|
Tuesday, 11 May 2010 09:10 |
|
Hargeysa (Up) Madaxweynaha Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo wefdigiisii ayaa saaka abaaro 9-kii subaxnimo ee maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Cigaal International ee Magaaladda Hargeysa. |
|
Read more...
|
|
Monday, 10 May 2010 10:17 |
|
Burco (Up) Masuuliyiinta Xisbiga UDUB ee gobolka Togdheer ayaa Huteelka Cigaal ee magaalada Burco xaflad soo dhaweyn ah ugu qabtay tageerayaal ka soo diga rogtay Xisbiga KULMIYE kuna biiray xisbiga Udub. |
|
Read more...
|
|
Saturday, 08 May 2010 05:04 |
|
Hargeysa(Up)War-saxaafadeed uu soo saaray Gudoomiyaha Siyaasadda Xisbiga UDUB, Mudane, Cumar Jaamac, ayaa isaga oo dhamaystiran waxa uu u qornaa sida tan Iyadoon la gaadhin xiligii kaambaynka doorashada ayuu bilaabay xisbiga Kulmiye inuu wafti u diro gobolada Bariga ee dalka waxana wafdigaa hogaaminaya Dr Gaboose oo aan ka ahayn xubin Xisbiga |
|
Read more...
|
|
Thursday, 06 May 2010 09:47 |
|
Hargeysa (Up)-Warsaxaafadeed uu soo saaray Gudoomiyaha Ololaha Doorashada Xisbiga UDUB, Mudane, Cismaan Cabdillaahi Cigaal, warsaxaafadeedkan oo ku wajahan Arrimaha Doorashada iyo Diiwaan gelinta, isaga oo dhamays tiran waxa uu u qornaa sida tan “Jiritaanka Somaaliland ee ah in ay tahay dal madaxbanaan waa mid ku yimi doonista shacbigeena qiimaha leh. |
|
Read more...
|
|
Thursday, 06 May 2010 07:22 |
|
Hargeysa (Up) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, iyo weftigii uu hogaaminayey waxay la kulmeen Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Fransiiska iyo Arrimaha Europe, Mudane, Bernard Kouchner, kullankaasi oo ka dhacay Xarunta Wasaarada Arrimaha Debedda iyo Arrimaha European ee magaceedu yahay (Quai d’Orsay) halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha iyo Weftigiisaba. |
|
Read more...
|
|
Tuesday, 04 May 2010 09:45 |
|
Hargeysa (Up) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Daahir Rayaale Kaahin iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa maanta gudo galay hawlahoodii shaqo ee ay Dalka Fransiiska u joogeen, kaasi oo ay ku yimaadeen Dalkan Fransiiska booqasho rasmi ah, waxa maanta lagu qaabilay aqalka looga taliyo Dalka Fransiiska ee la yidhaahdo
|
|
Read more...
|
|
Sunday, 02 May 2010 16:43 |
|
Hargeysa (Up) Madaxweynaha JSL, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin iyo wefdigiisii oo beryahanba hawlo shaqo ku joogay Magaaladda Dubia ee dalka Imaaraadka Carabta, ayaa shalay ka dhoofay Madaarka Magaaladaasi. |
|
Read more...
|
|
Sunday, 02 May 2010 16:23 |
|
Maalin kaliya kama baxsanayso hadii aanay ka hadal xukuumada oo waliba aanay ka sheegin war dhiilo xanbaarsan,waa xisbiyada mucaridka ah,sheekooyinka ay had iyo goor inooga sheekeeyaan ee ay inoo sheegaana waxa weeyaan in ay gabi ahaan ba dawlada ku tilmaamaan wax aan jirin oo aan dawlad lagu tilmaamikarin systemkeena dhan ee somaliland u yaala ee shaqaynaya ayaa waxay ka soo qaadaan mid aan haba yaraatee jirin.
|
|
Read more...
|
|
Saturday, 01 May 2010 07:12 |
|
Hargeysa (Up) Gudoomiyaha Ololaha Doorashada ee Xisbiga UDUB Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Cismaan Hindi) ayaa jawaab ka bixiyey Hadalo shalay uu sheegay Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo xisbiga UDUB ku eedeeyey inay carqaladaynayaan Doorashada, isaga oo sheegay Cismaan inay ku kalsoonyihiin Hawlaha Komishanka. |
|
Read more...
