President of Somaliland

Dastuurka xisbiga

Somaliland V/president

2nd UDUB Convention

 

Latest News

Madaxweynaha oo Maanta Soo Saaray Xeerka Dhaqan galka, Wax ka bedelka iyo Kaabista Xeerka Shaqaalaha
Tuesday, 02 March 2010 09:49

Hargeysa (UP) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,  Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu maanta soo saaray xeer lagu baahinayo dhaqank galka wax ka bedelka iyo kaabista xeerka shaqaalaha Rayidka ah, Xeer No: 31/2004 Madaxweynuhu markuu Arkay qodobada 90-aad iyo 75-aad ee

 

dastuurka JSL, isla markaana uu helay go’aanka golaha wakiilada, go’aan No: GW/KF-10/474/2010 ee ku taariikhaysan 31/01/2010 iyo go’aanka golaha Guurtida, Go’aan No: GG/JSL/G-2/07/2009 ee ku taariikhaysan 27/07/2009, ayaa waxa uu soo saaray Digreeto No: 0431/03/2010 oo lagu baahinayo dhaqan galka wax ka bedelka iyo kaabista Xeerka shaqaalaha rayidka ah Xeer No: 31/2004.  

 

 

 

 

 

Allaa Mahad leh,

 Siciid Cadaani Mooge

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

Last Updated on Tuesday, 02 March 2010 15:19
 
Designed by: Somaliland ICT Solutions Ltd :: Send us an Email