President of Somaliland

Dastuurka xisbiga

Somaliland V/president

2nd UDUB Convention

 

Latest News

Warbixin Ku Lid Ah Tii Ay Kamooshinka Qaranku Soo Saareen Oo Saxaafadu Soo Bandhigtay
Thursday, 24 June 2010 09:09

Hargeysa, (UP) Wargeyska Jamhuuriya waxa uu maanta daabacay tiro hordhac ah oo ay ku saleeyeen gobolada iyo degmooyinka dalka inta ka codayn doonta, shaxdani  warbixintan hoose ku qorani waxa ay is khilaafayaan tiradii ay kamooshinka qaranku ay soo saareen guud ahaan inta dalka ka codayn doonta. Waana kan hoos ku qoran sida ay u dhigeen degmooyinka iyo gobolada

 

 

Degmooyinka Gobolka Awdal

 

Baki                  24772 (afar iyo labaatan kun, toddoba boqol iyo laba iyo toddobaatan) 

Lughaya            12894 (laba iyo toban kun, siddeed boqol iyo afar iyo sagaashan) 

Saylac              26070 (lix iyo labaatan kun iyo toddobaatan)  

Boorama           113180 (boqol iyo saddex iyo toban kun, boqol iyo siddeetan)  

Isugayn:           176916 (boqol iyo lix iyo toddobaatan kun, sagaal boqol iyo lix iyo toban kun)

  

Degmooyinka Gobolka Sool

 Caynaba           49923 (saga

al iyo afartan kun, sagaal boqol iyo saddex iyo labaatan)  Lascanod          43050 (saddex iyo afartan kun iyo konton)  Xudun               5340 (shan kun, saddex boqol iyo afartan)  

Isugayn:           98313 (siddeed iyo sagaashan kun, saddex boqol iyo saddex iyo toban)

  

Degmooyinka Gobolka Maroodi-jeex

 

Hargeysa          231875 (laba boqol iyo kow iyo soddon kun, siddeed boqol iyo shan iyo toddobaatan) Gabiley             87357 (toddoba iyo siddeetan kun, saddex boqol iyo toddoba iyo konton) 

Balligubadle       18720 (siddeed iyo toban kun, toddoba boqol iyo labaatan)  Sallaxlay           23547 (saddex iyo labaatan kun, shan boqol iyo toddoba iyo afartan)  

Isugayn:           361499 (saddex boqol iyo kow iyo lixdan kun, afar boqol iyo sagaal iyo sagaashan).

  

Degmooyinka Gobolka Saaxil

 

Berbera             30958 (soddon kun, sagaal boqol iyo siddeed iyo kotan)  Sheekh             12138 (laba iyo toban kun, boqol iyo siddeed iyo sodon)  

Isugayn:            43096 (saddex iyo afartan kun iyo lix iyo sagaashan)

  

Degmooyinka Gobolka Togdheer

 

Burco                178612 (boqol iyo toddoba iyo siddeetan kun, lix boqol iyo laba iyo toban) 

Buhodle            15511 (shan iyo toban kun, shan boqol iyo kow iyo toban)  Oodweyne         49097 (sagaal iyo afartan kun iyo toddoba iyo sagaashan)  

Isugayn:           243220 (laba boqol iyo saddex iyo afartan kun, laba boqol iyo labaatan)

  

Degmooyinka Gobolka Sanaag

 

Badhan             8350 (siddeed kun, saddex boqol iyo konton) 

 

Celafweyn         34916 (afar iyo soddon kun, sagaal boqol iyo lix iyo toban) 

 

Ceerigaabo        74462 (afar iyo toddobaatan kun, afar boqol iyo laba iyo lixdan) 

 

Dhahar              7791 (toddoba kun, toddoba qobol iyo kow iyo sagaashan) 

 

Gar-adag           20850 (labaatan kun, siddeed boqol iyo konton)  Isugayn:           146369 (boqol iyo lix iyo afartan kun, saddex boqol iyo sagaal iyo lixdan)   

Written by Qarannews    

Last Updated on Thursday, 24 June 2010 09:18
 
Designed by: Somaliland ICT Solutions Ltd :: Send us an Email