|
|
Thursday, 29 April 2010 09:12 |
|
Beryahan dambe waxaa socda siyaasad QAFILAN oo la yidhaa ISBEDEL DOON oo ay qaar ka mida axsaabta mucaaradku isku deyayaan inay shacabka reer Somalilnad ku majara habaabiyaan. Isbedel aan la fasirayni wuxuu halis ku yahay. |
|
Read more...
|
|
Tuesday, 27 April 2010 15:33 |
|
Hargeysa (Up) Warsaxaafadeed uu soo saaray, Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha, Mudane Axmed Maxamed Ciise, ayaa waxa lagu yidhi “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale kaahin iyo weftigii uu hogaaminayey ee booqashada ku joogay Dalka Ethiopia caasimaddiisa Addis Ababa, |
|
Read more...
|
|
Monday, 26 April 2010 08:58 |
|
Hargeysa (Up) Warsaxaafadeed uu soo saaray Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha, Mudane, Axmed Maxamed Ciise, oo uu ka soo saaray Magaaladda Addis ababa ayaa waxa uu u qornaa sida tan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Daahir Rayaale Kaahin iyo wefitigii uu hogaaminayey ayaa maanta soo gaadhay Magaalo Madaxda Dalka Ethiopia ee Addis Ababa, |
|
Read more...
|
|
Sunday, 25 April 2010 09:58 |
|
Marka ugu horaysa waxaan salaamaya shacbiga sharafta leh ee in-dheer garadka ah ee Somaliland meel kasta oo ay joogaan ASALAAMU CALAYKUM. Intaas hadaan ka gudbo, waxa khamiistii April 24th, 2010 Xisbiga Kulmiye soo bandhigay Barnaamijkiisa ku wajahan Hogaanka dalka. Hadaba marka ugu |
|
Read more...
|
|
Saturday, 24 April 2010 09:27 |
|
Addis ababa (Up) Wasiirka Arrimaha Dibedda JSL, Mudane Abdillahi Mohamed Duale, waxa maanta (shalay), oo ay taariikhdu ahayd 22/04/10 4:00 galabnimo loogu sameeyay xaflad aad u baladhan Safaaradda Romania ee dalka Ethiopia, xafladaas oo uu soo qabanqaabiyay Ambassadorka dalka |
|
Read more...
|
|
Thursday, 22 April 2010 10:26 |
|
Hargeysa (Up) Madaxweynaha JSL, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, iyo wefdi balaadhan oo uu hogaaminayay, ayaa saaka u duulay Magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti, iyagoo u sii dhaafi doona dalalka Ethiopia iyo Faransiiska, isagoo sheegay intii
|
|
Read more...
|
|
Thursday, 22 April 2010 10:19 |
|
Hargeysa (Up)-Madaxweynaha JSL, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu manta dhambaal tacsi ah u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo eheladii uu ka baxay Marxuum Haybe Axmed Guure (Laambad) oo saaka ku
|
|
Read more...
|
|
Wednesday, 21 April 2010 17:39 |
Hargeysa (UP) Warsaxaafadeed uu soo saaray afhayeenka Madaxtooyada, Siciid Cadaani Mooge, ayaa isaga oo dhamays tiran waxa uu u qornaa sida tan ‘’Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland waxay si wada jir ah u ansixiyeen Miisaniyadii Qaranka ee sanadkan 2010.
|
|
Read more...
|
|
Wednesday, 21 April 2010 15:35 |
|
Waxa dhammaan la ogeysiinayaa xubnaha iyo taageerayaasha UDUB ee UK in guddiga fulinta ee UDUB UK oo shir yeeshay 17/04/2010 ay go'aamiyeen in la qabto shirweyne ah dhoolatus iyo wacyi galin dadka lagu baraarujinayo taageerada Xisbiga UDUB la siinayaa ahamiyadda ay Dalka Somaliland iyo dadkaba |
|
Read more...
|
|
Monday, 19 April 2010 06:08 |
|
Hargeysa (Up) War-saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada, Siciid Cadaani Mooge, ayaa waxa uu ku yidhi ‘’Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu caawa casho sharaf ugu sameeyay qasriga Madaxtooyada wefdigii ka socday Dawladda Faransiiska oo uu hogaaminayay, Danjiraha u fadhiya Faransiiska Jamhuuriyadda
|
|
Read more...
|
|
Sunday, 18 April 2010 09:47 |
|
Hargeysa, (Up) Wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibada Somalilnd C/lahi Maxamed Ducaale ayaa maanta Hotelka Maan-soor ee Magaaladda Hargeysa Qado sharafeed ugu sameeyay Safiirka Dalka Faransiiska u fadhiya Dalka Djibouti |
|
Read more...
|
|
|