanta daabacay tiro hordhac ah oo ay ku saleeyeen gobolada iyo degmooyinka dalka inta ka codayn doonta, shaxdani  warbixintan hoose ku qorani waxa ay is khilaafayaan tiradii ay kamooshinka qaranku ay soo saareen guud ahaan inta dalka ka codayn doonta. Waana kan hoos ku qoran sida ay u dhigeen degmooyinka iyo gobolada

Read more...
 
S/Land Should Be Strongly Supported By International Concerned Community By Any Means For The Upco..
Tuesday, 22 June 2010 08:11

Somaliland should be strongly supported by international concerned community by any means for the upcoming elections Security wise!. The presidential election of Somaliland is well prepared as the national Electro Commission declared once and for all, but the scenario is quite very sensitive , in all concerning Somaliland is hostile to enemies either by those who are against the recognition or those who are sad the strong peace and stability

 

Read more...
 
Madaxweynaha Oo Tageeryaasha UDUB Kala Qayb Qaatay Isu Soo Bixi Maalinti Todobaad Ee Shalay Beerta Xoriyada Hargeysa
Tuesday, 22 June 2010 07:52

Hargeysa, (Up) Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin. Ayaa shalay taageereyaashii ugu badnaa ee ka tirsan xisbiga UDUB oo gaadhay kumaanaan qof khudbad uga jeediyay fagaaraha Beerta Xoriyada ee magaalada Hargeysa Taageereyaashaasi oo ka kala yimid shanta degmo ee caasimada Hargeysa ayaa si weyn uga soo xaadiray fagaaraha Beerta xoriyada waxaanay u soo baxeen dhoolatuska xisbiga UDUB ku soo bandhigayay

Read more...
 
Halkan ka daawo Soo Dhawayntii Madaxwaynaha JSL ee Borama + Taageerayasha Xisbiga UDUB + Sawiro
Sunday, 20 June 2010 10:05

Waa Taageerayaashi isugu soo baxay Khayriyada Gobolka Awdal ee Boorama waxanay madaxwaynaha kaga horyimadeen ilaa Dila Waxaanad Moodaysay maalintaasi in aanay Gobolka Awdal Magaalo Madaxdiisa anay Cidiba kaga hadhin ee ay u soo baxeen sidii ay u muujin lahayeen Taageerada ay u hayaan Xisbiga Talada haya ee UDUB oo uu Gudoomiye u yahay Madaxwaynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo isaga iyo Weftigiisuba maalintaasi ay Marti

 

Read more...
 
Siciid Sulub Oo Ku Eedeeyay Xisbiga Kulmiye Inay Samaysteen Ciidamo Maleeshiyo Beeleed Ah
Sunday, 20 June 2010 08:43

Hargeysa (Up) Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryaynta Mudane Siciid  Sulub Maxamed ayaa ku eedeeyay Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye inuu  samaystay Ciidamo Maleeshiyo Beeleed ah.  Sidaa waxa uu ka sheegay Wasiirku mar uu Shalay  kala hadlayay Fagaaraha Khayryada  Magaalada Burco Kumanaan ka mid ah Taageerayaasha Xisbiga Talada haye ee UDUB isagoo Wasiirku ka mid ah Wafti balaadhan oo uu hor kacayo Madaxwayne ku Xigeenka Somaaliland,

 

Read more...
 
Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Waa Aabaha Demoqraadiyadda Maanta Ka Hirgashay Somaliland
Saturday, 19 June 2010 10:08

Mudaneyaal/Marwooyin, 26 June 2010 hadii ilahay Aqbalo,Waxay ku beegan tahay Doorashadda Maddaxtooyadda Somaliland ee Shanta Sano ee soo socota. Waxaan akhriyay Qoraalo badan oo ay Qoreen Muwadiniin Somalilander ah, siiba Xeeldheereyaal iyo Aqoon Yahano ama Taageereyaal Xisbi. Qoraaladdaas badankooda Kuma cada tilmaan daacad ah ee Xisbi ama Hogaamiyaha laga yaabo inuu Madaxtinimadda ku Haboon yahay, marka loo eego Xaaladan Somaliland iyo Xulkan Musharixiinta ama Xisbiyadda. Qoraaladda Qaarkood

Read more...
 
Madaxwaynaha JSL Oo Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Si Aan Hore-Loo Arag Lugna Ku Dhex Maray Magaalada
Saturday, 19 June 2010 09:13

Hargeysa (Up). Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, isla markaana ah musharaxa jagaga madaxwaynaha ee xisbiga UDUB ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay, isagoo taageerayaasha xisbigu ku leeyahay magaalada Gabiley kala qayb galay dabaaldagoodii maalintii lixaad ee ay u leeyihiin ololaha doorashada, khudbad dhinacyo badan taabanaysana ka jeediyay fagaaraha khayriyada ee magaalada Gabiley.

 

 

Read more...
 
Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Hawd
Friday, 18 June 2010 17:19

Hargeysa (Up) Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin iyo Wefti Balaadhan oo uu Hoggaaminayo ayaa galabta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Bali-gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd,  Madaxweyne Rayaale, oo taageereyaasha xisbiga UDUB kala hadlay fagaaraha Khayriyada

Read more...
 
