President of Somaliland

Dastuurka xisbiga

Somaliland V/president

2nd UDUB Convention

 

Latest News

Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Diiday Iscasilaadii G/Xigeenka Gurtida
Monday, 01 February 2010 10:27

Hargeysa(UP)Xildhibaanada Golaha Guurtida JSL, ayaa fadhigoodii maanta cod aqlabiyad ah ku diiday istiqaaladii iscasilaada ee Gudoomiye ku xigeenka koowaad, Mudane, Axmed Sheekh Nuux Furre,isku casilay

 

xilkii Gudoomiye ku xigeenimo.Fadhiga maanta oo uu gudoominayay, Gudoomiyaha Golahaasi, Mudane, Saleebaan Maxamuud Aadan, waxa ka soo xaadiray fadhiga 65 Mudane, waxa diiday 64 istiqaaladii iscasilaada ee Mudane Axmed Sheekh Nuux, cid diiday iyo cid ka aamustayna may jirin, Gudoomiyuhuna muu codayn.

Last Updated on Monday, 01 February 2010 10:34
 
Designed by: Somaliland ICT Solutions Ltd :: Send us an Email