President of Somaliland

Somaliland V/president
Latest News
- Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Safaaradda UK ku leedahay Ad
- Somaliland oo Maqaam Sarre ka Gashay Doorashooyinka Afrika Waxbixin- by. Matt Brown,
- Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada Ee Ka Dhacday Somaliland
- War Saxafadeed Ku Saabsan Doorashada Madaxtooyada S.Land Ee 26/06/10 Oo Ay Soosaareen Goobyoogaashu
- Goob Joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Sheegay In Ay Doorashadu U Dhacday
- Shirkad Basaska Magaalada Washington Oo Ku Dhajisay Basaskeedii Sawirka Axmedi Najad Oo Ka Cadheysiisay Iiraaniyiinta Mareykanka Ah
- Dhalinyarada Bariga Hargaysa Oo Tageero Mug Leh La Garab Istaagay Xukumada Iyo Xisbiga UDUB, Daawo
- Warbixin Ku Lid Ah Tii Ay Kamooshinka Qaranku Soo Saareen Oo Saxaafadu Soo Bandhigtay
- S/Land Should Be Strongly Supported By International Concerned Community By Any Means For The Upco..
- Madaxweynaha Oo Tageeryaasha UDUB Kala Qayb Qaatay Isu Soo Bixi Maalinti Todobaad Ee Shalay Beerta Xoriyada Hargeysa
- Halkan ka daawo Soo Dhawayntii Madaxwaynaha JSL ee Borama + Taageerayasha Xisbiga UDUB + Sawiro
- Siciid Sulub Oo Ku Eedeeyay Xisbiga Kulmiye Inay Samaysteen Ciidamo Maleeshiyo Beeleed Ah
- Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Waa Aabaha Demoqraadiyadda Maanta Ka Hirgashay Somaliland
- Madaxwaynaha JSL Oo Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Si Aan Hore-Loo Arag Lugna Ku Dhex Maray Magaalada
- Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Hawd
- Masuulkii U Sareeyey Madaxda KULMIYE Ee G. Awdal Oo U Diga Rogtay Xisbiga UDUB
- Xisbiyada Doorashadii Oo Aan La Gaadhin Guusha Isa Siiyay Ee Aan Xattaa Inshaalaahu Odhan Waxaanu Tu
- Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ee Boorama Daawo…
- Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Koox Argagixiso Ah Oo Sheegatay Inay
- Isu-Soo Bixii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Dhacay Beerta Xorriyadda Ceerigaabo Daawo Sawiradda
| Dadweynoow Udub-Baa La Hubaa Inuu Yahay Mid Ictiraaf Doonaya Oo Isbedel Doonaya |
| Wednesday, 24 February 2010 08:27 |
|
Nuxurka aan u dagee, IS-BEDELDOON waynu garanaynaa inay tahay Marxalad Qadhaash oo lagu jiro taasoo habdawladeed lagu doonayo in looga guuro Marxalad Lagu Reeyo waanay noqon kartaa in xitaa Halgankii SNM uu ahaa IS-BEDELDOON aynu kaga tirtiraynay dalka maamulkii dhiigya-cabka ahaa ee Siyaad Bare sidaasi la'ajligeed wuu noqon karaa isbedelku mid horumarineed iyo mid halganba. Hadaan intaas ka gudbo,Maanta Jamuhuriyada Somaliland waa dal bilaa Aqoonsi ah oo waliba ay dalal badan oo laga tixgaliyo caalamku kasoo horjeedaan in la aqoonsado dalkan Somaliland, Arintan oo ah mid culays inagu haysa xag Dhaqaale iyo xag Siyaasadeed iyo Xag Horumar-ba waxaynu u baahanay inaynu ka gudubno inagoo isku duuban. Markaynu doonayno inaynu Somaliland ka dhigno Wadan beesha caalamku ay aqoonsantahay waxaynu ka guuraynaa marxaladii bilaa aqoonsiga waxaana ku mano sheegankara isbedelka noocana kolba xisbigii talada haya. Waxaanu leenay mucaaridka iyo cidii leh is-bedeldoon ayaanu nahay, xisbiga udub wuxuu doonayaa waa ISBEDEL kaasoo ah inaanu Somaliland oo manta aan loo haysan Dal la qoonsanyahay inaanu ka dhigno mid la aqoonsanyahay kaasuunbaa wixii kalee ka sokeeyaa ama shaqsiyaad is urursaday ha noqdeen ama xisbi haka qo'aane eel eh waxaanu nahay IS-BEDEL DOON waxaanu leenay adeer waa ka halaysantihiin marinkii toosnaa waliba waxaanu idiin aragnaa inaydin tihiin IS-QABSI DOON. |
| Last Updated on Wednesday, 24 February 2010 08:39 |


Salaan aad u sharaaf badan ayaan salaamayaa dhamaan shacbiga Somaliland oon markastaba jeclay inay mudantahay inaan idin salaamo marka u horaysa intaas ka dib, Baryahan waxa inagu soo kordhay kalmad siyaasadaysan taasoo ah: