President of Somaliland

Somaliland V/president
Latest News
- Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Safaaradda UK ku leedahay Ad
- Somaliland oo Maqaam Sarre ka Gashay Doorashooyinka Afrika Waxbixin- by. Matt Brown,
- Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada Ee Ka Dhacday Somaliland
- War Saxafadeed Ku Saabsan Doorashada Madaxtooyada S.Land Ee 26/06/10 Oo Ay Soosaareen Goobyoogaashu
- Goob Joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Sheegay In Ay Doorashadu U Dhacday
- Shirkad Basaska Magaalada Washington Oo Ku Dhajisay Basaskeedii Sawirka Axmedi Najad Oo Ka Cadheysiisay Iiraaniyiinta Mareykanka Ah
- Dhalinyarada Bariga Hargaysa Oo Tageero Mug Leh La Garab Istaagay Xukumada Iyo Xisbiga UDUB, Daawo
- Warbixin Ku Lid Ah Tii Ay Kamooshinka Qaranku Soo Saareen Oo Saxaafadu Soo Bandhigtay
- S/Land Should Be Strongly Supported By International Concerned Community By Any Means For The Upco..
- Madaxweynaha Oo Tageeryaasha UDUB Kala Qayb Qaatay Isu Soo Bixi Maalinti Todobaad Ee Shalay Beerta Xoriyada Hargeysa
- Halkan ka daawo Soo Dhawayntii Madaxwaynaha JSL ee Borama + Taageerayasha Xisbiga UDUB + Sawiro
- Siciid Sulub Oo Ku Eedeeyay Xisbiga Kulmiye Inay Samaysteen Ciidamo Maleeshiyo Beeleed Ah
- Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Waa Aabaha Demoqraadiyadda Maanta Ka Hirgashay Somaliland
- Madaxwaynaha JSL Oo Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Si Aan Hore-Loo Arag Lugna Ku Dhex Maray Magaalada
- Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Hawd
- Masuulkii U Sareeyey Madaxda KULMIYE Ee G. Awdal Oo U Diga Rogtay Xisbiga UDUB
- Xisbiyada Doorashadii Oo Aan La Gaadhin Guusha Isa Siiyay Ee Aan Xattaa Inshaalaahu Odhan Waxaanu Tu
- Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ee Boorama Daawo…
- Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Koox Argagixiso Ah Oo Sheegatay Inay
- Isu-Soo Bixii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Dhacay Beerta Xorriyadda Ceerigaabo Daawo Sawiradda
| Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Koox Argagixiso Ah Oo Sheegatay Inay |
| Monday, 14 June 2010 10:20 |
|
Ceel Afweyn (Up)- Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale, ayaa ka hadlayay hadal ka soo yeedhay koox sheegtay inay ka dambaysay dagaalo dhawaan ka dhacay Gobolka Buuhoodle.
“Ninkaas (Xaglo-toosiye waxaanu u naqaanaa inuu ku jiro koox argagixiso ah oo dhib iyo amni xumo doonaysa inay ku soo kordhiyaan mandaqada, waanu ka war haynaa inuu dibada ka yimaado oo uu Baasaboor ajanabi ah sito, qarankan Somaliland-na waanu iska celin doonaa,” Ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha dibadu.
Wasiirka oo la weydiiyay sababta uu ninkaasi iyo kooxdiisa ugu eedaynayo Argagixiso wuxuu yidhi “Cilaaqaad ayuu la leeyahay Argagixisada oo waanu ognahay, laakiin waxa kale oo uu sheegay inay isku ogyihiin oo uu ka tirsan yahay dawlada Kumeel gaadhka ah ee Somalia, iyaga ayaanu jawaab cad ka sugaynaa oo haddii uu ka tirsan yahay oo ay run tahay waxaanu u aragnaa faro gelin, haddii kalena ha cadeeyaan . Anaguna uma dul qaadan doono oo waanu iska celin doonaa kooxdan.”
Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale wuxuu dhambaal tacsi ah u diray qoysaskii dadkoodu ku dhinteen dagaaladii dhawaan ka dhacay Magaalada Buuhoodle, waxaanu ilaahay uga baryay inuu naxariistii jano ka waraabiyo, waxaanu sheegay inay ahaayeen dad masaakiin ah oo lala doontay fidmo. “Somaliland waa qaran gelaya doorasho xor iyo xalaal ah, hase yeeshee waxaan caddaynayaa anagoo codaynayna inaanu haddana iska celi doono, ninkani waxaanu ku wargelin doonaa dawlada Maraykanka,”ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha dibada Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo maanta u waramayay Laanta afsoomaaliga ee BBC-da. |
| Last Updated on Monday, 14 June 2010 10:23 |

