President of Somaliland

Somaliland V/president
Latest News
- Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Safaaradda UK ku leedahay Ad
- Somaliland oo Maqaam Sarre ka Gashay Doorashooyinka Afrika Waxbixin- by. Matt Brown,
- Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada Ee Ka Dhacday Somaliland
- War Saxafadeed Ku Saabsan Doorashada Madaxtooyada S.Land Ee 26/06/10 Oo Ay Soosaareen Goobyoogaashu
- Goob Joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Sheegay In Ay Doorashadu U Dhacday
- Shirkad Basaska Magaalada Washington Oo Ku Dhajisay Basaskeedii Sawirka Axmedi Najad Oo Ka Cadheysiisay Iiraaniyiinta Mareykanka Ah
- Dhalinyarada Bariga Hargaysa Oo Tageero Mug Leh La Garab Istaagay Xukumada Iyo Xisbiga UDUB, Daawo
- Warbixin Ku Lid Ah Tii Ay Kamooshinka Qaranku Soo Saareen Oo Saxaafadu Soo Bandhigtay
- S/Land Should Be Strongly Supported By International Concerned Community By Any Means For The Upco..
- Madaxweynaha Oo Tageeryaasha UDUB Kala Qayb Qaatay Isu Soo Bixi Maalinti Todobaad Ee Shalay Beerta Xoriyada Hargeysa
- Halkan ka daawo Soo Dhawayntii Madaxwaynaha JSL ee Borama + Taageerayasha Xisbiga UDUB + Sawiro
- Siciid Sulub Oo Ku Eedeeyay Xisbiga Kulmiye Inay Samaysteen Ciidamo Maleeshiyo Beeleed Ah
- Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Waa Aabaha Demoqraadiyadda Maanta Ka Hirgashay Somaliland
- Madaxwaynaha JSL Oo Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Si Aan Hore-Loo Arag Lugna Ku Dhex Maray Magaalada
- Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Hawd
- Masuulkii U Sareeyey Madaxda KULMIYE Ee G. Awdal Oo U Diga Rogtay Xisbiga UDUB
- Xisbiyada Doorashadii Oo Aan La Gaadhin Guusha Isa Siiyay Ee Aan Xattaa Inshaalaahu Odhan Waxaanu Tu
- Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ee Boorama Daawo…
- Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Koox Argagixiso Ah Oo Sheegatay Inay
- Isu-Soo Bixii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Dhacay Beerta Xorriyadda Ceerigaabo Daawo Sawiradda
| La Ogaayoo Gorayo Haadbay Noqotay, La Ogaayoo Kulmiye Federaal Ayuu Noqday, By Sanwaa |
| Wednesday, 20 January 2010 09:54 |
|
oo la bilaabma Qorax soo baxa. Walaahi maan filayn waligayna ismaan odhan Xisbigii Kulmiye ee doorashada nala galayay hadaanu nahay labada xisbi qaran ee UDUB iyo UCID ayaa hawl yari odhanaaya Federal ayaanu waligayo aaminsanayn bilawgii ku dhawaaqista Somaliland ee 18 may 1991! Is rogroga siyaadada xisbiyada mucaaridka ayaa ahayd mid kasii laalaada gabi iyo jar dheer mudooyinkii u dambeeyay shacbigiina qalbiga ka laxaamatay.
Hadii qof ay ku timaado geerida xaqa ahi ,oo laydh ku dhago tusaale ahaan,waxay baryahan dambe gaadheen inay yidhaahdaan waa shirqool dawladeed! Habdhaqankan siyaasadeed ee halaysan ee beentii baro dheereeyay ayaa umadiina ay ka dhaxashay inaanay aaminin labadii xisbi mucaarid (KULMIYE & UCID) haday Xaqqa ku adimayaan, kuma adimayaane. Ujeedada qoraalkaygan ayaa ah mid kasoo abuurmay hadalkii waftigii kulmiye ee USA ku eedaamay kasoo ahaa: WALIGAYO MAANAAN AAMINSANAYN SOMALILAND GOONI ISU TAAGTA EE FEDERAL AYAANU QALBIGA KU HAYNAY, tan macnaheedu waa iminkadan waxaanu nahay Federal.hadalkani wuxuu dhulgariirkii Haiti oo kale ku noqday Jaaliyad wayntii reer Qatar eediina waxay dusha ka saareen Xoghayaa Arimaa Dibada ee Kulmiye Maxamed Cumar oo si wacan u shirqoolay taageerayaashii Kulmiye, si fiicana ugu gogol xaadhay kulanka ninka Somaliland neceb iyo Gudoomiyaa. Shacbiga Somaliland waxaan u sheegayaa inaydin tihiin umad daacad ah oo aad iyo aad u nasiib wacan sababtoo ah Ilaahay ayaa idiin gargaara markasta oo laydin khiyaamaynayo maanta wakaa ilaahay Kashifay Qadiyada Federalka ee Kulmiye u aasan ama u qarsoonba. Maalin dhawayd ayaa Nin masuula oo kulmiye kasoo baxay I yidhi: Sanwaayoow ma u malaynaysaa in ninka Sifir la yidhaa mushaharka looga diro xafiiska kulmiye ee Cariga ingriiska? Waa masuul ku nool UK ninka sidaa I lihi, waxaan mooday kaftan iyo dheel dheel laakiin maanta ayay noo cadaatay marki madaxii sare yidhi Federal ayaan usoo halgamay dee maba gafi-karaan inay qaadan waayaan nidaamkaa Federalka sababtoo ah nin culus ayaa iminka yidhi ku dhawaaqa arinta. XISBIGA KALIYA EE ILAA IMINKA KU SOCDA QADIYADA SOMALILAND WAA UDUB WAANA SABABTA SHACBIGA INDHEER GARADKA SOMALILAND U GALAYAA MAALINKASTA AFARTA ALBAABA WAY FURAN YIHIIN QABYAALADI WAA KA XAARAAN. |
| Last Updated on Wednesday, 20 January 2010 10:01 |


SALAAMU CALAYKUM. "Sheikh Shariif ayaa adhiga noo furay! Dumarka Somaliland kuwa koonfur ayaa ka wanaagsan! Ha ilaawina hadaladii faysalna" Ilaaha noo nasakhay siyaasada mucaaridka ayaa mahadleh. Waagii iftiimaaba