President of Somaliland

Somaliland V/president
Latest News
- Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Safaaradda UK ku leedahay Ad
- Somaliland oo Maqaam Sarre ka Gashay Doorashooyinka Afrika Waxbixin- by. Matt Brown,
- Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada Ee Ka Dhacday Somaliland
- War Saxafadeed Ku Saabsan Doorashada Madaxtooyada S.Land Ee 26/06/10 Oo Ay Soosaareen Goobyoogaashu
- Goob Joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Sheegay In Ay Doorashadu U Dhacday
- Shirkad Basaska Magaalada Washington Oo Ku Dhajisay Basaskeedii Sawirka Axmedi Najad Oo Ka Cadheysiisay Iiraaniyiinta Mareykanka Ah
- Dhalinyarada Bariga Hargaysa Oo Tageero Mug Leh La Garab Istaagay Xukumada Iyo Xisbiga UDUB, Daawo
- Warbixin Ku Lid Ah Tii Ay Kamooshinka Qaranku Soo Saareen Oo Saxaafadu Soo Bandhigtay
- S/Land Should Be Strongly Supported By International Concerned Community By Any Means For The Upco..
- Madaxweynaha Oo Tageeryaasha UDUB Kala Qayb Qaatay Isu Soo Bixi Maalinti Todobaad Ee Shalay Beerta Xoriyada Hargeysa
- Halkan ka daawo Soo Dhawayntii Madaxwaynaha JSL ee Borama + Taageerayasha Xisbiga UDUB + Sawiro
- Siciid Sulub Oo Ku Eedeeyay Xisbiga Kulmiye Inay Samaysteen Ciidamo Maleeshiyo Beeleed Ah
- Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Waa Aabaha Demoqraadiyadda Maanta Ka Hirgashay Somaliland
- Madaxwaynaha JSL Oo Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Si Aan Hore-Loo Arag Lugna Ku Dhex Maray Magaalada
- Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Hawd
- Masuulkii U Sareeyey Madaxda KULMIYE Ee G. Awdal Oo U Diga Rogtay Xisbiga UDUB
- Xisbiyada Doorashadii Oo Aan La Gaadhin Guusha Isa Siiyay Ee Aan Xattaa Inshaalaahu Odhan Waxaanu Tu
- Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ee Boorama Daawo…
- Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Koox Argagixiso Ah Oo Sheegatay Inay
- Isu-Soo Bixii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Dhacay Beerta Xorriyadda Ceerigaabo Daawo Sawiradda
| Dhalinyarada Bariga Hargaysa Oo Tageero Mug Leh La Garab Istaagay Xukumada Iyo Xisbiga UDUB, Daawo |
| Thursday, 24 June 2010 16:27 |
|
Hargeysa,(UP)Waxa maanta magaalada Hargaysa ka dhacay shir aad u balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen dhalinyarada bariga Hargysa, ee Isaxaaq Care Kulankaasi oo ay u dhamaayeen waxa uu ahaa kulankii noociisa oo kale ahaa ee in mudo ah aan ka dhacin beesha gudaheeda, kulankaasi oo ay ka soo qayb galeen dhalinyaro kor u dhaafaysa ilaa kun qof oo lahaa wiilal iyo gabdhaba waxa isu imaatinkooda ka caawiyay ganacsade Xaaji Adan Axmed Diiriye (Adan Baradho)- .
Kulankani oo aan maanta loo kala hadhin waxa ugu horayntii ka hadlay wasiirka duulista iyo hawada Somaliland mudane Cali Maxamed Warancadde, wasiirku waxa uu dhalinyarada ku booriyay in ay dadaalaan oo ay waligood ilaashadaan nabada, nabadaasi oo ay keeneen abayaashood iyo awoowyadood, waxa anu u sheegay in beeshu tahay beel nabadeed taasna lagu soo caana maalay, dalkana aynu ku soo dhisanay, wasiirku waxa uu ku tilmaamay xisbiga Uudub mid nabadeed, waxa aanu ka codsaday dhalinyarada in ay sii laban laabaan dadaalkooda oo sii xoojiyaan taageerda ay u hayaan xukumada iyo xisbiga UDUB, hadlkii iyo waanadii wasiirka waxa ay dhamaan dhalinyardu balan qaadeen in ay codkooda siin doonaan xisbiga UDUB isla markaasna ay garab taaganyihiin wasiirka iyo xukumada madaxweyne Rayaale madaxdii kale ee goobtaasi ka hadlay mudane Muse Gaagaale
|
| Last Updated on Thursday, 24 June 2010 17:27 |







