President of Somaliland

Dastuurka xisbiga

Somaliland V/president

2nd UDUB Convention

 

Latest News

Baaq Ku Socda Dhamaan: " Laamaha Xisbiga UDUB Ee Ka Dhisan Dalalka Debeda " Gara
Saturday, 17 April 2010 09:15

laamaha xisbiga UDUB ee ka dhisan dalalka debeda Garabada Haweenka iyo Dhalinyarada Xisbiga UDUB ee Ka dhisan dalalka Debedda Taageerayaasha Xisbiga UDUB ee Qurba jooga ah

Read more...
 
Xildhibaan Sheegay in Isbahaysiga Siyaasadeed ee Dhexmara H/Jeclo iyo H/Yoonis uu Noqdo Ma-dhalays
Thursday, 15 April 2010 10:08

Hargeysa,  (Up) Guddoomiyaha gudida arimaha gudaha iyo nabad galyada ee guurtida Axmed Muuse Obsiiye isla markaana ka mid ah xildhibaanada guurtida u matala beesha galbeedka Burco ayaa sheegay xisbiga ay isku raacaan beelaha Habar Awal iyo Habar Yoonis ay siyaasadiisu iibsamayso,

Read more...
 
Madaxweynaha oo Xalay Madaxtooyada Casho Sharaf ugu Sameeyay Gudoomiyaha Doorashooyinka Ghana
Wednesday, 14 April 2010 16:27

Hargeysa (Up) Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Siciid Cadaani Mooge, ayaa waxa uu u qornaa sida tan “Madaxweynaha JSL. Mudane Daahir Rayaale Kaahin, Waxaa u xalay Casho Sharaf ugu sameeyey

Read more...
 
Madaxwaynaha Somaliland Taariikhda Ayaa Qori Doonta Wax-qabadkiisii Intii uu Xilka Hayay
Wednesday, 14 April 2010 06:42

Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan akhristayaasha iyo dadwaynaha Somaliland waxaan kale oo halkan aan dhambaal Hambalyo iyo duco aan halkan u soo mariynayaa madaxwaynaha Somaliland mudane Daahir Rayaale kaahin.

Read more...
 
Xisbiga UCID Oo U Ruqaansaday Xisbi Qabiil, Kana Fogaaday Dimuquraadiyadii
Monday, 12 April 2010 18:06

Hargeysa (Up) Xisbiga mucaaradka ee UCID ayaa in dhawaan ahba ka sii siqayey marxaladdi ahayd inuu ahaado xisbi qaran isagoo u ruqaansanday xisbi qabiil ka dib markii ay ka dhacday magaalada Burco fashilaad aad u weyn oo kal jebisay xisbiga.

Read more...
 
Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Dalka, Ku Soo Fool Leh Soo Dhaweyntiisana Laga Dareemayo Gudaha
Monday, 12 April 2010 09:11

Hargeysa (Up) Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane, Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ku soo food leh dalka Somaliland, ka dib markii uu soo dhamaystay socdaal caafimaad oo uu ku joogay dalka Faransiiska, isagoo hadda ku sugan Magaalo Madaxda Dalka Imaaraadka ee Dubai.

Read more...
 
Wasiirrada Arimaha Dibada Iyo Macdanta Iyo Biyaha Oo Ka Waramay Socdaalkii ay Ku Tageen Maraykanka.
Monday, 12 April 2010 07:10

Hargeysa (Up) Wasiirradda arimaha dibada iyo macdanta iyo biyaha Somaliland ayaa maanta shir jaraa’id oo ay wada jir ugu qabteen wasaarada arimaha dibada xarunteeda magaalada Hargeysa xog waran saxaafada kaga siiyay socdaal ay dhawaan xubno wasiiro ah iyo madax ka tirsan golayaasha qaranku

Read more...
 
UDUB Waa Aayaha Dalka, Waana Astaan Qaran, By, Cumar Dooli
Sunday, 11 April 2010 06:01

Sida ayanu ka wada war qabno dalka Somaliland waxaa uu leeyahay sedex xisbi qaran, tan iyo maalitii lagu dhawaaqay nidaamka xisbiyada faraha badan hogaanka dalka Somaliland waxaa mayalka u haya xisbiga UDUB oo ah xisbi ay ka muuqdaan dhamaan beelaha daga dalka somaliland.

 

Read more...
 
