President of Somaliland

Dastuurka xisbiga

Somaliland V/president

2nd UDUB Convention

 

Latest News

Xuska 18-Ka May Oo Maanta Si Weyn Looga Xusay Magaalada Hargeysa, Daawo Sawirada
Tuesday, 19 May 2009 07:50

Hargeysa (UP) Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo lagu xusayay maalinta xornimada Somaliland ee 18-ka May,  ayaa maanta subaxnimadii lagu qabtay Beerta xorriyada ee Magaalada Hargeysa Xafladan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, waxa ka soo qayb galay Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, Gudoomiyaha Golaha Guurtida Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane

Read more...
 
Xaflad Lagu Soo Dhaweynayay Xubno Sare Oo Kasoo Baxay Xisbiga Ucid Kuna Soo Biiray Udub Ayaa Maanta
Sunday, 17 May 2009 08:21

Hargeysa (UP) Xafladaasi oo ay ka soo qayb galeen Wasiirka Cadaaladda JSL Md. Casoowe Wasiir-Ku-xigeenka Warfaafinta Md. Cali Cilmi Geele , Maxamed Cabdi Xaabsade oo Hore u ahaan jiray Gudoomiyaha Baarlamaanka JSL, Masuuliyiin ka Tirsan Xisbiga Udub iyo Dadweyne aad u tiro badan. Ayaa lagu qabtay Xarunta Dhexe UDUB/Hargaysa. Sawirada.

Read more...
 
Diyaar-garowga Dabaal-degga Xuska 18/May iyo Suugaanta Cusub ee Fanaaniintu kaga Qayb-qaadanayso?
Saturday, 16 May 2009 07:03

Hargeysa(UP)Sida aynu ka wada War qabno marka wax kasta oo dunida ka Dhaca laga Hadlo waxa jira raac raac iyo Hogaan lagu tilmaansado, waxaana marag ma doon ah in bulshaweynta dunida ku guud nooli ay ku kala tageen hadba sida ay u Milicsadaan Taariikhda ay soo mareen iyo

Read more...
 
Xidhiidhiyaha Xisbiga UDUB Oo Kulan Balaadhan La Yeeshay Mudane Richard Caborn Oo Ah MP.
Saturday, 16 May 2009 06:42

London (UP) Xidhiidhiyaha xisbiga UDUB ee UK Mujaahid Abdirahman Shiikh Hussein ayaa kulan qaatey laba saacadood kula yeeshay aqalka Baarlamanka ee wadankan Ingiriiska Mudane Richard Caborn oo ah xubin ka tirsan Baarlamanka

Read more...
 
Waraysi Lala Yeeshay Gudoomiyaha Xisbiga UDUB/UK Mudane Axmed Naasir
Saturday, 16 May 2009 06:33

Hargeysa (UP) Gudoomiyaha Xisbiga UDUB/UK Mudane Axmed Naasir, ayaa waraysi aanu la yeelanay kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xaaladda dalka, Mudaharaadkii Xisbiga KULMIYE ee London, Fikirka Xisbiyada Mucaaridka  ee ah in la bedelo Komishanka iyo arrimo kale

Read more...
 
Waxan Aaminsanahay In Maanta Mucaaridku Yihiin Kuwa Ugu Khajilaada Badan, Waayo Xogahayaha Guud"
Thursday, 14 May 2009 09:21

Hargeysa (UP) Xoghayaha guud ee xisbil xakimka UDUB Md. Jaamac Yaasiin Faarax ayaa axsaabta mucaaradka ah ku sifeeyay kuwo uu xishoodku biyo dhigay oo Garan la' barnaamij ay shacbiga la horyimaadaan maadaama oo ay marar badan ku hanjabeen in ay cudud istimaalayaan haddii aan loo hogaansamin qorshayaasha siyaasadeed ee ay wataan isla markaana ay tiraba dhawr jeer mudeeyeen laba

Read more...
 
Waxaan Mucaaradka Kula Talinayaa Inaanay Lumin Dimuqraadiyadda Dalka Ka Jirta”C/Risaaq Ciyaale
Thursday, 14 May 2009 06:08

Hargeysa (UP) Siyaasiga Cabdirisaaq Ciyaale oo kamida Siyaasiyiinta dhawaan ku soo biiray Xisbiga Talada haya ee UDUB isaga oo hore uga tirsanaan jiray Golaha dhexe ee Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE ayaa Xisbiyadda Mucaaradka ah ugu baaqay in ay ka waantoobaan khalkhal gelinta hanaanka dimuqraadiyadda iyo Halkanka uu shacbiga Somaliland ugu jiro xaqiijinta doorasho xor iyo xalaal ah oo ay codkooda

Read more...
 
Somaliland MP's In Uganda.
Wednesday, 13 May 2009 09:29

MEMBERS of the parliament of Somaliland are in Uganda to study the budget system and the role of parliament in the budget distribution.The delegation, led by Eng. Nasir Hagi Ali, was yesterday received by deputy clerk Chris Kaija Kwamya.

