President of Somaliland

Dastuurka xisbiga

Somaliland V/president

2nd UDUB Convention

 

Latest News

Waftigii Wasiirka Duulista iyo Mayaarka Caasimada oo la Kulmey Shirkada Dhiseysa Madaarka Hargaysa
Wednesday, 27 January 2010 16:14
 

China (UP) Wasiirka Duulista iyo Duqa Caasimada  aya maanta kula kulmay Magaalada Wiechang ee dalkaasi China shirkada dhiseysa Madarka Magalada Hargayasa oo lagu wado in ay bisha labad ee salankan so gaadho

 

 

 

 

 

 

 

 

Dalka wax sida no xaqiiyjiyey duqa caasimada Eng Jiciir oo anu khadka talefoonka kula xidhidhney isga oo hada ku sugan  dalka China.Wax kale oo duqu sheegey in ay dhawan imanayan dalka shirkada dhiseysa madarka oo imika ay heeshis raasmi ah la so galayan, waxana dhismahasi maalgaliyana ganacsato reer Somaliland ah iyo dawlada oo iska kaashanaya  qarashadka ku baxaya hawsha baladhinta Maadarka Hargaysa.

 

 


 
Wax kale oo Maayar Jiciir sheegey in ay la kulmen inti ay joogen magaladan hayadaha qaabilsan dhinaca waxbarashada ee dalka China kuwaasi oo u sheegey in ay Wasaarada Waxbarashasa Somaliland la sameyn doonan xidhiidhi si ay ino siyaan deeqaha waxbarasho ee  ay biaxial.

 


Maayarku waxa kale oo uu noo sheegey in ay so eegayaan warshadaaha Magalada  ee lagu farsameeyo cuntoyinka iyo dhismayasha casriga si lola yeesho xidhidhi taas oo ay maalinta barito ay gaadhi doonaan hadi alle yidha magaala madaxda dalkasi  ee Bejing  halkaasi oo ay kula kulmi doonaan  masuliyiin ka socota dawlada China iyo shirkadaha ganacsiga ee Magaladasi
 

Last Updated on Wednesday, 27 January 2010 16:34
 
Designed by: Somaliland ICT Solutions Ltd :: Send us an Email