Afhayeenka Xisbiga UDUB Oo Sheegay In Garabkii SNM Ee Siyaasigu Uu Fashilmay, Kii Kalena Guulaystay
Thursday, 08 April 2010 07:54

Hargeysa (UP) Afhayeenka Xisbiga talada haya ee UDUB Md. Cali Gurey, ayaa sheegay in guulaha halgankii SNM uu ahaa mid ay dhaliyeen garabkii hubaysnaa, basle garabkii siyaasigu uu isagu fashilmay. Md.Cali Gurey oo u waramayey idaacada VOA-da la’aanteeda Afka Soomaaliga, waxa uu faahfaahin dheer ka bixiyey marxaladihii kala duwanaa ee SNM iyo Somaliland soo mareen iyo weliba asbaabihii kelifay in hoggaanka dalka ka faro-baxo Ururkii SNM.

Read more...
 
Xisbiga Udub Oo Si Weyn U Xusay Maalinta Aasaaskii Ururkii SNM Ee 6 April
Wednesday, 07 April 2010 09:57

Hargeysa (UP) Xaflad Balaadhan oo lagu soo dhaweynayay Haween Tiro badan oo ku soo biiray Xisbiga UDUB ayaa maanta lagu qabtay Huteel Crown ee Magaaladda Hargeysa. Xafladaasi oo ay Xisbiga Udub ay Ku Xusayeen kuna Maamusayeen Maalinta Qiimaha weyn ee 6 April oo ah Sanadguuradii 29 aad ee kasoo wareegtay Aasaaskii Ururka Xoreynta Dalka ee SNM

Read more...
 
Kulan Balaadhan Oo Maanta Dhexmaray Wasiiro Ka Tirsan Xukumada Iyo Dhalinyrada Bariga Hargaysa Daawo
Tuesday, 06 April 2010 16:25

Hargeysa, (UP) Waxa maanta ka dhacday Hudheelka Dalxiis ee magaalada Hargaysa xaflad aad iyo aad u balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka aqoonyahanka dhalinyarada bariga Hargaysa  oo ay iskaashanyeen ururka Abdiraxmaan Tuur Foundation.

Read more...
 
Khilaaf Adag Oo Mar Saddexaad Ka Dhex Qaraxay Xisbiga KULMIYE
Tuesday, 06 April 2010 09:58

Haregysa (Yool) Khilaafkii siyaasadeed ee u dhexeeyay Masuuliyiinta Sare ee Xisbiga KULMIYE, ayaa mar Saddexaad waxa laga dareemay fagaarayaasha siyaasadeed ee ay ku kulmaan Xisbiga iyo taageerayaashiisu. Sida kulan Jimchii Toddobaadka Xisbigu ku qabasaday Hotel KAAH ee Magaalada Hargeysa.

Read more...
 
Shir Aad U Balaadhan Oo Ay Ku Kulmeen Xubnaha Iyo Tageerayaasha Xisbiga UDUB. Oo Lagu Qabtay Bariga Magaalada East London Gaar Ahaan Oxford House
Sunday, 04 April 2010 10:21

Hargeysa (UP) shalay  oo ay bishu ahayd 03/04/10 waxa lagu qabtay bariga magaalada London (East London) gaar ahaan guriga la yidhaahdo Oxford House shir aad u balaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ku kulmeen xubnaha iyo tageerayaasha xisbiga talada dalka haya ee Udub.

Read more...
 
Addis Ababa: Daawo Kulankii Dhex Maray Madaxweynaha Ethiopia iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland
Saturday, 03 April 2010 09:36

Hargeysa (UP) Waxa aanu halkan ugu soo gudbinaynaa akhristayaasha Website-ka Caalamiga ah ee udubparty, Sawirada kulan aad u muhiima oo dhex maray toddobaadkii hore Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale iyo Madaxweynaha Dawladda Itoobiya, Mudane, Girma W/ Gories.

Read more...
 
Daawo Soo Dhawayntii Madaxweynaha oo si heer sare ah Loogu soo Dhaweeyey Gabiley
Saturday, 03 April 2010 07:46

Hargeysa (UP) Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa soo dhawayntii ugu weynayd ee reer Gabiley ku soo dhaweeyeen Madaxweynaha Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin iyo wefdi balaadhan oo uu hogaaminayay shalay ku tageen Magaalada Gabiley. Bulshada ku dhaqan

Read more...
 
Yool-baadhka Siyaasiga: Guddoomiye Faysal iyo Weriye Mashqac Geliye
Saturday, 03 April 2010 06:56

Hargeysa (Yool) Intiinii la socotay, waxaanu Todobaadadii hore idiin soo gudbinay Waraysigii dhex maray Wariye Mash-qac geliye iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, waraysigaasi oo aanu si gaara ugu soo qaadanay Barnaamujkan

Read more...
 
