President of Somaliland

Somaliland V/president
Latest News
- Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Safaaradda UK ku leedahay Ad
- Somaliland oo Maqaam Sarre ka Gashay Doorashooyinka Afrika Waxbixin- by. Matt Brown,
- Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada Ee Ka Dhacday Somaliland
- War Saxafadeed Ku Saabsan Doorashada Madaxtooyada S.Land Ee 26/06/10 Oo Ay Soosaareen Goobyoogaashu
- Goob Joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Sheegay In Ay Doorashadu U Dhacday
- Shirkad Basaska Magaalada Washington Oo Ku Dhajisay Basaskeedii Sawirka Axmedi Najad Oo Ka Cadheysiisay Iiraaniyiinta Mareykanka Ah
- Dhalinyarada Bariga Hargaysa Oo Tageero Mug Leh La Garab Istaagay Xukumada Iyo Xisbiga UDUB, Daawo
- Warbixin Ku Lid Ah Tii Ay Kamooshinka Qaranku Soo Saareen Oo Saxaafadu Soo Bandhigtay
- S/Land Should Be Strongly Supported By International Concerned Community By Any Means For The Upco..
- Madaxweynaha Oo Tageeryaasha UDUB Kala Qayb Qaatay Isu Soo Bixi Maalinti Todobaad Ee Shalay Beerta Xoriyada Hargeysa
- Halkan ka daawo Soo Dhawayntii Madaxwaynaha JSL ee Borama + Taageerayasha Xisbiga UDUB + Sawiro
- Siciid Sulub Oo Ku Eedeeyay Xisbiga Kulmiye Inay Samaysteen Ciidamo Maleeshiyo Beeleed Ah
- Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Waa Aabaha Demoqraadiyadda Maanta Ka Hirgashay Somaliland
- Madaxwaynaha JSL Oo Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Si Aan Hore-Loo Arag Lugna Ku Dhex Maray Magaalada
- Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Hawd
- Masuulkii U Sareeyey Madaxda KULMIYE Ee G. Awdal Oo U Diga Rogtay Xisbiga UDUB
- Xisbiyada Doorashadii Oo Aan La Gaadhin Guusha Isa Siiyay Ee Aan Xattaa Inshaalaahu Odhan Waxaanu Tu
- Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ee Boorama Daawo…
- Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Koox Argagixiso Ah Oo Sheegatay Inay
- Isu-Soo Bixii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Dhacay Beerta Xorriyadda Ceerigaabo Daawo Sawiradda
| Madaxweynaha Oo Saaka Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wefdi Ka Socda Safaarada UK Ku Leedahay Ethio |
| Thursday, 21 January 2010 17:48 |
|
Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu saaka Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafti ka socda Safaaradda Dawlada Britten ay ku leedahay Dalka Ethopia. Waftigaas oo booqasho gaaban ku yimi Somaliland waxa hogaaminayay Safiir ku Xigeenka Safaarada Britten ee Dalka Ethopia Mr. John Marshal.
Waftigaasi oo ujeeddada socdaalkoodu u ahaa sii xoojinta xidhiidhka labada dal iyo in ay u kuur-galaan Marxaladaha Siyaasada iyo aminga Somaliland, gaar ahaan halka ilaahada ay Marayso u diyaar garawga Doorashooyinka Dalka ku soo fool lehMadaxweynaha oo hadal kooban Waftigaasi u jeediyay waxa uu Carabaabay in Somaliland Marwalba intii tamarteeda ah ay si taxadir leh u ilaashanayso nabadeeda iyo Xasiloonideeda iyadoo aynu ka war qabno amaan-darida iyo khataraha Mandaqada Geeska ka taagan. Madaxweynuhu isagoo arintaas sii faah-faahinaaya waxa uu yidhi(Waxaan Codsanaynaa in Wadamada Caalamku oo Britten ka mid tahay in ay naga caawiyaan sidii marwalba aan u sugi lahayn Arimaha nabadgelyada iyo amnigaSomaliland ay ku Caano maashay) waxa kale oo Madaxweynuhu soo qaaday in wax allaale wixii khilaaf Siyaasi ah ay Somaliland dhexdeeda ku dhamaysandoonto sidii looga bartay, iyadoo Komishanka Cusub ee Doorashooyinkana Madaxweynuhu ku hanbalyeeyey sida fiican ee hawshoodu u wadaan iyadoo Xukumadiisuna ay marwalba diyaar u tahay in ay Dalka ka qabsoomaan Doorashooyin Xor ah oo Xalaal ah marka Komishanka Doorashooyinku wakhtigeeda Cayimaan.
Mr. John Marshal Safiir ku Xigeenka Britten ee Dalka Ethiopia oo isagu goob joog ka ahaa Heshiisyadii Lixda qodob ka koobnaa ee Axsaabta Qaranku kala Sexeexdeen, waxa uu ku Amaanay Madaxweyne Rayaale iyo Xukumadiisaba sida marwalba ay uga go’antahay in Doorashooyin Xor oo Xalaal ah ay Dalka ka qabsoomaan isla markaana sida ay had iyo jeer u ilaashanayso nabad gelyada iyo Xasiloonida dalkeeda ka jitra, taasoo uu gaadhsiin doono Madaxda Xukumada Britten.
Waftigaasi Safaaradda Britten waxa kale oo ka mid ahaa Mr. Matt Woods oo isaguna ah Madaxda sare ee Safaarada Britten ee Dalka Ethiopia . Waftigu intii ay joogeen Somaliland waxa kulamo kala duwan ay la yeesheen Wasiirro dhawr ah oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibada Wasiirka Dib u Dajinta iyo Wasiirudawlaha Arrimaha Gudaha. Waxa kale oo waftigu kulama iyana la yeesheey Komishanka Doorashooyinka iyo qaarka mid ah Axsaabta Qaranka”. |
| Last Updated on Thursday, 21 January 2010 18:16 |


Hargeysa (UP) Warsaxaafadeed uu soo saaray afhayeenka Madaxtooyada Siciid Cadaani Mooge, ayaa waxa uu u qornaa sida tan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,
