President of Somaliland

Dastuurka xisbiga

Somaliland V/president

2nd UDUB Convention

 

Latest News

Madaxweynaha Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Wasiirka Isgaadhsiinta Oo Hooyadii Ku Geeriyootay Hargeysa
Wednesday, 09 June 2010 07:09

Hargeysa (Up) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa Wasiirka Isgaadhsiinta, Mudane, Cali Sandulle, isagoo ka tacsiyadaynaya geeridii ku timid Alla ha u naxariistee Hooyadii

 

 

oo ku geeriyootay Magaaladda Hargeysa. Madaxweynuhu waxa uu ilaahay uga baryayaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo Marxuumadda, Qoyskii, Qaraabadii iyo eheladii ay ka baxdayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Allaa Mahad Leh, 

Siciid Cadaani Mooge

 

Afhayeenka Madaxtooyada JSL

Last Updated on Wednesday, 09 June 2010 07:21
 
Designed by: Somaliland ICT Solutions Ltd :: Send us an Email