Masuulkii U Sareeyey Madaxda KULMIYE Ee G. Awdal Oo U Diga Rogtay Xisbiga UDUB
Friday, 18 June 2010 16:47

Hargeysa (Up) Gudoomiyihii degmada Borama ee xisbiga KULMIYE uqaabilsanaa Maxamed Maydhane ibraahim, oo ku magacdheeraa waydka ayaa si rasmiya iskaga casilay jagadii uu ka hayay degmada Borama ee xisbiga kulmiye.

Read more...
 
Xisbiyada Doorashadii Oo Aan La Gaadhin Guusha Isa Siiyay Ee Aan Xattaa Inshaalaahu Odhan Waxaanu Tu
Friday, 18 June 2010 15:57

Ceel Afweyn (Up) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Md. C/laahi Maxamed Ducaale, ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in doorashadii oo aan wali la gelin ay xisbiyada mucaaridku qaarkood ay isa-siiyeen guushii doorashada madaxtooyada Wasiirka Arrimaha Dibaddu wuxuu sidaasi ku sheegay waraysi khaas ah oo shabakada wararka

Read more...
 
Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ee Boorama Daawo…
Wednesday, 16 June 2010 16:11

Hargeysa (Up) shalay oo ahayd maalintii shanaad ee Ololaha doorashada Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland, ayaa musharaxa jagada madaxwaynaha ee xisbiga Talada haya ee UDUB waxa uu taageerayaashiisii kala qayb galay munaasabadii ololaha doorashada  taas oo ka dhacday khayriyada

 

 

Read more...
 
Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Koox Argagixiso Ah Oo Sheegatay Inay
Monday, 14 June 2010 10:20

Ceel Afweyn (Up)- Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale, ayaa ka hadlayay  hadal ka soo yeedhay koox sheegtay inay ka dambaysay dagaalo dhawaan ka dhacay Gobolka Buuhoodle.

Read more...
 
Isu-Soo Bixii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Dhacay Beerta Xorriyadda Ceerigaabo Daawo Sawiradda
Sunday, 13 June 2010 16:32

Hargeysa (Up)-Madaxweynaha Somaliland Md-Daahir Rayaale Kaahin  isaga iyo wefti uu hoggaaminayaa muddo dhawr maalmood ah ku sugnaayeen magaala-madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo ayaa shalay dadweynaha reer Ceeri gaabo kala hadlay Beerta Xorriyadda ee Magaaladaasi.

Read more...
 
Booqashadii Jaamacadda Ceerigaabo Ee Wasiir Kuxigeenka Qorshaynta Iyo Xoghayaha Guud Ee Xibiga UDUB
Sunday, 13 June 2010 06:20

Cerigaabo(Up) Wasiir kuxigeenka Qorshaynta Axmed Xaashi Cabdi iyo Xoghayaha Guud ee xisbiga Udub Jaamac Yaasiin Faarax Xoghayaha gaarka ee Madaxweynaha Axmed Maxamed Ciise iyo xubno kale oo weheliyey oo dhammaantood ka mid ah weftiga uu hoggaaminayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda

Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Page 1 of 35

Waxqabad

Maxaa Qabsoomay:
Doorashooyinka
Mudadii Xisbigu talada hayay waxaa ay xukuumadu hir galisay doorashooyinkii, Dawladaha Hoose, Baarlamanka iyo Madaxtooyada.
Diwan gelinta Bulshada
Xukuumadu waxay si hagar la'aan ah uga hir galisay dhamaan 12 ka gobolka ee dalku ka kooban yahay diiwaan gelintii codbixiyayaasha
Fidinta Maamulka
Xukuumadu waxay ku guulaysatay in ay sugto dhamaan xuduudaha JSL
Waxbarashada
Xukuumadu waxay iyadoo si harag la;aan ah u dhiiri galinaysa kor u qaaday waxbarashada sare ee dalka & iyadoo maanta ay dalka ka jiraan 7 jaamacadadood oo tayo leh, waxa iyana korodh laxaad leh ku yimid tirada qalin jabiyayaasha waxbarashada hoose ilaa dugsiga sare.
Aqoonsiga
Xukuumadu waxay dadaal iyo awood dheeraad ah saartay Baadi-doonista iyo Raadinta aqoonsiga Qarannimo oo buuxa taasi oo maraysa halkii u dambaysay rajo fiicana aynu ku qabno in aynu aqoonsi fiican heli doono.
Nabad Galyadda
waxa aanu dhamaystirnay Siyaasadda Nabadgelyada ee Qaranka oo aanu mudnaanta siinay dhaqan gelinta : -.diyaarinta iyo ansixinta Xeerka La-dagaalanka Argagixisada; -.Tayaynta & qalabaynta ciidamada qalabka sida; -.Dhismaha Ciidamada Nabadgelyada, sida Ciidamada Xeebaha; Tababarka & Tayeynta Hawlgal-kooda; -.La dagaalanka falal-ka Argagaxa leh iyo Argagixisada.
Designed by: Somaliland ICT Solutions Ltd :: Send us an Email