President of Somaliland

Somaliland V/president
Latest News
- Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Safaaradda UK ku leedahay Ad
- Somaliland oo Maqaam Sarre ka Gashay Doorashooyinka Afrika Waxbixin- by. Matt Brown,
- Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada Ee Ka Dhacday Somaliland
- War Saxafadeed Ku Saabsan Doorashada Madaxtooyada S.Land Ee 26/06/10 Oo Ay Soosaareen Goobyoogaashu
- Goob Joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Sheegay In Ay Doorashadu U Dhacday
- Shirkad Basaska Magaalada Washington Oo Ku Dhajisay Basaskeedii Sawirka Axmedi Najad Oo Ka Cadheysiisay Iiraaniyiinta Mareykanka Ah
- Dhalinyarada Bariga Hargaysa Oo Tageero Mug Leh La Garab Istaagay Xukumada Iyo Xisbiga UDUB, Daawo
- Warbixin Ku Lid Ah Tii Ay Kamooshinka Qaranku Soo Saareen Oo Saxaafadu Soo Bandhigtay
- S/Land Should Be Strongly Supported By International Concerned Community By Any Means For The Upco..
- Madaxweynaha Oo Tageeryaasha UDUB Kala Qayb Qaatay Isu Soo Bixi Maalinti Todobaad Ee Shalay Beerta Xoriyada Hargeysa
- Halkan ka daawo Soo Dhawayntii Madaxwaynaha JSL ee Borama + Taageerayasha Xisbiga UDUB + Sawiro
- Siciid Sulub Oo Ku Eedeeyay Xisbiga Kulmiye Inay Samaysteen Ciidamo Maleeshiyo Beeleed Ah
- Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Waa Aabaha Demoqraadiyadda Maanta Ka Hirgashay Somaliland
- Madaxwaynaha JSL Oo Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Si Aan Hore-Loo Arag Lugna Ku Dhex Maray Magaalada
- Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Hawd
- Masuulkii U Sareeyey Madaxda KULMIYE Ee G. Awdal Oo U Diga Rogtay Xisbiga UDUB
- Xisbiyada Doorashadii Oo Aan La Gaadhin Guusha Isa Siiyay Ee Aan Xattaa Inshaalaahu Odhan Waxaanu Tu
- Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ee Boorama Daawo…
- Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Koox Argagixiso Ah Oo Sheegatay Inay
- Isu-Soo Bixii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Dhacay Beerta Xorriyadda Ceerigaabo Daawo Sawiradda
| Shir Balaadhan Oo Ay Soo Qabanqaabiyeen Guddida UDUB Ee Bariga London, Daawo Sawirada |
| Thursday, 04 March 2010 06:14 |
|
taageerayaasha xisbiga ayaa lagu qabtay xaafadda “Bethnal Green” ee bariga London, Axaddii oo taariikhud ahayd 28ka Feberwari 2010. Shirkaasi oo uu furay guddomiyaha East London Mustafe Ismail, waxa hogaaminayey Faysal Cilmi, G/xigeenka kowaad ahna sii hayaha gudoomiyanimada UDUBUK. G/Xogeenka iyo Xoghayuhu waxay taageerayaasha oo u badnaa mujaahidiintii ka qaybgashay dagaalkii dalka lagu xoreeyey si qotodheer uga warameen doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ee inagu soo fool leh iyo kaalinta ay ka geli karaan, guud ahaan taageerayaasha qurbajoogu, gaar ahaana kuwa ku nool bariga London.
Guddigu waxay shirka uga warameen xaaladda guud ee UDUB gudo iyo dibadba. Waxay ku baraarujiyeen taageerasha xisbiga UDUB muhimadda ay leedahay ilaalinta danta guud ee soomaalilaand, nabadgelyada iyo in ay u diyaar garoobaan doorasha soo socota.Waxa iyaguna su’aalo wax ku oola iyo talooyin soo jeediyey taageerayaasha xisbiga oo ballanqaaday inay si fiican ula shaqeeyaan guddiyada xisbiga haddii ay tahay heer deegaan iyo heer gobolba, waxan loo ballamay kulamo balaadhan oo danbe. |
| Last Updated on Thursday, 04 March 2010 06:38 |


London (UP) Shir balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen guddiga UDUB ee bariga London oo ay ka soo qaybgaleen xunbo ka tirsan guddiga fulinta ee UDUB UK oo ay ka mid yihiin Faysal climi, G/Xigeenka koowaad ahna sii hayaha xilka guddomiyaha, Mohamed Dahir xoghayaha Guud ee UDUB UK ,
