President of Somaliland

Somaliland V/president
Latest News
- Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Safaaradda UK ku leedahay Ad
- Somaliland oo Maqaam Sarre ka Gashay Doorashooyinka Afrika Waxbixin- by. Matt Brown,
- Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada Ee Ka Dhacday Somaliland
- War Saxafadeed Ku Saabsan Doorashada Madaxtooyada S.Land Ee 26/06/10 Oo Ay Soosaareen Goobyoogaashu
- Goob Joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Sheegay In Ay Doorashadu U Dhacday
- Shirkad Basaska Magaalada Washington Oo Ku Dhajisay Basaskeedii Sawirka Axmedi Najad Oo Ka Cadheysiisay Iiraaniyiinta Mareykanka Ah
- Dhalinyarada Bariga Hargaysa Oo Tageero Mug Leh La Garab Istaagay Xukumada Iyo Xisbiga UDUB, Daawo
- Warbixin Ku Lid Ah Tii Ay Kamooshinka Qaranku Soo Saareen Oo Saxaafadu Soo Bandhigtay
- S/Land Should Be Strongly Supported By International Concerned Community By Any Means For The Upco..
- Madaxweynaha Oo Tageeryaasha UDUB Kala Qayb Qaatay Isu Soo Bixi Maalinti Todobaad Ee Shalay Beerta Xoriyada Hargeysa
- Halkan ka daawo Soo Dhawayntii Madaxwaynaha JSL ee Borama + Taageerayasha Xisbiga UDUB + Sawiro
- Siciid Sulub Oo Ku Eedeeyay Xisbiga Kulmiye Inay Samaysteen Ciidamo Maleeshiyo Beeleed Ah
- Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Waa Aabaha Demoqraadiyadda Maanta Ka Hirgashay Somaliland
- Madaxwaynaha JSL Oo Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Si Aan Hore-Loo Arag Lugna Ku Dhex Maray Magaalada
- Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Hawd
- Masuulkii U Sareeyey Madaxda KULMIYE Ee G. Awdal Oo U Diga Rogtay Xisbiga UDUB
- Xisbiyada Doorashadii Oo Aan La Gaadhin Guusha Isa Siiyay Ee Aan Xattaa Inshaalaahu Odhan Waxaanu Tu
- Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ee Boorama Daawo…
- Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Koox Argagixiso Ah Oo Sheegatay Inay
- Isu-Soo Bixii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Dhacay Beerta Xorriyadda Ceerigaabo Daawo Sawiradda
| Goob Joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Sheegay In Ay Doorashadu U Dhacday |
| Tuesday, 29 June 2010 06:07 |
|
Hargeysa (Up) Goob Joogayaashii Dalka Yimid Sidii Ay Isha Ugu Hayn Lahaayeen Doorashada Madaxtooyada Ee Dalka Ka Dhacday Sabtidii Aynu Soo Dhaafnay Ayaa Cadeeyay In Ay Ahayd Doorasho Si Xor Ah Oo Xalaal Ah Uga Dhacday Dalka, Waloow Bay Yidhaahdeen In Ay Meelaha Qaarkooda Ka Jireen Cabashooyin.
Goob Joogayaashan Oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Huteel Maansoor Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Cadeeyay In Doorashadii Ka Dhacday Somaliland Ay Ahayd Mid Aan Dalal Badan Oo Dunida Laga Aqoonsan Yahay Ka Dhicin, Isla Markaana Waxa Ay Shacabka Reer Somaliland Ku Hambalyeeyeen Sida Fiican Ee Ay Uga Qayb Galeen Doorashadaas. Ilaaliyaashan Caalamiga Ah Oo Isugu Jiray Kuwo Dunida Inteeda Kale Ah Iyo Kuwo Reer Somaliland Ah Ayaa Waxa Ka Wakiil Ahayd Hay’ada Progressio, Waxaanay Badankoodu Isku Raaceen In Doorashadaasi Ay Si Xor Iyo Xalaal Ah U Dhacday Iyaga Oo Amaanta Ugu Badana Dusha Uga Tuuray Komishanka Doorashooyinka Hawsha Balaadhan Ee Ay Dhabarka U Riteen, Waxaanay Intaas Ku Dareen In Xisbiyada Laftoodu Ay Muujiyeen Karti Iyo Dedaal Amaanteedana Way Leeyihiinbay Yidhaahdeen. Waxa Kale Oo Ay Guddidan Ay Sheegeen In Ay Jiraan Caruur Aad U Yaryar Kuwaas Oo Goobaha Ay Codbixintu Ka Socotay Codkooda Ka Dhiibanayay. Kormeerayaashan Caalamiga Ah Ayaa A Dhawaajiyay Isla Markaana Talo Ahaan Ugu Soo Jeediyay Komishanka Doorashooyinka Iyo Guddida Anshaxa In Ay Ka Soo Warbixiyaan Isticmaalka Gaadiidka Ay Umudu Wada Leedahay, Shaqaalaha Dawlada Oo Ololaha Doorashada Ka Qayb Galeen Iyo In Ay Saxaafada Dawliga Ahi Ay U Adeegtay Dhinac Keli Ah, Waxa Kale Oo La Sheegayaa In Warbaahinta Madaxa Banaani Ay Iyada Lafteedu Dhinac Ujanjeedho. |
| Last Updated on Tuesday, 29 June 2010 06:10 |

