President of Somaliland

Somaliland V/president
Latest News
- Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Safaaradda UK ku leedahay Ad
- Somaliland oo Maqaam Sarre ka Gashay Doorashooyinka Afrika Waxbixin- by. Matt Brown,
- Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada Ee Ka Dhacday Somaliland
- War Saxafadeed Ku Saabsan Doorashada Madaxtooyada S.Land Ee 26/06/10 Oo Ay Soosaareen Goobyoogaashu
- Goob Joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Sheegay In Ay Doorashadu U Dhacday
- Shirkad Basaska Magaalada Washington Oo Ku Dhajisay Basaskeedii Sawirka Axmedi Najad Oo Ka Cadheysiisay Iiraaniyiinta Mareykanka Ah
- Dhalinyarada Bariga Hargaysa Oo Tageero Mug Leh La Garab Istaagay Xukumada Iyo Xisbiga UDUB, Daawo
- Warbixin Ku Lid Ah Tii Ay Kamooshinka Qaranku Soo Saareen Oo Saxaafadu Soo Bandhigtay
- S/Land Should Be Strongly Supported By International Concerned Community By Any Means For The Upco..
- Madaxweynaha Oo Tageeryaasha UDUB Kala Qayb Qaatay Isu Soo Bixi Maalinti Todobaad Ee Shalay Beerta Xoriyada Hargeysa
- Halkan ka daawo Soo Dhawayntii Madaxwaynaha JSL ee Borama + Taageerayasha Xisbiga UDUB + Sawiro
- Siciid Sulub Oo Ku Eedeeyay Xisbiga Kulmiye Inay Samaysteen Ciidamo Maleeshiyo Beeleed Ah
- Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Waa Aabaha Demoqraadiyadda Maanta Ka Hirgashay Somaliland
- Madaxwaynaha JSL Oo Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Si Aan Hore-Loo Arag Lugna Ku Dhex Maray Magaalada
- Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Hawd
- Masuulkii U Sareeyey Madaxda KULMIYE Ee G. Awdal Oo U Diga Rogtay Xisbiga UDUB
- Xisbiyada Doorashadii Oo Aan La Gaadhin Guusha Isa Siiyay Ee Aan Xattaa Inshaalaahu Odhan Waxaanu Tu
- Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ee Boorama Daawo…
- Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Koox Argagixiso Ah Oo Sheegatay Inay
- Isu-Soo Bixii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Dhacay Beerta Xorriyadda Ceerigaabo Daawo Sawiradda
| Ma Maanta Ayay Mucaaridkii Olole Ka Dhigteen Madaxweyne Ku Xigeenkii Ayaa Geeriyooday |
| Sunday, 28 February 2010 06:14 |
|
Mucaaridku miyaanay ogayn in shaqsi waliba uu dhimanayo maalintiisa,oo aanay jirin cid dhaafaysa maalinteeda, Md. Axmed Yusuf Yaasina maanta wuu nool yahay ,laakiin maalintiisa ma dhaafayo.Miyaanay ogayn mucaaridka Somaliland in geeridu ay tahay wax sir ah oo ,shaqsina aanu ogeyn maalinta uu dhimanayo iyo weliba sida loo kala horeynayo midna .Miyey ilaaween in CAAFIMAADKA iyo XANUUNKABA uu ILLAAHAY keeno,qaadina karo ,maxaa keenay in mucaaridka Somaliland sidaa ugu farxaan xanuunka Axmed Yusuf Yasin.?Miyaanay ogayn mucaaridku in Axmed Yusuf Yasiin uu qabto laba shaqo oo keliya ,kuwaas oo kala ah shaqada dalka uu ka madaxda yahay iyo shaqada ah “CIBAADAD AAKHRIYO)Mucaaridku miyaanay ogayn in Axmed Yusuf Yaasiin uu yahay shaqsi EHLU DIIN ah,oo rumaysan geerida iyo noloshaba ,maalintiisana sugaya.Mucaaridku miyaanay ogeyn in uu yahay Axmed Yusuf Yaasiin ,shaqi aad u afgaaban,dhowrsan,ixtiraam badan ,cid kastana nabad geliya.Miyaanay mucaaridku ogeyn in Md.Axmed Yusuf Yasiin uu yahay,shaqsi QUUDIYA dadka masaakiinta ah,marar badana saxaafada lagu arkay isagoo quudinaya dad masaakiin ah.Mucaaridku miyaanay ogeyn in guriga Md,Axmed Yusuf Yasiin uu ku dhex yaalo MASJID balaadhan oo laga eedaamo shanta SALAADOOD.Miyaanay ogeyn mucaaridku in Axmed Yusuf uu guryaha ku soo booqday markay ,mucaaridku xanuunsadaan,oo weliba uu u soo duceeyo.Miyaanay ogeyn mucaaridku in uu Axmed Yusuf Yasiin uu xaq u leeyhay in uu isku soo daweeyo meel kasta oo uu is leeyahay dabiib baad ka helaysaa,weliba ay waajib qaran tahay in Md.Axmed la qaado oo la soo daweeyo haddii uu xanuunsado .Miyey mucaarid ilaaween in Md. Axmed Y,Yasiin uu Diyaarad rakaab ah sii raacay ilaa Paris,balse ay jiraan ,rag iyagaan xanuun sanayn DIYAARADO KIRAYSTAY.Waxaa wax lala yaabo ah, qaar ka mid Raadiyayaasha -Wargeysayada-iyo Webka ay jeclaadaan in uu Md Axmed Yusuf Yasiin geeriyoodo,kana dhigaan war ay ku waxyeelaynayaan Xukuumada iyo shacabka Somaliland.Miyaa mucaaridku ilaaween in Md.Axmed Yusuf Yasiin uu yahay Madaxweyne ku xigeenkii dalka Somaliland oo uu madax u yahay mucaarid iyo muxaafidba,maxaa keenay in maanta lagu ololeeyo wuu geeriyooday. Waxaa la kulmay Axmed Yusuf Yasiin ,dhowr jeer, waxaanan MAARKHAATI ka ahay markasta oo aan la kulmana laba shaqo ayuun baan ku arkay shaqo QARAN iyo shaqo CIBAADO AH. Md axmed yusuf yasiin waxaa ILLAHAY uga baryayaa in CAAFIMAD BUUXA –isaga iyo wixii MUSLIM AH-BA”,kuwa ku ololeyna geerida Axmed-na waxaa leeyahay,shaqsina dhaafi maayo maalintiisa. AAAAAAAAAMIIN AAAAAAAAAAMIIN AAAAAAAAMIIN Abdi M.Saleiman(Mingiste) This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it |


Marar badan ayaan idiin sheegay in mucaaridka Somaliland ,aanay ahayn qaar u damqanaya dalka iyo dadka ay doonayaan in ay madax u noqdaan,marar badan ayaan sheegay in ololaha doorashooyinka ee mucaaridku uu dhaafay xadkii loogu tala galay,maantana waxay olole ka dhigteen Axmed Yusuf Yasiin ayaa geeriyooday.