President of Somaliland

Somaliland V/president
Latest News
- Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Safaaradda UK ku leedahay Ad
- Somaliland oo Maqaam Sarre ka Gashay Doorashooyinka Afrika Waxbixin- by. Matt Brown,
- Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada Ee Ka Dhacday Somaliland
- War Saxafadeed Ku Saabsan Doorashada Madaxtooyada S.Land Ee 26/06/10 Oo Ay Soosaareen Goobyoogaashu
- Goob Joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Sheegay In Ay Doorashadu U Dhacday
- Shirkad Basaska Magaalada Washington Oo Ku Dhajisay Basaskeedii Sawirka Axmedi Najad Oo Ka Cadheysiisay Iiraaniyiinta Mareykanka Ah
- Dhalinyarada Bariga Hargaysa Oo Tageero Mug Leh La Garab Istaagay Xukumada Iyo Xisbiga UDUB, Daawo
- Warbixin Ku Lid Ah Tii Ay Kamooshinka Qaranku Soo Saareen Oo Saxaafadu Soo Bandhigtay
- S/Land Should Be Strongly Supported By International Concerned Community By Any Means For The Upco..
- Madaxweynaha Oo Tageeryaasha UDUB Kala Qayb Qaatay Isu Soo Bixi Maalinti Todobaad Ee Shalay Beerta Xoriyada Hargeysa
- Halkan ka daawo Soo Dhawayntii Madaxwaynaha JSL ee Borama + Taageerayasha Xisbiga UDUB + Sawiro
- Siciid Sulub Oo Ku Eedeeyay Xisbiga Kulmiye Inay Samaysteen Ciidamo Maleeshiyo Beeleed Ah
- Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Waa Aabaha Demoqraadiyadda Maanta Ka Hirgashay Somaliland
- Madaxwaynaha JSL Oo Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Si Aan Hore-Loo Arag Lugna Ku Dhex Maray Magaalada
- Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Hawd
- Masuulkii U Sareeyey Madaxda KULMIYE Ee G. Awdal Oo U Diga Rogtay Xisbiga UDUB
- Xisbiyada Doorashadii Oo Aan La Gaadhin Guusha Isa Siiyay Ee Aan Xattaa Inshaalaahu Odhan Waxaanu Tu
- Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ee Boorama Daawo…
- Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Koox Argagixiso Ah Oo Sheegatay Inay
- Isu-Soo Bixii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Dhacay Beerta Xorriyadda Ceerigaabo Daawo Sawiradda
| Madaxweynaha Oo Qaabilay Wefdi Balaadhan Oo Ka Socda Hay’adaha Ka Hawl Gala Somaliland |
| Wednesday, 17 February 2010 08:54 |
|
oo ka socda Hay’addaha Caalamiga ah ee ka hawl galMashaariicda Horumarinta Somaliland. Waftigaasi oo uu hogaaminaayo wakiilka laanta Qaramadda Midoobay u qaabilsan Mashaaricda Horumarinta ee Marka la soo gaabiyo loo yaqaano “UNDP” Mr. Mark Bowden, isla Markaana ay ka mid ahaayeen Wakiilo ka socda Baanka Aduunka, Ururka Isbaahaysiga Reer Yurub iyo laama kale oo ka tirsan Hay’addaha Caalamiga ah ee Qaramada Midoobay, waxaa mudo dhoor Maalmooda ah kulan Aqoon is waydaarsi ah ay ku lahaayeen Hutel-ka Ambasadoor. Kulankaas oo lagu lafa guraayey looguna kuur galayey Mashaariicda Hay’addahaasi ay ka fuliyeen Somaliland iyo kuwa u qorshaysan inay ka hirgeliyaan Mustaqbalka dhaw, waxa ka soo qayb galay Aqoon iswaydaarsigaasi Dadbadan oo ku dhaw 100-qof kana socda Wasiiro, Golayaasha Qaranka Somaliland, Axsaabta Qaranka iyo Hay’addaha kale ee qaabilsan horumarka Bulshada.
![]() Madaxweynuhu hadal kooban oo uu waftigaasi u jeediyey markii uu la kulmay Waxaa marka hore uu ugu mahad naqay kaalmooyinka Hay’addaha Caalamiga ah ay ka hirgeliyaan Somaliland iyo kuwa kale ee u qorshaysanba heer kasta oo ay yihiin” Waxaa u Madaxweynuhu ka dhawaajiyey in ay lagama Maar-maantahay in ay Hay’addahaas Caalamiga ay ahmiyad gaar ah ay siiyaan baahida dag-dega ah ee Shacbiga Somaliland, gaar ahaan Mashaariic Shaqooyin loogu abuuraayo Dhalinyarada, horumarinta Biyaha, Caafimaadka, Tacliinta, iyo meelaha kale ee ay ka jirto baahida dagdaga ah iyada oo ay dalka ka dhaceen Abaarro meelo badan saameeyey . Madaxweynuhu waxaa iyana soo qaaday in ayna u qalmin Somaliland in had iyo jeer lagu qiimeeyo waxyaabaha ka dhacaaya Somaliya iyada oo Aduunku u ka war hayo waxay qabsatay Somaliland 18-kii sanadood ee u danbeeyey gaar ahaan dhinaca Nabad gelyada, Xasiloonida iyo Geedi socodka Dimuqraadiyadda. Kulankaa maanta ka dhacay Xarunta Madaxtooyadda waxa kaloo goob joog ka ahaa Wasiirka Qorshanta Somaliland Mudane Cali Ibraahim(Cali Sanyare) oo isna si guud uga hadlay Shirkii Aqoon is waydarsiga ee Waftigu ay ku qabsadeen Somaliland iyo Mashaaricda ay damacsan yihiin in ay ka hirgeliyaan Dhawrka Sano ee soo socda”. |
| Last Updated on Wednesday, 17 February 2010 10:38 |


Hargeysa(UP)Warsaxaafadeed uu soo saaray Af-hayeenka Madaxtooyada, Mudane Siciid Cadaani Mooge, ayaa u qornaa sida tan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxaa uu Maanta Xarunta Madaxtooyadda kulan kula yeeshay Wafti balaadhan
