President of Somaliland

Somaliland V/president
Latest News
- Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Safaaradda UK ku leedahay Ad
- Somaliland oo Maqaam Sarre ka Gashay Doorashooyinka Afrika Waxbixin- by. Matt Brown,
- Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada Ee Ka Dhacday Somaliland
- War Saxafadeed Ku Saabsan Doorashada Madaxtooyada S.Land Ee 26/06/10 Oo Ay Soosaareen Goobyoogaashu
- Goob Joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Sheegay In Ay Doorashadu U Dhacday
- Shirkad Basaska Magaalada Washington Oo Ku Dhajisay Basaskeedii Sawirka Axmedi Najad Oo Ka Cadheysiisay Iiraaniyiinta Mareykanka Ah
- Dhalinyarada Bariga Hargaysa Oo Tageero Mug Leh La Garab Istaagay Xukumada Iyo Xisbiga UDUB, Daawo
- Warbixin Ku Lid Ah Tii Ay Kamooshinka Qaranku Soo Saareen Oo Saxaafadu Soo Bandhigtay
- S/Land Should Be Strongly Supported By International Concerned Community By Any Means For The Upco..
- Madaxweynaha Oo Tageeryaasha UDUB Kala Qayb Qaatay Isu Soo Bixi Maalinti Todobaad Ee Shalay Beerta Xoriyada Hargeysa
- Halkan ka daawo Soo Dhawayntii Madaxwaynaha JSL ee Borama + Taageerayasha Xisbiga UDUB + Sawiro
- Siciid Sulub Oo Ku Eedeeyay Xisbiga Kulmiye Inay Samaysteen Ciidamo Maleeshiyo Beeleed Ah
- Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Waa Aabaha Demoqraadiyadda Maanta Ka Hirgashay Somaliland
- Madaxwaynaha JSL Oo Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Si Aan Hore-Loo Arag Lugna Ku Dhex Maray Magaalada
- Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Hawd
- Masuulkii U Sareeyey Madaxda KULMIYE Ee G. Awdal Oo U Diga Rogtay Xisbiga UDUB
- Xisbiyada Doorashadii Oo Aan La Gaadhin Guusha Isa Siiyay Ee Aan Xattaa Inshaalaahu Odhan Waxaanu Tu
- Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ee Boorama Daawo…
- Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Koox Argagixiso Ah Oo Sheegatay Inay
- Isu-Soo Bixii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Dhacay Beerta Xorriyadda Ceerigaabo Daawo Sawiradda
| Gudida Qiimaynta Qaranka Oo Shahaado Sharafeedyo Gudoonsiiyey Masuuliyiin Uu Ugu Horeeyo Madaxweynaha Somliland. |
| Thursday, 21 January 2010 17:08 |
|
Hargeysa (UP) Gudida Qiimaynta Qaranka Somaliland oo fadhigoodu yahay Magaalada Bristol ee dalka Ingiriska, ayaa Maanta shahaadooyin sharaf gudoonsiisay masuuliyiin uu ka mid ayahay
Madaxweynaha Jamhuutiyada Somaliland Md.Daahir Rayaale Kaahin. Munaasibadan lagu gudoonsiiyey shahaadooyin sharafta masuuliyiinta qaranka ee kala duwan oo ka dhacday xarunta Tv-ga qaranka ee magaalada Hargeysa,waxaa ka soo qayb galay masuuliyiintaas la gudoonsiiyey shahaado sharafta iyo marti sharaf kale.Waxaana halkaas ka hadlay gudoomiyaha ururka qiimayta Qaranka Somaliland ee xafiiskoodu ku yaal Dalka Ingriiska Mr. Maxamed C/laahi Ciise, waxaana uu sheegay in masuuliyiinta ay shahaadooyinka gudoonsiinayaan in ku mutaysteen qiimayn uu ururkoodu ku sameeyay xilalka kala duwan ee ay dalka u hayaan,oo ay sheegeen in ay si geesinimo iyo xil kasnimo leh ay muujiyeen gudashadiisa,arrintaasina ay tahay ta ay ururku ugu aqoonsadeen in lagu maamuuso shahaado sharafeedyo.
Mr. Maxamed C/laahi Ciise waxa uu tilmaamay in ururkoodu aanu ahayn markii ugu horaysay ee ay gudoonsiiyaan shahaadooyin sharafeedyo masuuliyiinta Qaranka Somaliland. Sidoo kale waxa uu sheegay gudoomiye Maxamed C/laahi Ciise in qorshohoodu yahay in ay sanad kasta shahaado sharafeedyo kale gudoonsiin doonaan masuuliyiinta ay u arkaan in ay si xilkasnimo leh uga soo baxay xilka ay umada u hayaan.
Masuuiyiintan ay xubnaha ururka qiimaynta qaranka Somaliland gudoonsiiyeen shahaadooyinka waxaa ugu horeeya Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md.Daahir Rayaale Kaahin. Waxaanay sheegeen in uu ku mutaystay shahaado sharafta, sida fiican ee uu dalka inta mudada ah u hogaaminayey iyo horumarka la taaban karo ee uu sameeyey mudadaas. Waxaana Madaxweynuhu u soo wakiishay gudoominta shahaadadiisa Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md.Xasan Axmed Ducaale [Xasan Macalin]Masuuliyiintii kale ee halkaa kaga dusoontay ururkan waxaa ka mid ahaa, Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyeynta Md. Siciid Sulub Maxamed Marwo Faadumo Suudi Xasan, Odayga Somaliland Xaaji cabdi Xuseen [Cabdi Waraabe],Muha Daahir Faarax oo iyaduna ku mutaysatay shahaado sharafta xilka gudoomiyenimada suxufiyiinta qaarada Africa oo ay ku guuleysatayDhamaan masuuliyiintaas ayaa uga mahad celiyey gudiga Qiimayta Qaranka Somaliland,shahaadooyin sharafeedyadaas ay ku maamuuseen, waxaana ay sheegeen in ay dadaalkooda ka sii laban laabi doonaan. |
| Last Updated on Thursday, 21 January 2010 17:48 |