Kulamo Muhiim Ah Oo Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Ku Yeeshay Magaalada Addis Ababa
Friday, 02 April 2010 19:02

Addis ababa (UP) Wasiirka Arrimaha Dibedda JSL, Mudane Abdillahi Mohamed Duale, waxa maanta gelinkii danbe 01/04/10 ku qaabilay xafiiskiisa safaaradda dalka Farsansiisku leedahay Addis Ababa Ethiopia Amb. Jean Chirstophe. Waxa laga wada hadlay iskaashiga labada dal iyo sii xoojinta

Read more...
 
Daawo Kormeerkii Madaxweynuhu Ku Tegay Cusbitaalka, Kawaanka Xoolaha Iyo Meelo Kale
Thursday, 01 April 2010 06:22

Boorame (UP)  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin, oo booqasho ku jooga Magaalo Madaxda Gobolka Awdal ee Boorame, ayaa maanta booqday Cusbitaalka Magaalada Boorame, Xarunta Maamulka oo uu kulan kula yeeshay Isu-duwayaasha iyo masuuliyiinta Hay’adaha Dawladda iyo Golaha Deegaanka Boorame.

 

Read more...
 
Gudoomiyaha Siyaasadda Xisbiga UDUB Oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Xarunta Xisbiga Ee Hargeysa
Wednesday, 31 March 2010 07:23

Hargeysa (UP) Guddoomiyaha siyaasada ee xisbiga talada haya ee UDUB Cumar Jaamac, ayaa maanta tafaasil qotodheer ka bixiyay socdaalkii ay dhawaan dalka Djabouti kaga qayb-galeen kulan xisbiyada Somaliland halkaas ku yeesheen Haweenayda Safaarada maraykanku ku leeyahay magaalada Nairobi u qaabilsan arrimaha siyaasada iyo dhaqaala ee Somaliland iyo Somaliya, isla markaana waxa uu xisbiyada mucaaradka ah ka

Read more...
 
Ogaysiis Kulan Balaadhan Dhamaan Taageerayaasha UDUB Finland
Wednesday, 31 March 2010 06:44

Dhamaan xubnaha iyo taageerayaash xisbiga Udub ee wadanka Finland waxa la ogaysiinayaan in la qabandoon shir lagu dardar galinayo hawlaha xisbiga, malinta sabtida 3.4.2010. sacadu marka ay tahay 4ta galabnimo

Read more...
 
Press Release: The Republic Of Somaliland, Liaison Office, Washington D.C.
Wednesday, 31 March 2010 06:33

A Somaliland delegation consisting of senior ministers and parliamentarians visited the U.S. From March 20–28, 2010 as a result of a U.S. government invitation. The delegation included,

 

Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Page 5 of 35

Waxqabad

Maxaa Qabsoomay:
Doorashooyinka
Mudadii Xisbigu talada hayay waxaa ay xukuumadu hir galisay doorashooyinkii, Dawladaha Hoose, Baarlamanka iyo Madaxtooyada.
Diwan gelinta Bulshada
Xukuumadu waxay si hagar la'aan ah uga hir galisay dhamaan 12 ka gobolka ee dalku ka kooban yahay diiwaan gelintii codbixiyayaasha
Fidinta Maamulka
Xukuumadu waxay ku guulaysatay in ay sugto dhamaan xuduudaha JSL
Waxbarashada
Xukuumadu waxay iyadoo si harag la;aan ah u dhiiri galinaysa kor u qaaday waxbarashada sare ee dalka & iyadoo maanta ay dalka ka jiraan 7 jaamacadadood oo tayo leh, waxa iyana korodh laxaad leh ku yimid tirada qalin jabiyayaasha waxbarashada hoose ilaa dugsiga sare.
Aqoonsiga
Xukuumadu waxay dadaal iyo awood dheeraad ah saartay Baadi-doonista iyo Raadinta aqoonsiga Qarannimo oo buuxa taasi oo maraysa halkii u dambaysay rajo fiicana aynu ku qabno in aynu aqoonsi fiican heli doono.
Nabad Galyadda
waxa aanu dhamaystirnay Siyaasadda Nabadgelyada ee Qaranka oo aanu mudnaanta siinay dhaqan gelinta : -.diyaarinta iyo ansixinta Xeerka La-dagaalanka Argagixisada; -.Tayaynta & qalabaynta ciidamada qalabka sida; -.Dhismaha Ciidamada Nabadgelyada, sida Ciidamada Xeebaha; Tababarka & Tayeynta Hawlgal-kooda; -.La dagaalanka falal-ka Argagaxa leh iyo Argagixisada.
Designed by: Somaliland ICT Solutions Ltd :: Send us an Email