Read more...
 
Djibouti Oo Markii U Horaysay Laga Xusayo Maalinta Qaranimada Somaliland Ee 18 May.
Wednesday, 13 May 2009 09:23

Djibouti Hargeysa (UP) Magaalada Djibouti ee Jamhuuriyadda dalka Djibouti, ayaa markii u horaysay sanadkan lagu qabanayaa xaflad ballaadhan oo loogu dabaal degayo la soo noqoshada madaxbanaanida Somaliland.

Read more...
 
Shirkii Golaha Wasiirada Oo Lagaga Hadlay Abaaraha Dalka Ka Jira
Wednesday, 13 May 2009 05:59
Hargeysa (UP) Shirkii Golaha Wasiirada ee Maanta oo Salaasa ah lagu qabtay xarunta Madaxtooyada, ayaa si qoto dheer u falan qeeyay abaaraha saameeyay gobollo ka tirsan Jamhuuriyadda Somaliland.Shirkaasi Golaha Wasiirada oo uu gudoominayay Madaxweyne ku xigeenka JSL Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin, waxa lagu soo bandhigay, lagana wada
Read more...
 
“Siilaanyo Iyo Faysal Cali Waraabe Oo Falaadh Qaloocani Kaga Timiday Dhinaca Shacbiga JSL”
Tuesday, 12 May 2009 06:57

Waxaan salaamaya dhamaan warbaahinta Soomaalilnd iyo akhristayaashoodaba, waxaan kaloo salaamayaa inta danaysa jiritaanka iyo horumarka JSL. Akhritayaal waxa maanta dhamaaday dulqaadkii dadweynaha, waxa ishii shacabku si fiican u qabatay shaqsiyaadka caadaystay xumo abuurka iyo samo xabaalka, shaqadoodiina noqotay ka dabo

Read more...
 
Xisbiyada Mucaaridka Ah Oo Aan Doorasho Rabin, By Ibrahim Tallaabo
Monday, 11 May 2009 05:50

Maan jeclayn inaan wax ka qoro xaaladan maanta taagan iyo muranka joogtada ah ee xisbiyada mucaaradka ahi caadada ka dhigteen ee mar walba mijo xaabiska ku ah somaliland, hasa yeeshay danta umadda iyo masiirkooda ayaa khasab ka dhigaya in qof walba oo lexe jeclo ka hayso somaliland inuu ka hadlo dhibta iyo hagar daamada joogtada ah ee mucaaradku ku hayo

Read more...
 
Madaxweynaha JSL Oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Xafiiskiisa Xarunta Madaxtooyada Kagana Hadlay Qodobo Dhaw Ah
Saturday, 09 May 2009 18:39

Hargeysa (UP) Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta shir-jaraa'id oo uu ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa kaga hadlay qodobo dhawr ah, kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen Khilaafkii siyaasadeed ee u dhexeeyay Xukuumada iyo Asxaabta Qaranka, Doorashooyinka soo socda, tahriibka iyo arrimo kale.

Read more...
 
Madaxweynaha Somaliland Oo La Hadlay Bulshada Caalamka
Saturday, 09 May 2009 06:14

Hargeysa (UP) Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa dhibaato ku tilmaantay doodda ay wadamada dunidu kaga jawaabaan aqoonsiga Somaliland  ee ah inay noqon doonaan dalka labaad ee Somaliland aqoonsada. Jariirada The Independent ee ka soo baxda magaalada London ee dalka Ingiriiska, ayaa cadadkeedii  shalay baahisay qormo dheer oo weriye  ka tirsan jariiradaas Mr. Daniel

Read more...
 
Weftigii Uu Hogaaminayay Wasiirka Qorsheynta Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Ka Dib Markii Uu Ka Soo Q
Saturday, 09 May 2009 06:03
Hargeysa (UP)  Weftigii uu hogaaminayay wasiirka qorsheynta iyo isku duwida hay'adaha caalamiga ah ee Somaliland, Mudane Cali Ibraahim Maxamed (Cali Sanyare), ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay markii ay Jamhuuriyada Jibuuti kaga qaybgaleen shir Baanka Adduunka ku darsayay heerka waxqabad ee sharaa'iga gaarka ah ee ka jira dalkan.
Read more...
 
Guddoomiyaha Guurtida Somaliland Oo Gaashaanka Ku Dhuftay Hindisihii La Xidhiidhay In La Bedelo Komishanka Doorashooyinka.
Thursday, 07 May 2009 06:12
Hargeysa (UP) Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa gaashaanka ku dhuftay soo jeedin ka soo yeedhay xisbiyada mucaaridka ah oo la xidhiidhay in la bedelo xubnaha Komishinka doorashooyinka , waxaanu sheegay in arrintaasi tahay mid aan suurto gal ahayn xiligan oo dib u sii riixi karta doorashadii Madaxtooyada.
Read more...
 
