President of Somaliland

Somaliland V/president
Latest News
- Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Safaaradda UK ku leedahay Ad
- Somaliland oo Maqaam Sarre ka Gashay Doorashooyinka Afrika Waxbixin- by. Matt Brown,
- Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada Ee Ka Dhacday Somaliland
- War Saxafadeed Ku Saabsan Doorashada Madaxtooyada S.Land Ee 26/06/10 Oo Ay Soosaareen Goobyoogaashu
- Goob Joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Sheegay In Ay Doorashadu U Dhacday
- Shirkad Basaska Magaalada Washington Oo Ku Dhajisay Basaskeedii Sawirka Axmedi Najad Oo Ka Cadheysiisay Iiraaniyiinta Mareykanka Ah
- Dhalinyarada Bariga Hargaysa Oo Tageero Mug Leh La Garab Istaagay Xukumada Iyo Xisbiga UDUB, Daawo
- Warbixin Ku Lid Ah Tii Ay Kamooshinka Qaranku Soo Saareen Oo Saxaafadu Soo Bandhigtay
- S/Land Should Be Strongly Supported By International Concerned Community By Any Means For The Upco..
- Madaxweynaha Oo Tageeryaasha UDUB Kala Qayb Qaatay Isu Soo Bixi Maalinti Todobaad Ee Shalay Beerta Xoriyada Hargeysa
- Halkan ka daawo Soo Dhawayntii Madaxwaynaha JSL ee Borama + Taageerayasha Xisbiga UDUB + Sawiro
- Siciid Sulub Oo Ku Eedeeyay Xisbiga Kulmiye Inay Samaysteen Ciidamo Maleeshiyo Beeleed Ah
- Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Waa Aabaha Demoqraadiyadda Maanta Ka Hirgashay Somaliland
- Madaxwaynaha JSL Oo Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Si Aan Hore-Loo Arag Lugna Ku Dhex Maray Magaalada
- Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Hawd
- Masuulkii U Sareeyey Madaxda KULMIYE Ee G. Awdal Oo U Diga Rogtay Xisbiga UDUB
- Xisbiyada Doorashadii Oo Aan La Gaadhin Guusha Isa Siiyay Ee Aan Xattaa Inshaalaahu Odhan Waxaanu Tu
- Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ee Boorama Daawo…
- Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Koox Argagixiso Ah Oo Sheegatay Inay
- Isu-Soo Bixii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Dhacay Beerta Xorriyadda Ceerigaabo Daawo Sawiradda
| Kulan Balaadhan Oo Ah Baaq Iyo Isabaabul Lagu Taageerayo Xibsiga UDUB Ka Dhacay Gobolka Minnesota |
| Tuesday, 08 June 2010 06:34 |
|
Kulan Balaadhan oo maanta ka dhacay xarunta xisbiga Udub ee North America ee Gobolka Minnesota, kulankaas oo ay ka soo qayb galeen dhamaan xubnaha, taageerayaasha, iyo maamulka xisbiga ee North America kuna falanqeeyeen xaalada guud ee dalkeenii hooyo iyo ololaha doorashada waxa ka soo baxay
baaqan. Anaga oo tix galinayna xeer hoosaadka doorashooyinka qaranka, ixtiraamayna dhamaan shuruucda doorashooyinka qaranaka. U hogaansan guddiga doorashooyinka qaranka sida habsamida ee ay u wadaan hawlaha doorashooyinka. Anagoo qadarinayna dhamaan muwaadaniinta Somaaliland waxaanu si buuxda uga codsanayanaa codkooda inay ku saleeyaan xaqiiqooyinka indhuhu arki karaan, nabadegelyada iyo horumarka. Xisbiga Udub waxa uu utaagan yahay midnimada ummada reer Somaliland kuna caan baxay muddadii uu hogaanka hayay, inuu adkeeyo nabada galyada dalka, gaadho dhamaan xuduudaha dalka oo dhan, kudhaqmo siyaasad ku dhisan dulqaad iyo isku duubnaan, hirgaliyo dimuquraadiyad dhamastiran oo gaadha dhamaan hayadaha heer degmo ilaa heer qaran. Hogaagnaka UDUB waxay ku sifoobay dulqaad iyo dimuquraadnimo. Iyada oo weliba mar walba lagu hayo cagajugleen aanay Somaliland u baahnayn. Kulankaas gabagabadiisii gudoomiyaha xisbiga Udub ee North American Xasan Yonis ayaa magacaabay guddiga ololaha doorashooyinka xisbiga Udub ee North America. Shaqadooduna noqon doonto inay xidhiidhiyaan, taakuleeyaan, guddida ololaha doorashooyinka Xisbiga Udub ee heer qaran. Ugu danbeentii waxa aanu hambalyo iyo bogaadin ku xusan sida xargada iyo xilkasnimada leh ee ay u wadaan hawlaha ololaha doororashada, u diraynaa maamulka xusbiga siiba gudiga ololaha doorashada, taageerayasha xusbiga iyo inta hadh iyo habeen u heelan hirgalinta in la helo Dorasho Xor ah oo xalaal ah.
Guddiga ololaha doorashooyinka Xisbiga Udub ee North America: Minnesota Hassan Yonis Gudoomiyaha UDUB -USA Fuad Abdillahi Xoghayaha UDUB -USA Gaaxnuug Cali Sabir Ibraahim Ayeh Maax Isaac Ali Warsame Mohamed Farid Mohamed Mecaad Shirimiri Abdihakim Haji Saeed Idiris Abdi Biirshe Gudoomiyaha UDUB - Minneasota Mohamed Alabari Ahmed Mohamed Abdo Omar Ahmed Hassan Mohamed Ahmed Bulhan Nasir Nur Ali Mustafe Abokor Mohamed Abdilahi Shine Afhayeenka UDUB -USA Abdiaziz Jama Badawi Shuaib Ibrahim Hassan Yey Abdinasir Aden Haibe Saed Hassan Ohio Khadar Idris GodoomiyehAbdilkadir Omar Madobe G/kuxigeen Mohamed Omer Xubin Washington (Seattle) ISMAIL CIISE MAXAMED (KABADHE) Gudoomiye SAALAH MAXAMUUD ISMAACIIL Gudoomiye Ku Xigeen CABDIRAXMAN BAARUUD JAAMAC ABDIHAKIM ALI HASSANCALI MAXAMED DIIRIYECABDALLE CAKUULEAYAAN XASSAN JIBRIILAADAN MAXAMUUD ISMAACIILCABDI IBRAHIM MAAXJAAMAC ASKARCABDIFATAAX ISMAACIIL MAXAMEDMAXAMED CABDILLAAHI AWJAAMAKEYSE SALEEBAAN JAAMACCABDIQAADIR CIGE DIIRIYE 15) KULMIYE CABDI AXMED California Hassan Moge Samir Ali Geere Aden Iman Washingto DC Metropolitan Ibrahim Mohamed (Ibrahim Baltimore) Mohamed Hussein Essa Ahmed Sheikh Ahmed Abdi Abdillahi Mecaad. Abdirahman H Mohamed GUUL IYO DOORASHO XOR AH EEBE HA INOOGA YEELO
Wabilaahi Tawfiiq Gudoomiyaha UDUB –USA Hassan Younis Abdillahi This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it |
| Last Updated on Tuesday, 08 June 2010 06:54 |

