President of Somaliland

Somaliland V/president
Latest News
- Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Safaaradda UK ku leedahay Ad
- Somaliland oo Maqaam Sarre ka Gashay Doorashooyinka Afrika Waxbixin- by. Matt Brown,
- Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada Ee Ka Dhacday Somaliland
- War Saxafadeed Ku Saabsan Doorashada Madaxtooyada S.Land Ee 26/06/10 Oo Ay Soosaareen Goobyoogaashu
- Goob Joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Sheegay In Ay Doorashadu U Dhacday
- Shirkad Basaska Magaalada Washington Oo Ku Dhajisay Basaskeedii Sawirka Axmedi Najad Oo Ka Cadheysiisay Iiraaniyiinta Mareykanka Ah
- Dhalinyarada Bariga Hargaysa Oo Tageero Mug Leh La Garab Istaagay Xukumada Iyo Xisbiga UDUB, Daawo
- Warbixin Ku Lid Ah Tii Ay Kamooshinka Qaranku Soo Saareen Oo Saxaafadu Soo Bandhigtay
- S/Land Should Be Strongly Supported By International Concerned Community By Any Means For The Upco..
- Madaxweynaha Oo Tageeryaasha UDUB Kala Qayb Qaatay Isu Soo Bixi Maalinti Todobaad Ee Shalay Beerta Xoriyada Hargeysa
- Halkan ka daawo Soo Dhawayntii Madaxwaynaha JSL ee Borama + Taageerayasha Xisbiga UDUB + Sawiro
- Siciid Sulub Oo Ku Eedeeyay Xisbiga Kulmiye Inay Samaysteen Ciidamo Maleeshiyo Beeleed Ah
- Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Waa Aabaha Demoqraadiyadda Maanta Ka Hirgashay Somaliland
- Madaxwaynaha JSL Oo Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Si Aan Hore-Loo Arag Lugna Ku Dhex Maray Magaalada
- Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Hawd
- Masuulkii U Sareeyey Madaxda KULMIYE Ee G. Awdal Oo U Diga Rogtay Xisbiga UDUB
- Xisbiyada Doorashadii Oo Aan La Gaadhin Guusha Isa Siiyay Ee Aan Xattaa Inshaalaahu Odhan Waxaanu Tu
- Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ee Boorama Daawo…
- Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Koox Argagixiso Ah Oo Sheegatay Inay
- Isu-Soo Bixii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Dhacay Beerta Xorriyadda Ceerigaabo Daawo Sawiradda
| Xisbigii KULMIYE Oo Ku Hawlan Soo Dhawaynta Gudoomiyaha UCID, Waa Maxay Sababtu? By Sanwaa |
| Sunday, 21 February 2010 09:31 |
|
Sababtu waa maxay? Waxa xadhkaha goostay oo isu badalay Bad Weynta marakiibta Culus dajisa Xisbiga UDUB kaasoo 4-tiisa albaaba u furan yihiin cidkasta oo ku abtirsata Somaliland-nimo. Xisbigan ayay mucaaridku u arkeen mid la nacay taasoo beenawday markii ay masuuliyiinta sare ee xisbiga UDUB: Mudane Jaamac Yaasiin Faarax (LIBAAX SOO DHACAY) iyo Cismaan Claahi Cigaal (Cismaan Hindi) ay soo mareen dhamaan gobolada iyo degmooyinka Somaliland iyadoo soo dhawayntoodii ay noqotay mid kalsooni iyo kalgacal ay ku muujiyeen Gabi ahaanba Shacabka Somaliland waxaan ka marag ah inay CAANO RAMAD GEEL LAGA LISAY loola taagnaa Gobokasta iyo Degmo kasta halkaasna waxaanu uga eegnay Hab-Maamuuska loo boqro Salaadiinta Somaliland.
Marxuum Craxmaan Tuur dalka wuu xoreeyay laakiin kumuu guulaysan inuu Dawlad dhiso, Cigaal ayaa sutida u Qabtay Calan Cas iyo wixii soo raacayayba Dawladana Dhisay, Distoorkana Dhigay wixii uu kariwaayayna waxa ka masuul ah Rag maanta nool oo lugta haya Qarannimada Somaliland markasta iyo goorkastaba.
GUDOOMIYAHA GUDIDA
|
| Last Updated on Sunday, 21 February 2010 09:42 |


Dhulka waynu wada leenay , Waligeedba nin abaal guda iyo nimaan gudinba way kusoo noolayeen dunida, waxa maanta Kulmiye ku jiraa abaabulkii ugu miisaanka waynaa ee uu ugu talo galay soo dhawaynta Gudoomiye Faysal Cali Waraabe taasi oo ah shuruud iyo axdi ay wada galeen labada xisbi mucaarid kuna salaysan Elementary maths 1+1=2 Adna markaaga Anna markayga.