President of Somaliland

Somaliland V/president
Latest News
- Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Safaaradda UK ku leedahay Ad
- Somaliland oo Maqaam Sarre ka Gashay Doorashooyinka Afrika Waxbixin- by. Matt Brown,
- Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada Ee Ka Dhacday Somaliland
- War Saxafadeed Ku Saabsan Doorashada Madaxtooyada S.Land Ee 26/06/10 Oo Ay Soosaareen Goobyoogaashu
- Goob Joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Sheegay In Ay Doorashadu U Dhacday
- Shirkad Basaska Magaalada Washington Oo Ku Dhajisay Basaskeedii Sawirka Axmedi Najad Oo Ka Cadheysiisay Iiraaniyiinta Mareykanka Ah
- Dhalinyarada Bariga Hargaysa Oo Tageero Mug Leh La Garab Istaagay Xukumada Iyo Xisbiga UDUB, Daawo
- Warbixin Ku Lid Ah Tii Ay Kamooshinka Qaranku Soo Saareen Oo Saxaafadu Soo Bandhigtay
- S/Land Should Be Strongly Supported By International Concerned Community By Any Means For The Upco..
- Madaxweynaha Oo Tageeryaasha UDUB Kala Qayb Qaatay Isu Soo Bixi Maalinti Todobaad Ee Shalay Beerta Xoriyada Hargeysa
- Halkan ka daawo Soo Dhawayntii Madaxwaynaha JSL ee Borama + Taageerayasha Xisbiga UDUB + Sawiro
- Siciid Sulub Oo Ku Eedeeyay Xisbiga Kulmiye Inay Samaysteen Ciidamo Maleeshiyo Beeleed Ah
- Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Waa Aabaha Demoqraadiyadda Maanta Ka Hirgashay Somaliland
- Madaxwaynaha JSL Oo Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Si Aan Hore-Loo Arag Lugna Ku Dhex Maray Magaalada
- Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Hawd
- Masuulkii U Sareeyey Madaxda KULMIYE Ee G. Awdal Oo U Diga Rogtay Xisbiga UDUB
- Xisbiyada Doorashadii Oo Aan La Gaadhin Guusha Isa Siiyay Ee Aan Xattaa Inshaalaahu Odhan Waxaanu Tu
- Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ee Boorama Daawo…
- Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Koox Argagixiso Ah Oo Sheegatay Inay
- Isu-Soo Bixii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Dhacay Beerta Xorriyadda Ceerigaabo Daawo Sawiradda
| Danjiraha Somaliland U Fadhiya Dalka Ireland Oo Booqasho Ugu Tagay Madaxweyne Ku Xigeenka |
| Tuesday, 02 March 2010 05:32 |
|
Bristol (UP) Danjiraha Somaliland u fadhiya Dalka Ireland Mudane Cabdifataax Siciid Axmed oo uu weheliyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaraha ee Somaliland Mudane Cabdi Yuusuf Aadam ayaa Cisbitaalka ku booqday Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Axmed Yusuf Yaasin oo arrimo caafimaad waayahanba ugu jiray cisbitaal ku yaala Magaalada Paris ee dalka Faransiiska. Jariirada Somali Voice oo wax ka waydiisay Safiirka xaalada caafimaad ee uu ku sugan yahay Madaxweyne ku xigeenku ayaa waxa uu sheegay in ay aad iyo aad u wanaagsan tahay xaalada caafimaad ee Madaxweyne ku xigeenku, waxaana uu Danjire Cabdifataax bulshada reer Somaliland ugu bushaareeyay inuu aad ugu rajo weyn yahay in si dhakhso ah uu cisbitaalka uga soo bixi doono Madaxweyne ku xigeenku, marka uu dhamaysto nasasho kooban oo uu qaadan daano maalmo kooban.
|
| Last Updated on Tuesday, 02 March 2010 09:53 |

