President of Somaliland

Somaliland V/president
Latest News
- Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Safaaradda UK ku leedahay Ad
- Somaliland oo Maqaam Sarre ka Gashay Doorashooyinka Afrika Waxbixin- by. Matt Brown,
- Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada Ee Ka Dhacday Somaliland
- War Saxafadeed Ku Saabsan Doorashada Madaxtooyada S.Land Ee 26/06/10 Oo Ay Soosaareen Goobyoogaashu
- Goob Joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Sheegay In Ay Doorashadu U Dhacday
- Shirkad Basaska Magaalada Washington Oo Ku Dhajisay Basaskeedii Sawirka Axmedi Najad Oo Ka Cadheysiisay Iiraaniyiinta Mareykanka Ah
- Dhalinyarada Bariga Hargaysa Oo Tageero Mug Leh La Garab Istaagay Xukumada Iyo Xisbiga UDUB, Daawo
- Warbixin Ku Lid Ah Tii Ay Kamooshinka Qaranku Soo Saareen Oo Saxaafadu Soo Bandhigtay
- S/Land Should Be Strongly Supported By International Concerned Community By Any Means For The Upco..
- Madaxweynaha Oo Tageeryaasha UDUB Kala Qayb Qaatay Isu Soo Bixi Maalinti Todobaad Ee Shalay Beerta Xoriyada Hargeysa
- Halkan ka daawo Soo Dhawayntii Madaxwaynaha JSL ee Borama + Taageerayasha Xisbiga UDUB + Sawiro
- Siciid Sulub Oo Ku Eedeeyay Xisbiga Kulmiye Inay Samaysteen Ciidamo Maleeshiyo Beeleed Ah
- Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Waa Aabaha Demoqraadiyadda Maanta Ka Hirgashay Somaliland
- Madaxwaynaha JSL Oo Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Si Aan Hore-Loo Arag Lugna Ku Dhex Maray Magaalada
- Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Hawd
- Masuulkii U Sareeyey Madaxda KULMIYE Ee G. Awdal Oo U Diga Rogtay Xisbiga UDUB
- Xisbiyada Doorashadii Oo Aan La Gaadhin Guusha Isa Siiyay Ee Aan Xattaa Inshaalaahu Odhan Waxaanu Tu
- Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ee Boorama Daawo…
- Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Koox Argagixiso Ah Oo Sheegatay Inay
- Isu-Soo Bixii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Dhacay Beerta Xorriyadda Ceerigaabo Daawo Sawiradda
| Xukuumada Somaliland iyo Xisbigeeda UDUB oo Xalay Kulan Heer sare ah La Yeeshay Wasiir Milliband |
| Sunday, 14 February 2010 07:23 |
|
London (UP) Xukuumada Somaliland, oo uu ka wakiil yahay, Wakiilka Somaliland ee Uk, Mudane, Aadan Muuse Jibriil, iyo xubno ka socda Xisbiga UDUB, ayaa xalay kulan heer sare ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibada ee Uk, Mudane, David Milliband.
Xubnahan oo miisaan leh oo ka tirsan xisbiga UDUB oo uu weheliyo Wakiilka Somaliland ee UK ayaa waxa lagu soo martiqaaday isu imaatin loo yaqaan Casho Sanadeeka Dawladda ee Xisbiga Shaqaalaha (Labour’s Annual Governmental Dinner) Marti qaadka waxa xalay (11.02.2010) lagu sameeyey magaalada Birmingham. Waxana ka soo qayb galay:
Mr. David Miliband, Xoghaya Arrimaha Dibadda iyo Barwaaqo Sooranka ee UK.Mr. Liam Byrne, Chief Secretary to the Treasury.Mr. Pat McFadden, Minister of State for Business, Innovation and Skills iyoDad aad u tiro badan oo taageera Xisbiga Shaqaalaha ee Ingiriiska.Waxa sameeyey oo suuragaliyey isku xidhka labada xisbi ee Labour Party iyo UDUB oo uu weheliyo Wakiilka Soomaalilaand ee UK, Mudane Cabdirasaaq Meecaad Xuseen. Xubnaha la martiqaaday waxay kala ahaayeen:Wakiilka Soomaalilaand, Mudane Aadan Muuse JibriilIbraahim Duacaale Muuse, fulinta UDUB ee QarankaMaxamed Aw Daahir, Xoghayaha UDUB UKCabdiqani Cismaan SabanAxmed Ismaaciil Xuseen (Axmed Buur)Cabdiraxmaan Xirsi Maxamed (Heeliyo)Maxamed Cabdillahi CiiseCabdiqani Saciid AadanYuusuf Tarabi Weyd (Guddoomiyaha Jaaliyadda Birmingham) Cabdirasaaq Meecaad Xuseen.
Xoghayaha Arrimaha Dibadda iyo Barwaaqo Sooranku, mar uu ka jawaabayey su’aalo ku saabsanaa Soomaalilaand iyo ictiraafka oo aanu weydiinay, wuxu aad uga hadlay kaalinta muuqata ee waxtarka ee dalkan Ingiriisku ku leeyahay Soomaalilaand. Wuxu ku ammaanay Soomaalilaand Nabadgelyada, Xasiloonida iyo Diimuqraadiyadda.
Wuxu u rajeeyey Soomaalilaand inay u qabsoonto doorasho wacani. Hogol tusaale ahaan, wuxu noo muujiyey inay wax badani ku xidhan yihiin doorasho fiican oo qabsoonta. |
| Last Updated on Sunday, 14 February 2010 09:27 |





