President of Somaliland

Somaliland V/president
Latest News
- Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Safaaradda UK ku leedahay Ad
- Somaliland oo Maqaam Sarre ka Gashay Doorashooyinka Afrika Waxbixin- by. Matt Brown,
- Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada Ee Ka Dhacday Somaliland
- War Saxafadeed Ku Saabsan Doorashada Madaxtooyada S.Land Ee 26/06/10 Oo Ay Soosaareen Goobyoogaashu
- Goob Joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Sheegay In Ay Doorashadu U Dhacday
- Shirkad Basaska Magaalada Washington Oo Ku Dhajisay Basaskeedii Sawirka Axmedi Najad Oo Ka Cadheysiisay Iiraaniyiinta Mareykanka Ah
- Dhalinyarada Bariga Hargaysa Oo Tageero Mug Leh La Garab Istaagay Xukumada Iyo Xisbiga UDUB, Daawo
- Warbixin Ku Lid Ah Tii Ay Kamooshinka Qaranku Soo Saareen Oo Saxaafadu Soo Bandhigtay
- S/Land Should Be Strongly Supported By International Concerned Community By Any Means For The Upco..
- Madaxweynaha Oo Tageeryaasha UDUB Kala Qayb Qaatay Isu Soo Bixi Maalinti Todobaad Ee Shalay Beerta Xoriyada Hargeysa
- Halkan ka daawo Soo Dhawayntii Madaxwaynaha JSL ee Borama + Taageerayasha Xisbiga UDUB + Sawiro
- Siciid Sulub Oo Ku Eedeeyay Xisbiga Kulmiye Inay Samaysteen Ciidamo Maleeshiyo Beeleed Ah
- Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Waa Aabaha Demoqraadiyadda Maanta Ka Hirgashay Somaliland
- Madaxwaynaha JSL Oo Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Si Aan Hore-Loo Arag Lugna Ku Dhex Maray Magaalada
- Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Hawd
- Masuulkii U Sareeyey Madaxda KULMIYE Ee G. Awdal Oo U Diga Rogtay Xisbiga UDUB
- Xisbiyada Doorashadii Oo Aan La Gaadhin Guusha Isa Siiyay Ee Aan Xattaa Inshaalaahu Odhan Waxaanu Tu
- Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ee Boorama Daawo…
- Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Koox Argagixiso Ah Oo Sheegatay Inay
- Isu-Soo Bixii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Dhacay Beerta Xorriyadda Ceerigaabo Daawo Sawiradda
| Donald Payne oo Beeniyay In Uu Badalay Mawqifkiisii, Muse Biixi oo Cidla Cararay Iyo Faysl Cali Wara |
| Monday, 25 January 2010 07:02 |
|
Washinghton,(UP)-Congressman Donald Payne, ayay wararku sheegayaan in uu todobadkan dabayaaqadiisii uu markale shaaca ka qaday in uu aaminsanyahay mabda'iisii ahaa in ay Somaliland habka fadaraalka la qaadato.Somaliya inteeda kale, xildhibaankan oo hore miiska ugu garaacay Somaliland isla markaasina aaminsan in Somaliland qadiyadeed la baabiiyo, isla markaasna dib Somaliland loogu celiyo Somaliya, arintani oo fajiciso iyo amakaag ku noqotay dhamaan shicibka Somaliland.Hadaladan ka soo yeedhay xiligani Congressman Donald Payne, ayaa u u muuqda kuwo guul daro ku ah xisbiga Kulmiye madxdooda sar sare qaarkood oo todobaadkii hore la kulmay ninkaasi, taasi oo u eeg in ay xiligani taaganyihiin qadiyad isku mid ah marka la garab dhigo hadaladii ka soo yeedhay gudoomiyaha xisbiga Kulmiye oo ku raaxaystay in aanu aaminsnayn in waxii Somaliya la isku odhan jiray ee midoobay 1960'kii la kala jaro, hase ahaatee go'itaankaasi uu ku yimid rabitaanka shacabka Somaliland. Hadalkan nacaybka ah ee ka soo yeedhay ayaa waxa ay dhabarjab ku tahay gudoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye oo isna dorad ku dhawaaqay in Congressman Donald Payne. uu badalay maqifkiisii shaqsi ahaantiisa ku koobnaa ee uu ka taagnaa qadiyada Somaliland, taasi oo u eeg in Muse Biixi loo soo dhiibtay hadalo waxba kama jiraan oo uu sheegay in Congressman Donald Payne, uu taageersanyahay qadiyada Somaliland.
Arimaha noocan ah ayaan ku cusbayn madaxda Kulmiye in ay ay laab qaado, waxa is dhowr todobaad hor booday hadal been ahaa oo uu C/laahi Yusuf uu sheegay xildhibaan Siciid Cilmi Roobleh oo ka soo baxay xisbiga Kulmiye, kaasi oo iska daba galay hadalkii C/laahi Yusuf ee ahaa in uu Siilaanyo uu ogolaa in marka dalka la xoreeyo ay goostaan isl markaasna lagu dhawaaqo xoriyadii 1960-kii luntay iyo iyada oo laga midho dhlinaayo inqilaabkii fashilmy ee la damcsanaa in dib Somaliland loogu xoreeyo, hadalkaasi uu cidla sacabka uu uga tumay xildhibaan Siciid Cilmi Roobleh, taasi oo markii danbe uu Axmed Siilaanyo shaaca ka qaaday in hadalkaa C/laahi Yusuf ka sheegay uu ahaa waxba kama jiraan isla markaasna uu waligii aaminsanaa habka fadaraalka.
Dhanka kalena gudoomiyaha xisbiga UCID Mudane Faysal Cali Waraabe oo mar wax laga waydiiyay sida uu u arko hadalada ka soo yeedhay Congressman Donald Payne, waxa uu ku tilmaamay kuwo iska maalaayacni ah isla markaasna uu u arko shaqsiyan Donald Payne in uu yahay nin cadaw ku aha dhamaanteenba isla markaasna ay haboontahay in dhan looga soo wada jeedsado.Faysal Cali Waraabe gudoomiyaha UCID, waxa uu sheegay in qadiyada Somaliland ay tahay lama taabtaan xisbiga UCID-NA uu aaminsnayahay taasi.Gudoomiyaha UCID, oo shalay shir balaadhan oo lagu soo dhaweeyay kaga qayb galay magaalada Birmingham ee casimada labaad ee dalka Ingriiska wali waxa uu ku suganyahay magaaladaasi. Source Qarannews |
| Last Updated on Monday, 25 January 2010 07:24 |