Shirkii Golaha Wasiirada Ee Maanta Iyo Madaxweynaha JSL Daahir Rayaale Oo Magacaabay Guddida Qaban Qaabada 18 May
Tuesday, 05 May 2009 18:36

Hargeysa (UP) Shirkii Golaha Wasiirada ee Maanta oo salaasa ah lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada, Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagu ansixiyay qorshe cusub oo kor loogu qaadayo dalaga Beeraha Somaliland, sidaasi waxa lagu sheegay warsaxaafdeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada Somaliland, oo uu ku saxeexanyahay afhayeenka

Read more...
 
Caalamku Wuxuu Sugayaa Sida Doorshadu U Dhacdo Dalal baana Balanqaaday in Hadii…"Wasiir Cawil.
Tuesday, 05 May 2009 18:29

Hargeysa (UP) Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md. Xuseen Cali Ducaalle (Cawil) ayaa Shaaca ka qaaday in Dalal badan oo ka tirsan beesha Caalamku ay Somaliland u ballan qaadeen Aqoonsi Caalami ay u fidin doonaan Somaliland, Haddii ay Doorashada Madaxtooyadu u Qabsoonto sidii kuwii hore oo Kale, isla markaana ay qaab

Read more...
 
Ma Doorasho Doonba Mise Waa Dib-U- Dhac Doon
Tuesday, 05 May 2009 09:04

Hargeysa (UP) Waxa marar badan  lagu murmaa ama si kala  duwan loo arkaa asbaabaha dib-u-dhaca doorashooyinka cida lahayd iyo arimaha keenay dib-u- dhacaas taas oo asxaabta tartamyasay dhexdooda ka abuuray khilaaf siyaasadeed oo cirka isku shareeray.

Read more...
 
Baanka Adduunka Oo Masuuliyiin Somaaliland Ah Ku Casuumay Shir Caalami Ah.
Tuesday, 05 May 2009 06:28

Hargeysa (UP) -36 Xubnood oo ka tirsan golaha Wasiiradda, Golaha Deegaanka, Shirkadaha Ganacsiga, Hay'adaha wadaniga ah ayaa galabta dalka ka dhoofay si ay uga qayb galaan shir caalami ah oo Baanka Adduunku ku qabanayo wadanka Jamhuuriyadda Jabuuti.

Read more...
 
Xubintii Cusubayd Ee Komishanka Doorashooyinka Oo Maanta La Dhaariyay
Tuesday, 05 May 2009 06:26

Hargeysa (UP) Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta xafiiskiisa ku qabtay dhaartii Gudoomiyaha Maxkamada sare uu ku dh aarinayay xubinta cusub  ee loo magacaabay Komishanka Doorashooyinka Qaranka, sidaasi waxa lagu sheegay war ka soo baxay xarunta madaxtooyada Somaliland oo uu ku saxeexanyahay

Read more...
 
<< Start < Prev 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 Next > End >>

Page 28 of 35

Waxqabad

Maxaa Qabsoomay:
Doorashooyinka
Mudadii Xisbigu talada hayay waxaa ay xukuumadu hir galisay doorashooyinkii, Dawladaha Hoose, Baarlamanka iyo Madaxtooyada.
Diwan gelinta Bulshada
Xukuumadu waxay si hagar la'aan ah uga hir galisay dhamaan 12 ka gobolka ee dalku ka kooban yahay diiwaan gelintii codbixiyayaasha
Fidinta Maamulka
Xukuumadu waxay ku guulaysatay in ay sugto dhamaan xuduudaha JSL
Waxbarashada
Xukuumadu waxay iyadoo si harag la;aan ah u dhiiri galinaysa kor u qaaday waxbarashada sare ee dalka & iyadoo maanta ay dalka ka jiraan 7 jaamacadadood oo tayo leh, waxa iyana korodh laxaad leh ku yimid tirada qalin jabiyayaasha waxbarashada hoose ilaa dugsiga sare.
Aqoonsiga
Xukuumadu waxay dadaal iyo awood dheeraad ah saartay Baadi-doonista iyo Raadinta aqoonsiga Qarannimo oo buuxa taasi oo maraysa halkii u dambaysay rajo fiicana aynu ku qabno in aynu aqoonsi fiican heli doono.
Nabad Galyadda
waxa aanu dhamaystirnay Siyaasadda Nabadgelyada ee Qaranka oo aanu mudnaanta siinay dhaqan gelinta : -.diyaarinta iyo ansixinta Xeerka La-dagaalanka Argagixisada; -.Tayaynta & qalabaynta ciidamada qalabka sida; -.Dhismaha Ciidamada Nabadgelyada, sida Ciidamada Xeebaha; Tababarka & Tayeynta Hawlgal-kooda; -.La dagaalanka falal-ka Argagaxa leh iyo Argagixisada.
Designed by: Somaliland ICT Solutions Ltd :: Send us an Email