President of Somaliland

Somaliland V/president
Latest News
- Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Safaaradda UK ku leedahay Ad
- Somaliland oo Maqaam Sarre ka Gashay Doorashooyinka Afrika Waxbixin- by. Matt Brown,
- Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada Ee Ka Dhacday Somaliland
- War Saxafadeed Ku Saabsan Doorashada Madaxtooyada S.Land Ee 26/06/10 Oo Ay Soosaareen Goobyoogaashu
- Goob Joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Sheegay In Ay Doorashadu U Dhacday
- Shirkad Basaska Magaalada Washington Oo Ku Dhajisay Basaskeedii Sawirka Axmedi Najad Oo Ka Cadheysiisay Iiraaniyiinta Mareykanka Ah
- Dhalinyarada Bariga Hargaysa Oo Tageero Mug Leh La Garab Istaagay Xukumada Iyo Xisbiga UDUB, Daawo
- Warbixin Ku Lid Ah Tii Ay Kamooshinka Qaranku Soo Saareen Oo Saxaafadu Soo Bandhigtay
- S/Land Should Be Strongly Supported By International Concerned Community By Any Means For The Upco..
- Madaxweynaha Oo Tageeryaasha UDUB Kala Qayb Qaatay Isu Soo Bixi Maalinti Todobaad Ee Shalay Beerta Xoriyada Hargeysa
- Halkan ka daawo Soo Dhawayntii Madaxwaynaha JSL ee Borama + Taageerayasha Xisbiga UDUB + Sawiro
- Siciid Sulub Oo Ku Eedeeyay Xisbiga Kulmiye Inay Samaysteen Ciidamo Maleeshiyo Beeleed Ah
- Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Waa Aabaha Demoqraadiyadda Maanta Ka Hirgashay Somaliland
- Madaxwaynaha JSL Oo Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Si Aan Hore-Loo Arag Lugna Ku Dhex Maray Magaalada
- Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Hawd
- Masuulkii U Sareeyey Madaxda KULMIYE Ee G. Awdal Oo U Diga Rogtay Xisbiga UDUB
- Xisbiyada Doorashadii Oo Aan La Gaadhin Guusha Isa Siiyay Ee Aan Xattaa Inshaalaahu Odhan Waxaanu Tu
- Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ee Boorama Daawo…
- Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Koox Argagixiso Ah Oo Sheegatay Inay
- Isu-Soo Bixii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Dhacay Beerta Xorriyadda Ceerigaabo Daawo Sawiradda
| Muuqaalka Guud Ee Sawirka Madaarka Cusub Ee Caasimada Somaliland |
| Sunday, 14 February 2010 16:53 |
|
![]()
gashay shirkada dhisaysa oo laga leeyahay dalka Shiinaha, ayaa muuqaalka guud ee madaarka caasimadu ee Egail Intaranational Airport, waxa uu guud ahaan u eekaan doonaa sawirkaasi koryaala, dhismaha oo si dhakhso ah dhawaan loo bilaabi doono. Madaarka Hargaysa ayaa noqon doona mid ay diyaaradaha waaweyni ay ugu soo dagaan ugana hadaan qaarad ilaa qaarad, iyo sidoo kale diyaaradaha waaweyn ee xamuulka qaada oo si dhib yar ugu soo degi karana ugana haadi doona.
Madaarka Egail International Airport, ayaa noqon doona mid ka mid ah madaarda ugu balaadhan ee ku yaala geeska Afrika iyo guud ahaan gobolka kaasi oo hiigsanaaya in ay maalintii ka dhoofi karaan kumanyaal kun oo qof isla markaasnina ay tiro aad u badani ay ka soo dagi karto, isga oo madaarku u diyaargaroobaaya in saacad kasta diyaarado ka duuli karaan kuna soo degi karaan isla markaasina uu wato dhamaan adeegyadii caalamiga ahaa ee madaarada dunida. |
| Last Updated on Sunday, 14 February 2010 17:14 |


Hargeysa (UP) Waxa dalka ku soo laabtay waftigii uu hogaaminaayay wasiirka duulista iyo hawada Somaliland, Mudane, Cali Maxamed Warancadde, oo uu ka mid ahaa duqa caasimada, Mudane, Xusseen Maxamuud Jiciir,