President of Somaliland

Somaliland V/president
Latest News
- Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Safaaradda UK ku leedahay Ad
- Somaliland oo Maqaam Sarre ka Gashay Doorashooyinka Afrika Waxbixin- by. Matt Brown,
- Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada Ee Ka Dhacday Somaliland
- War Saxafadeed Ku Saabsan Doorashada Madaxtooyada S.Land Ee 26/06/10 Oo Ay Soosaareen Goobyoogaashu
- Goob Joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Sheegay In Ay Doorashadu U Dhacday
- Shirkad Basaska Magaalada Washington Oo Ku Dhajisay Basaskeedii Sawirka Axmedi Najad Oo Ka Cadheysiisay Iiraaniyiinta Mareykanka Ah
- Dhalinyarada Bariga Hargaysa Oo Tageero Mug Leh La Garab Istaagay Xukumada Iyo Xisbiga UDUB, Daawo
- Warbixin Ku Lid Ah Tii Ay Kamooshinka Qaranku Soo Saareen Oo Saxaafadu Soo Bandhigtay
- S/Land Should Be Strongly Supported By International Concerned Community By Any Means For The Upco..
- Madaxweynaha Oo Tageeryaasha UDUB Kala Qayb Qaatay Isu Soo Bixi Maalinti Todobaad Ee Shalay Beerta Xoriyada Hargeysa
- Halkan ka daawo Soo Dhawayntii Madaxwaynaha JSL ee Borama + Taageerayasha Xisbiga UDUB + Sawiro
- Siciid Sulub Oo Ku Eedeeyay Xisbiga Kulmiye Inay Samaysteen Ciidamo Maleeshiyo Beeleed Ah
- Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Waa Aabaha Demoqraadiyadda Maanta Ka Hirgashay Somaliland
- Madaxwaynaha JSL Oo Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Si Aan Hore-Loo Arag Lugna Ku Dhex Maray Magaalada
- Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Hawd
- Masuulkii U Sareeyey Madaxda KULMIYE Ee G. Awdal Oo U Diga Rogtay Xisbiga UDUB
- Xisbiyada Doorashadii Oo Aan La Gaadhin Guusha Isa Siiyay Ee Aan Xattaa Inshaalaahu Odhan Waxaanu Tu
- Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ee Boorama Daawo…
- Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Koox Argagixiso Ah Oo Sheegatay Inay
- Isu-Soo Bixii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Dhacay Beerta Xorriyadda Ceerigaabo Daawo Sawiradda
| Wasiirka Gaashaandhiga oo Ka Hadlay Ciidamada Somaliland Oo Baacsaday Maleeshiyo Ka Tirsan Puntland. |
| Tuesday, 23 February 2010 06:23 |
|
Hargeysa (UP) Ciidamada qaranka ee ku sugan jiida hore ee Gobolka Sool ayaa maanta fashiliyay weerar gaadmo ah oo ay ku soo qaadeen maleeshiyo beeleedka Puntland waxaana Ciidamada Somaliland ay baacsadeen maleeshayadaasi.
Wasiirka Gaashaan dhiga Somaliland Md, Saleebaan Warsame Guulleed, ayaa ka waramay hawl galkaasi iyo sida maleeshiyadii Puntland loo jabiyay waxaanu yidhi “Waxa jirtay saaka goor subaxnimadii hore ah in Maleeshiyo beeleed ka tirsan Maamulka Puntland ay ku soo qaadeen ciidanka qaranka Somaliland ee ku sugan jiida hore ee gobolka Sool,ciidankiina markiiba ay jabiyeen oo ay eryadeen kaantaroolo ay dhigteen oo ay dadka lacagta ka urursan jireenna ay baabiiyeen, Ciidamadu waxay maleeshiyadaasi xataa dhaafiyeen meelihii ay hore u daganaayeen. Waxa imika hortayda taalla dukumanti ay dadka lacag kaga qaadi jireen oo ciidamadu ay soo furteen.
“Wax khasaare ahina muu dhicin waxaan Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaa ciidamada qaranka ee geesiyaasha oo u heeganka ah cadowga Somaliland,”ayuu yidhi Wasiirka Gaashaan dhigu. Dhinaca kale, weftigii Xukuumada ee uu Hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha Md. Cabdilaahi Ismaaciil Cali (Cirro) ayaa maanta socdaal ku tagay degmooyinka Qoryaale iyo Gobolka Saraar, waxaanay halkaasi xadhiga kaga jareen saldhig cusub oo laga hirgeliyay degmada Qoryaale. Dhinaca kale, Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Md, Axmed Xasan Cali (Casoowe) ayaa maanta dhagax dhigay xabsiga laga dhisayo degmada Caynabo ee xuranta gobolka Saraar. |
| Last Updated on Tuesday, 23 February 2010 06:35 |

