President of Somaliland

Dastuurka xisbiga

Somaliland V/president

2nd UDUB Convention

 

Latest News

Halkan ka daawo Soo Dhawayntii Madaxwaynaha JSL ee Borama + Taageerayasha Xisbiga UDUB + Sawiro
Sunday, 20 June 2010 10:05

Waa Taageerayaashi isugu soo baxay Khayriyada Gobolka Awdal ee Boorama waxanay madaxwaynaha kaga horyimadeen ilaa Dila Waxaanad Moodaysay maalintaasi in aanay Gobolka Awdal Magaalo Madaxdiisa anay Cidiba kaga hadhin ee ay u soo baxeen sidii ay u muujin lahayeen Taageerada ay u hayaan Xisbiga Talada haya ee UDUB oo uu Gudoomiye u yahay Madaxwaynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo isaga iyo Weftigiisuba maalintaasi ay Marti

 

u ahaayeen Taageerayaasha Xisbiga UDUB Iyo Gobolka Awdalba  oo muujiyey isu Soobixii ugu Balaadhaan Abdi ee Xisbi ku soo bandhigo Boorama Awood kasta ha lahaadee Mucaarad iyo Muxaafidba

 

 

 

 

 

 
 
 
 
 
 
 
Last Updated on Sunday, 20 June 2010 11:08
 
Designed by: Somaliland ICT Solutions Ltd :: Send us an Email