President of Somaliland

Dastuurka xisbiga

Somaliland V/president

2nd UDUB Convention

 

Latest News

Madaxweynaha Somaliland Oo Hambalyo U Diray Ciidanka Qaranka Iyo Xaasaskooda, Sanad Guurada 16-Aad Awgeed
Tuesday, 02 February 2010 15:24

Hargeysa (UP) Madaxweynaha JSL  Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxaa uu Hambalyo u dirayaa  dhamaan Ciidamada Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo Xaasaskoodaba, isaga oo ugu hambalyeynaya Sanad

 

Guuradii Lix iyo Tobnaad markii la aasaasay Ciidamada Qaranka oo Maanta loogu dabaal dagaayo Dalka Bari iyo Galbeedba. Madaxweynuhu waxaa uu Hambalyadiisa ku yidhi (waxaan aad ugu Hanweynahay kaalinta wax ku ool ka ah ee Ciidamada Qaranka ay ka qaateen Sugida Nabad-gelyo iyo Xasiloonida ay Somaliland ku Naaloonayso, iyada oo aan ka war hayno Xasilooni-darada iyo dagaalada ka Alloosan meelo badan oo ka mid ah Mandaqada aynu ku Noolnahay)

 

Allaa Mahad Leh 

 

Afhayeenka  Madaxtooyada 

Siciid Cadaani Mooge

 

Last Updated on Tuesday, 02 February 2010 15:40
 
Designed by: Somaliland ICT Solutions Ltd :: Send us an Email