President of Somaliland

Somaliland V/president
Latest News
- Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Safaaradda UK ku leedahay Ad
- Somaliland oo Maqaam Sarre ka Gashay Doorashooyinka Afrika Waxbixin- by. Matt Brown,
- Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada Ee Ka Dhacday Somaliland
- War Saxafadeed Ku Saabsan Doorashada Madaxtooyada S.Land Ee 26/06/10 Oo Ay Soosaareen Goobyoogaashu
- Goob Joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Sheegay In Ay Doorashadu U Dhacday
- Shirkad Basaska Magaalada Washington Oo Ku Dhajisay Basaskeedii Sawirka Axmedi Najad Oo Ka Cadheysiisay Iiraaniyiinta Mareykanka Ah
- Dhalinyarada Bariga Hargaysa Oo Tageero Mug Leh La Garab Istaagay Xukumada Iyo Xisbiga UDUB, Daawo
- Warbixin Ku Lid Ah Tii Ay Kamooshinka Qaranku Soo Saareen Oo Saxaafadu Soo Bandhigtay
- S/Land Should Be Strongly Supported By International Concerned Community By Any Means For The Upco..
- Madaxweynaha Oo Tageeryaasha UDUB Kala Qayb Qaatay Isu Soo Bixi Maalinti Todobaad Ee Shalay Beerta Xoriyada Hargeysa
- Halkan ka daawo Soo Dhawayntii Madaxwaynaha JSL ee Borama + Taageerayasha Xisbiga UDUB + Sawiro
- Siciid Sulub Oo Ku Eedeeyay Xisbiga Kulmiye Inay Samaysteen Ciidamo Maleeshiyo Beeleed Ah
- Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Waa Aabaha Demoqraadiyadda Maanta Ka Hirgashay Somaliland
- Madaxwaynaha JSL Oo Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Si Aan Hore-Loo Arag Lugna Ku Dhex Maray Magaalada
- Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Hawd
- Masuulkii U Sareeyey Madaxda KULMIYE Ee G. Awdal Oo U Diga Rogtay Xisbiga UDUB
- Xisbiyada Doorashadii Oo Aan La Gaadhin Guusha Isa Siiyay Ee Aan Xattaa Inshaalaahu Odhan Waxaanu Tu
- Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ee Boorama Daawo…
- Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Koox Argagixiso Ah Oo Sheegatay Inay
- Isu-Soo Bixii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Dhacay Beerta Xorriyadda Ceerigaabo Daawo Sawiradda
| Arxan Darada Mucaaridku Waxay Maraysaa Inay Yidhaahdaan M/Xigeenkii Wuu Dhintay, Ilaahay Tiina Kama By; Sanwa |
| Thursday, 25 February 2010 18:58 |
|
Waxaan ugu horayn salaamayaa umada walaalaha ah, ee wanaaga jecel ee reer Somaliland. Waxakaloon salaamayaa shabakadaa ka xishooda wararka abuura Naxdinta shacabka kuwaasoo ah kuwo laysla yaqaan oo umadu iminka ay go'aansatay inaanay rumaysan
haday XAQA KU ADIMAAN! Waa kuwee waa kuwasoo qoray M/WEYNE KU XIGEENKEENII MUDANE AXMED YUUSUF YAASIIN AYAA GEERIYOODAY! Ilaahaybaan idinku dhaariyee muslinimo miyay tahay, mucaarid nimo miyay tahay,dadnimo miyay tahay oo wax loo dulqaato miyay tahay in Qof muslin ah oo walaalkaaya oo M/Weyne-Ku-Xigeenkii Dalka ah inaad aayar soo qorto wuu geeriyooday? Waa maxay faa'iidada ku jirtaa Been Abuurka Geeridan?
Waxa mashaakilka noocani uu ka iminkara Nin Xilka M/Weynenimo xoog u jecel. Waa nin jecel in maalinuun reer hebel iyo reer hebel isku dhacaan taasay ugu badisaa oo laba qayl o dhexdood ayuu quruskiisu ku jiraa.Waa nin masuul ah oo hanankari waayay, oo tahli kari waayay inuu umada walaaleeyo si uu cod u helo. Awooddardiisii ayaa ku abuurtay hami kaaso ah inuu wuxuu doonaba sameeyo halagu kala yaaco Somaliland laakiin waxaan u sheegayaa NINKII HADIMO TALIYOOW ADIGAA U HALISA! Kursi hinaasbaa la galay Dambi aad u culus oo waynagan aragna waxa calooshiisa kazoo baxay ee uu kusoo daabacay Websiteyada la yaqaan ee qarandumiska ah ee la faro wasiir hebel waa reer hebel ee caaya ama Jaraa'idka la caano maala ha noqdee isagoo yidhi magacayga ha xusina. Shacbigoow waa ka Bas oo waa Basbeel mucaaridkii talona waa ka gudcur oo waxay marayaan waa inay madaxdii dalka oo ah kuwii ugu sareeyay inay yidhaahdaan: DHIMOO DHULKU KULA GO.
|
| Last Updated on Saturday, 27 February 2010 16:00 |

