President of Somaliland

Dastuurka xisbiga

Somaliland V/president

2nd UDUB Convention

 

Latest News

Shirka Woqooyiga Yurub Ee Xisbiga UDUB Oo Lagu Qaban Doono Magaalo Madaxda Finland Ee Helsinki.
Thursday, 04 March 2010 05:58
Dhamaanba xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga waxaa lagu wargelinayaa inay  
innagala soo qayb galayaan wufuud  ka socda laamaha xisbiga ee dalalka waqooyiga
 yurub.


Maalinta sabtida ee      06.03.2010ka.
Goobta shirka waa Nokiantie 2-4,3krs,waxaa la qabaynaaa
Saacadddu markay tahay :3da galabnimo ilaa 6da fiidnimo.
  
Wixii faahfaahin dheeraada la soo xidhiidh:
  
Siciid Cumar  tel. 0415435840
Gudoomiyaha Xisbiga UDUB ee Waqooyiag Yurub.
 
Designed by: Somaliland ICT Solutions Ltd :: Send us an Email