President of Somaliland

Somaliland V/president
Latest News
- Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Safaaradda UK ku leedahay Ad
- Somaliland oo Maqaam Sarre ka Gashay Doorashooyinka Afrika Waxbixin- by. Matt Brown,
- Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada Ee Ka Dhacday Somaliland
- War Saxafadeed Ku Saabsan Doorashada Madaxtooyada S.Land Ee 26/06/10 Oo Ay Soosaareen Goobyoogaashu
- Goob Joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Sheegay In Ay Doorashadu U Dhacday
- Shirkad Basaska Magaalada Washington Oo Ku Dhajisay Basaskeedii Sawirka Axmedi Najad Oo Ka Cadheysiisay Iiraaniyiinta Mareykanka Ah
- Dhalinyarada Bariga Hargaysa Oo Tageero Mug Leh La Garab Istaagay Xukumada Iyo Xisbiga UDUB, Daawo
- Warbixin Ku Lid Ah Tii Ay Kamooshinka Qaranku Soo Saareen Oo Saxaafadu Soo Bandhigtay
- S/Land Should Be Strongly Supported By International Concerned Community By Any Means For The Upco..
- Madaxweynaha Oo Tageeryaasha UDUB Kala Qayb Qaatay Isu Soo Bixi Maalinti Todobaad Ee Shalay Beerta Xoriyada Hargeysa
- Halkan ka daawo Soo Dhawayntii Madaxwaynaha JSL ee Borama + Taageerayasha Xisbiga UDUB + Sawiro
- Siciid Sulub Oo Ku Eedeeyay Xisbiga Kulmiye Inay Samaysteen Ciidamo Maleeshiyo Beeleed Ah
- Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Waa Aabaha Demoqraadiyadda Maanta Ka Hirgashay Somaliland
- Madaxwaynaha JSL Oo Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Si Aan Hore-Loo Arag Lugna Ku Dhex Maray Magaalada
- Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Hawd
- Masuulkii U Sareeyey Madaxda KULMIYE Ee G. Awdal Oo U Diga Rogtay Xisbiga UDUB
- Xisbiyada Doorashadii Oo Aan La Gaadhin Guusha Isa Siiyay Ee Aan Xattaa Inshaalaahu Odhan Waxaanu Tu
- Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ee Boorama Daawo…
- Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Koox Argagixiso Ah Oo Sheegatay Inay
- Isu-Soo Bixii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Dhacay Beerta Xorriyadda Ceerigaabo Daawo Sawiradda
| Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ee Boorama Daawo… |
| Wednesday, 16 June 2010 16:11 |
|
Magaalo Madaxda Gobolka Awdal ee Borama Hadaba intii uunan soo gaadhin,waftiga madaxwaynuhu hor kacayay, ayaa waxaa kaga hortagay, magaalada Dila mas'uuliyiin iyo taageerayaal fara badan taas oo aad mooday in magaaladii Borama sidii udhamayd isku shubtay inta udhaxaysa dila iyo Borama. kuwaas oo ruxayay caleemo qoyan sawirada madaxynaha iyo ku xigeenkiisa iyo calanka somaliland iyo kan UDUB
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() Hadaba markii ay soo gaadheen khayriyada Borama ayaa dadkii halkaa ku sugnaa markii ay qaadi wayday khayriyadii waxa ay dadwaynihii qudbada ka dhagaysanayeen geedaha iyo guryaha dushooda iyaga oo si qiira leh, u dhagaysanayay khudbadihii Madaxwaynaha iyo marwadiisa Huda Barkhad iyo Maayorka Magaalada Borama Cabdi Yare iyo gudoomiyaha Gobolka Awdal Maxamuud Sh/C/laahi. Munaasibadii maanta waxa ay ku dhamaatay farxad iyo rayrayn taageerayaashiina waxa ay dhex mareen magaalada Dhexdeeda sidoo kale waftigii madaxwayne rayaale horkacayayna waxaa loo kaxeeyay Gudrigii loogu talo galay Martida waxana aad odhan kartaa maanta waxay ahayd maalin si wayn looga xusay Boorama Isusoo baxa Ololaha maadaama u joogay madaxwaynuhu |
| Last Updated on Wednesday, 16 June 2010 17:57 |


Hargeysa (Up) 






