President of Somaliland

Dastuurka xisbiga

Somaliland V/president

2nd UDUB Convention

 

Latest News

Baaq Beesha Reer Yoonis Ee Habar Jeclo
Monday, 22 February 2010 07:47

Marka hore waxaanu salaan qiima leh hawada u marinaynaa dhamaan umada muslimiinyta ah iyo umada Somaliland Meelkasta oo ay Joogto in Taa kabacdi hadaanu nahay  Beesha Reer Yoonis  ee Habar Jeclo, waxaanu Cadaynaynaa shir aanu dhowaan yeelanay in ay

Beeshu Taageersan tahay Xisbiga Muxaafid ka ah ee UDUB inta yar ee  aan ahayn UDUB na ay Tahay Xisbiga Sinaanta, Daryeelka iyo Cadaalada ee UCID, Waxaanu Halkan ka cadaynayaa in aanay Beeshu shaqo ku lahayn Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye

 

 1. Maxamuud Xaaji jamac qodax

2. Yassin Xasan cabdillahi

3. Eng Maxamuud xasan Cabdillahi

4. Maxamuud Maxamed Cartan

5. Cabdi dahir Qodax

6. Ismail xaaji Jamac Qodax

7. Maxamed Daahir Qodax

8. Ismail Dahir Qodax

9. Siciid Dhooble Guuleed

10. Saleebaan Siciid Xassan

11. Cismaan Axmed Cali dheere

12. Sahal Axmed cali dheere

13. Faisal Cabdillahi Dahir

14. Jamac Cabdillahi Dahir

15. Salaad gadh-yare

16. Sabriye Saleebaan Diiriye Jibriil

17. Rashiid Sheekh Cali

18. Ismaciil Axmed cabaas

19. Nuux Ismaciil Abyan

20. Maxamed Abokor

22. Sheekh cabdixanaan I Warsame

23. Bashir Tarabi Ogle

24. Xasan Adan Tarabi Oogle

25. Yassin Farax jees

26. Cabdiraxman xaaji jamac qodax

 

 

Wa Billahi Towfiq

Afhayeenka Qorbajooga Beesha Reer Yoonis

Somaliland Community Director

Ahmed Yusuf Canjeex

 

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

Mohammed Ahmed   This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Last Updated on Monday, 22 February 2010 08:01
 
Designed by: Somaliland ICT Solutions Ltd :: Send us an Email