President of Somaliland

Somaliland V/president
Latest News
- Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Safaaradda UK ku leedahay Ad
- Somaliland oo Maqaam Sarre ka Gashay Doorashooyinka Afrika Waxbixin- by. Matt Brown,
- Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada Ee Ka Dhacday Somaliland
- War Saxafadeed Ku Saabsan Doorashada Madaxtooyada S.Land Ee 26/06/10 Oo Ay Soosaareen Goobyoogaashu
- Goob Joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Sheegay In Ay Doorashadu U Dhacday
- Shirkad Basaska Magaalada Washington Oo Ku Dhajisay Basaskeedii Sawirka Axmedi Najad Oo Ka Cadheysiisay Iiraaniyiinta Mareykanka Ah
- Dhalinyarada Bariga Hargaysa Oo Tageero Mug Leh La Garab Istaagay Xukumada Iyo Xisbiga UDUB, Daawo
- Warbixin Ku Lid Ah Tii Ay Kamooshinka Qaranku Soo Saareen Oo Saxaafadu Soo Bandhigtay
- S/Land Should Be Strongly Supported By International Concerned Community By Any Means For The Upco..
- Madaxweynaha Oo Tageeryaasha UDUB Kala Qayb Qaatay Isu Soo Bixi Maalinti Todobaad Ee Shalay Beerta Xoriyada Hargeysa
- Halkan ka daawo Soo Dhawayntii Madaxwaynaha JSL ee Borama + Taageerayasha Xisbiga UDUB + Sawiro
- Siciid Sulub Oo Ku Eedeeyay Xisbiga Kulmiye Inay Samaysteen Ciidamo Maleeshiyo Beeleed Ah
- Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Waa Aabaha Demoqraadiyadda Maanta Ka Hirgashay Somaliland
- Madaxwaynaha JSL Oo Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Si Aan Hore-Loo Arag Lugna Ku Dhex Maray Magaalada
- Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Hawd
- Masuulkii U Sareeyey Madaxda KULMIYE Ee G. Awdal Oo U Diga Rogtay Xisbiga UDUB
- Xisbiyada Doorashadii Oo Aan La Gaadhin Guusha Isa Siiyay Ee Aan Xattaa Inshaalaahu Odhan Waxaanu Tu
- Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ee Boorama Daawo…
- Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Koox Argagixiso Ah Oo Sheegatay Inay
- Isu-Soo Bixii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Dhacay Beerta Xorriyadda Ceerigaabo Daawo Sawiradda
| Booqashadii Jaamacadda Ceerigaabo Ee Wasiir Kuxigeenka Qorshaynta Iyo Xoghayaha Guud Ee Xibiga UDUB |
| Sunday, 13 June 2010 06:20 |
|
Cerigaabo(Up) Wasiir kuxigeenka Qorshaynta Axmed Xaashi Cabdi iyo Xoghayaha Guud ee xisbiga Udub Jaamac Yaasiin Faarax Xoghayaha gaarka ee Madaxweynaha Axmed Maxamed Ciise iyo xubno kale oo weheliyey oo dhammaantood ka mid ah weftiga uu hoggaaminayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda
Somaliland Md-Daahir Rayaale Kahin ayaa booqasho gaaban oo ay ku tageen xarunta Jaamacadda Sanaag ee Ceerigaabo ayaa waxay halkaas kula kulmeen maammulka jaamacaddan iyo Ardayda wax ka barata halkaas. Axmed Xaaji Aadan oo ka mid ah maammulka jaamacaadan (Research & Development Director) ayaa halkaas kaga warbixiyey marxaladaha kala geddisan ee jaamacaddani soo martay gaar ahaan caqabadihii la kulmay xilligii furitaankeeda iyo heerka wanaagsan ee maanta ay marayso, waxayna mahad gaar ah halkaas ugasoo jeediyeen cid kasta oo gacan ka geysatey furitaankii jaamacaddan gaar ahaan Badhasaabka gobolka Sanaag Cali Cabdi Hurre Jaaliyadda Qurbe-joogt Sanaag ee USA oo uu kow ka yahay Ibraahin Nuur Madoobe iyo guddidii horumarinta gobolka Sanaag ee iyagu ahaa aasaasayaalkii jaamacaddan. Wasiir-kuxigeenka Qorshaynta Axmed Xaashi iyo xoghayaha gaarka ee madaxweynaha Axmed Maxamed Ciise oo iyaguna halkaas hadallo kooban ka jeediyey ayaa dhinacooda ballan qaaday arrimo ay ka mid yihiin Afar Professor-ro oo jaamacaddan debedda looga keeni doono iyo weliba shir-weyne caasimadda (Hargeysa) lagu qaban doono oo jaamacaddan dhaqaale loogu raadin doono. Xoghayaha guud ee xisbiga Udub oo isaguna kulankaas ka hadlay ayaa si weyn ugu hanbalyeeyey heerka jaamacaddani maanta marayso iyo heerka adag ee ay kasoo gudubtey, sidoo kalena ku dheeraaday arrimaha siyaasadda ku waajahan waxqabadka xisbigiisan oo waxbarashadu ka mid tahay. Intaas kaddib su'aalihii Ardayda jaamacaddan wax ka barataa weydiisey madaxdan booqashada ugu tagtay oo nuxurkoodu ahaa in ay jiraan wax la taaban karo ooxilligan ay ku taageerayaan jaamacaddan ayaa waxay madaxda weftiga madaxweynaha ka tirsani ballan qaadeen inta aanay Ceerigaabo ka tegin in waxtarkoodu soo gaadhi doono jaamacaddan. Dhanka kalena waxa uu maanta madaxweynhu oo ayaamahanba ku sugnaa magaalada Ceerigaabo uu kormeer ku soo maray degaano ka mid ah gobolka Sanaag gaar ahaan Ceel Afweyn iyo Gar'adag iyo goobo |
| Last Updated on Sunday, 13 June 2010 06:31 |

