President of Somaliland

Somaliland V/president
Latest News
- Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Safaaradda UK ku leedahay Ad
- Somaliland oo Maqaam Sarre ka Gashay Doorashooyinka Afrika Waxbixin- by. Matt Brown,
- Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada Ee Ka Dhacday Somaliland
- War Saxafadeed Ku Saabsan Doorashada Madaxtooyada S.Land Ee 26/06/10 Oo Ay Soosaareen Goobyoogaashu
- Goob Joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Sheegay In Ay Doorashadu U Dhacday
- Shirkad Basaska Magaalada Washington Oo Ku Dhajisay Basaskeedii Sawirka Axmedi Najad Oo Ka Cadheysiisay Iiraaniyiinta Mareykanka Ah
- Dhalinyarada Bariga Hargaysa Oo Tageero Mug Leh La Garab Istaagay Xukumada Iyo Xisbiga UDUB, Daawo
- Warbixin Ku Lid Ah Tii Ay Kamooshinka Qaranku Soo Saareen Oo Saxaafadu Soo Bandhigtay
- S/Land Should Be Strongly Supported By International Concerned Community By Any Means For The Upco..
- Madaxweynaha Oo Tageeryaasha UDUB Kala Qayb Qaatay Isu Soo Bixi Maalinti Todobaad Ee Shalay Beerta Xoriyada Hargeysa
- Halkan ka daawo Soo Dhawayntii Madaxwaynaha JSL ee Borama + Taageerayasha Xisbiga UDUB + Sawiro
- Siciid Sulub Oo Ku Eedeeyay Xisbiga Kulmiye Inay Samaysteen Ciidamo Maleeshiyo Beeleed Ah
- Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Waa Aabaha Demoqraadiyadda Maanta Ka Hirgashay Somaliland
- Madaxwaynaha JSL Oo Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Si Aan Hore-Loo Arag Lugna Ku Dhex Maray Magaalada
- Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Hawd
- Masuulkii U Sareeyey Madaxda KULMIYE Ee G. Awdal Oo U Diga Rogtay Xisbiga UDUB
- Xisbiyada Doorashadii Oo Aan La Gaadhin Guusha Isa Siiyay Ee Aan Xattaa Inshaalaahu Odhan Waxaanu Tu
- Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ee Boorama Daawo…
- Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Koox Argagixiso Ah Oo Sheegatay Inay
- Isu-Soo Bixii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Dhacay Beerta Xorriyadda Ceerigaabo Daawo Sawiradda
| Fuloow Qoryo Badanidaa, Kulmiyoo Ku Mada Go’ay Gudiyo Cusub oo uu Magacaabo, By Sanwaa |
| Wednesday, 27 January 2010 15:10 |
|
Horta nin walba qumanihiisaa qoorta u sudhane waxaanu la yaabnay gudidan uu ku mada go’ay xisbigii Kulmiye waxaanu tiro ku hanyaa 9 Gudi oo ay ugu dambaysay Gudi Fulineedan Cusub ee Kulmiye u magacaabay gobolka
Maroodijeex.Waxaanu la siiyaabnay hawsha gudidani ay qabanayso oo ah inay sii ogaadaan Codadka Dadka ay ku leeyihiin! Sababtaanu ula yaabnay waxay tahay: wax Ilaahay ku maqan lama ogaan karo codka dadku ay kusiinayaan waa wax ku xidhan ikhtiyaarka qofka for 100% markaa hadaad tidhaa waan sii tirinayaa waad ku suufiyoobaysaan adeero ee wax kale u dira bal gudiyadan iska soo daba dhacaya. Hadaan ka hadlo doorashada iyo u diyaar garowgeeda, dee heshiis ayaynu galnay waliba saaxiibadeena beesha caalamku inala og yihiin oo ay garab joogaan fulinteeda.
Heshiiskii kala badh ayaynu fulinay oo waynagii Gudidii Doorashooyinka ee hore badalnay, waynagii Interpeace dib u hawlgalinay, waynaga hawlagalinay Hay’ad kale oo la yidhaa Electoral Reform Inernational Services (ERIS) oo iyana inaga caawinaysa kala shaandhaynta Serverka, markaa waa sharaf in loo hogaansamo fulinta heshiiska inta hadhay ilayn badhna qaadanmayno badhna ka tagimaynee.Waxaydin ka hadasheen hadaladii wasiirada, horta bini aadmigu wuu is maan dhaafaa waana kala baydhaa mar marka qaar, oo horaa loo yidhi maan rag waa mudacyo afkood wax laga sheego dad iskaga kaa dhaw oo isku dawlad kasoo jeeda kuuma noqonayaan guul kuusoo hoyatay oo waa Wasiiro isku Ul iyo Diirkeeda.
Waxa caado idiin noqotay inaydin Dawaarleyaashii magaalada Hargaysa ku dawakhisaan Calamadiina hadaa tihiin Kulmiye iyo Ucid oo aydin soo toshaan ugu yaraan 2000 oo Calan. Hadaan idinla taliyo waa laysku leeyee, waxaydin u baahantiina maaha Maryo aydin toshaane waa kalsoonidii dadka oo idinka gashay Mugdi iyo Madow. Waxaan sidaa u leeyay wadanka waxaanu ula xidhiidhnaa si joogta ah, markaanu nidhaa dadku siday u arkaan qabsoomida doorashada waxa naloo sheegay dadkuba inay salka dhulka ku hayaan oo ay doonayaan in si miyir qabta wax loogu sheego, laakiin idinku buuqa samaysanaysaan sidaa darteed ku dadaala inaynu horta dadka ka dhaadhicino in la galayo doorasho, iyo inaydin tustaan qabyaalad iyo xisbimo, nabad jacayl waxyaabahaas ayaa laydiinka baahanyahay. Gudiyadan farabadana bal iska yareeya ilayn kuwii horaa hamaansanaya oo waxay qabtaan garanwaayee. Qormada dambe waxaanu idiin sheegi Xaqiiqada doorashada iyo qabsoomideeda SALAAMU CALAYKUM. |
| Last Updated on Wednesday, 27 January 2010 15:31 |

