President of Somaliland

Somaliland V/president
Latest News
- Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Safaaradda UK ku leedahay Ad
- Somaliland oo Maqaam Sarre ka Gashay Doorashooyinka Afrika Waxbixin- by. Matt Brown,
- Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada Ee Ka Dhacday Somaliland
- War Saxafadeed Ku Saabsan Doorashada Madaxtooyada S.Land Ee 26/06/10 Oo Ay Soosaareen Goobyoogaashu
- Goob Joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Sheegay In Ay Doorashadu U Dhacday
- Shirkad Basaska Magaalada Washington Oo Ku Dhajisay Basaskeedii Sawirka Axmedi Najad Oo Ka Cadheysiisay Iiraaniyiinta Mareykanka Ah
- Dhalinyarada Bariga Hargaysa Oo Tageero Mug Leh La Garab Istaagay Xukumada Iyo Xisbiga UDUB, Daawo
- Warbixin Ku Lid Ah Tii Ay Kamooshinka Qaranku Soo Saareen Oo Saxaafadu Soo Bandhigtay
- S/Land Should Be Strongly Supported By International Concerned Community By Any Means For The Upco..
- Madaxweynaha Oo Tageeryaasha UDUB Kala Qayb Qaatay Isu Soo Bixi Maalinti Todobaad Ee Shalay Beerta Xoriyada Hargeysa
- Halkan ka daawo Soo Dhawayntii Madaxwaynaha JSL ee Borama + Taageerayasha Xisbiga UDUB + Sawiro
- Siciid Sulub Oo Ku Eedeeyay Xisbiga Kulmiye Inay Samaysteen Ciidamo Maleeshiyo Beeleed Ah
- Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Waa Aabaha Demoqraadiyadda Maanta Ka Hirgashay Somaliland
- Madaxwaynaha JSL Oo Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Si Aan Hore-Loo Arag Lugna Ku Dhex Maray Magaalada
- Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Hawd
- Masuulkii U Sareeyey Madaxda KULMIYE Ee G. Awdal Oo U Diga Rogtay Xisbiga UDUB
- Xisbiyada Doorashadii Oo Aan La Gaadhin Guusha Isa Siiyay Ee Aan Xattaa Inshaalaahu Odhan Waxaanu Tu
- Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ee Boorama Daawo…
- Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Koox Argagixiso Ah Oo Sheegatay Inay
- Isu-Soo Bixii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Dhacay Beerta Xorriyadda Ceerigaabo Daawo Sawiradda
| Ogeysiis Guddida UDUB ee Qatar ku warggelinayso Saraakiisha Sare ee Xisbiga UDUB in Gudoomiye Sanwaa |
| Sunday, 28 February 2010 16:26 |
|
Gudoomiyaha oo ay sii sagootiyeen dadkii ugu faraha badnaa Qatar ee sii sagootiya qof muwaadina oo reer Somaliland ah ayaa ka ambabaxay madaarka Caalamiga ah ee Doha caasimada Dalka Qatar. Mudanayaasha waxaan ku wargalinayaa inuu Gudoomiye Sanwaa kusoo beeganyahay Madaarka Weyn ee Berbera caasimada Gobolka Saaxil Maalinta Isniinta ee ay taariikhdu tahay March 1st, 2010 Abaaro 11-ka subaxnimo.
Hadaba waxaanu si xushamad iyo xaqdhawr leh ku wargalinaynaa dhamaan masuuliyiinta Heer Qaran, Heer Gobol iyo Heer Degmo ee Xisbiga UDUB iyo Taageerayaashiisaba inay u diyaar garoobaan soo dhawaynta Gudoomiyaha oo qiimo wayn ugu fadhiya Xisbiga Umada reer Somaliland kaasoo ah UDUB. Anigoo ixtiraamaya balanka Gudoomiyaha, wax tafaasiil ah kama bixin karo ujeedada socdaalkan Gudoomiye Sanwaa waana sidii uu kula balamay Gudida inaan laga hor dhicin ujeedada ka dambaysa Safarkiisa.
![]()
|
| Last Updated on Sunday, 28 February 2010 17:12 |


Anigoo ah Xoghayaha Guud ee Gudida Siyaasada UDUB-Qatar Maxamed Dalmar kuna hadlaya magaca Gudida Miisaaman ee Xisbiga UDUB u fadhida dalkan Qatar waxaan ku war-


