|
Monday, 01 June 2009 07:35 |
|
Hargeysa (UP) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin wuxuu ka tacsiyadaynayaa qoyskii, Qaraabadii, iyo dhammaan shacbiga Somaliland geeridii naxdinta lee ku timi Agaasimhii Baratakoolka Madaxtooyadda Marxuum Yuusuf Aadan Taani, oo Xalay 30/05/09 ku geeriyoodey Cisbitalka guud ee Hargeysa.
|
|
Read more...
|
|
|
Sunday, 31 May 2009 08:23 |
|
Hargeysa (UP) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada C/laahi Maxamed Ducaale ayaa ka hadlay Sanad Guurada 21-aad ee ka soo wareegtay Maalmihii SNM soo gashay Magaalooyinka Burco iyo Hargeysa oo ay Dagaal Qadhaadh kula gashay Taliskii Maxamed
|
|
Read more...
|
|
Sunday, 31 May 2009 06:33 |
|
Hargeysa (UP) Xog-hayaha guud ee Xisbiga UDUB Md. Jaamac Yaasiin Faarax ayaa maanta ka qaybgalay Munaasibad ballaadhan oo loo sameeyay Sagaal urur Bulsho oo ka tirsan degmada Gacan libaax ee magaalada Hargeysa kuwaasi oo ku soo biiray xisbiga UDUB. |
|
Read more...
|
|
Sunday, 31 May 2009 06:17 |
|
Hargeysa (UP) Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta Axsaabta Qaranka u soo bandhigay qaabka iyo sida uu u shaqaynayo mishiinka kala hufaya xogta diiwaangelinta codbixiyayaasha. Inkastoo aanay saxaafadda loo ogolaan haddana Maanta ayaa wakiillo ka kala |
|
Read more...
|
|
Sunday, 31 May 2009 05:59 |
Hargeysa (UP) Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo We fdigii uu hogaaminayay oo muddo dhawr maalmood ah ku negaa gobolka Saaxil, si ay u soo kormeeraan xaaladaha ay ku sugan yihiin degmooyinka kala duwan ee gobolka, waxa Maanta ay booqdeen Degmooyin ay |
|
Read more...
|
|
Saturday, 30 May 2009 09:05 |
|
Hargeysa (UP) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo Wefdigii uu hogaaminayay oo ay weli u socoto kormeerkii shaqo ee uu ku marayay Gobolka Saaxil, ayaa maanta booqday dhawr degmo oo ka tirsan Gobolka. |
|
Read more...
|
|
Saturday, 30 May 2009 06:23 |
Hargeysa (UP) Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo Wefdigii uu hogaaminayay ee weli ku guda jira safarkii shaqo ee ay ku joogeen Magaalada Berbera, Caasimada Gobolka Saaxil, ayaa Saaka ka qayb galay Shir balaadhan oo uu u kuur galayay Waxqabadka Waaxyaha iyo laamaha Xukuumada ee
|
|
Read more...
|
|
Thursday, 28 May 2009 07:39 |
|
Hargeysa (UP) War deg deg ah oo hada naga soo gaadhay wariyaha shabakada qarannews uga soo warama gobolka Saaxil oo hada ku sugan magaalada Berbera ayaa noo xaqiijiyay in ay hada saacad ka hor ay madaarka caalamiga ah ee magaalada Berbera ay soo cago dhigatay diyaarad khaas ah oo laga leeyahay dalka Faransiiska, diyaaradaasi oo uu
|
|
Read more...
|
|
Thursday, 28 May 2009 06:26 |
|
Hargeysa (UP) Komishanka doorashooyinka Qaranka iyo Wakiillada Seddexda Xisbi Qaran ayaa maanta si rasmi ah u Saxeexay Heshiis Afar geesood ah oo lagu soo afjarayo Murannadii iyo Is faham la'aantii ka dhalatay Qabsoomida Doorashada Madaxtooyada, Heshiiskaas oo lagu saxeexay Hotelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, Iyadoo ay Goob joog ka ahaayeen Masuuliyiinta Hay'adda Inter peace ee |
|
Read more...
|
|
Wednesday, 27 May 2009 07:36 |
|
Hargeysa (UP) Marwadu waxa ay aad u amaantay sida qiimaha leh ee Jaaliyada Somaliland ee Stockholm u abaabushay Xafladii qiimaha lahayd ee 18ka May waxay sidoo kale ay aad ula dhacday isku duubnida Shacabka Somaliland ee Sweden.
|
|
Read more...
|
|
Tuesday, 26 May 2009 07:33 |
Hargeysa (UP) Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta dhambaal tacsi ah u diray Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Ganacsiga Marxuum C/raxmaan Maxamed Cajab oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa. |
|
Read more...
|
|
Tuesday, 26 May 2009 06:26 |
|
Hargeysa (UP) Afhayeenka Madaxtooyada Siciid Cadaani ayaa ku eedeeyay saxaafada madaxa banaan kuwo waxay doonaanba iska qora, isla markaana aan garanayn waxa ay qorayaan inuu wax u dhimayo qaranka, taas oo uu Afhayeenku sheegay in loo baahan yahay in la helo sharci adag oo lagu xakameeyo saxafada xag jirta |
|
Read more...
|
|
Monday, 25 May 2009 06:53 |
Hargeysa (UP) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefdi uu hogaaminayo Xidhiidhiyaha hay’adaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Mr Mark Bowden. |
|
Read more...
|
|
Sunday, 24 May 2009 06:57 |
Hargeysa (UP) Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa sawirada qaybta labaad ee Xuska 18-ka May ee lagu qabtay Qasriga Madaxtooyada. |
|
Read more...
|
|
Sunday, 24 May 2009 06:33 |
|
Allaybaday Hargeysa (UP) Xoghayaha Guud ee Xisbiga Taladda dalka haya ee UDUB, Jaamac Yaasiin Faarax, ayaa xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye ku eedeeyay inuu doonayo in uu burburiyo jiritaanka Somaliland, isla markaana uu dabada ku hayo meelo aan la garanayn, isaga oo tilmaamay in xisbigaasi awal ka mid ahaa axsaabta tartamaysa balse uu hadda noqday firfidhiye, maadaama buu yidhi aanu ka qayb galin |
|
Read more...
|
|
Saturday, 23 May 2009 10:19 |
|
Hargeysa(UP) Hawlgal lagu buufinayo ayaxa ayaa maanta ka bilaabmay gobolka Hargeysa.Diyaarada ayax buufinaysay ay soo dirtay Hay’ada xakamaynta ayaxa ee bariga Afrika, waxa ay buufisay diyaaradan dhulka u dhexeeya Hargeysa iyo Berbera, kuwaasi oo ay ka mid yihiin Aw Barkhad iyo geedka dheenta inta u dhacaysa iyo goobo kale.
|
|
Read more...
|
|
Saturday, 23 May 2009 05:53 |
|
Hargeysa (UP) Xaflad weyn oo lagu soo dhaweynayay taageerayaal ka tirsanaa Xisbiga Kulmiye oo ku biiray Xisbiga Udub ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Degmada Allay-baday waxaana ka qayb galay Masuuliyiin waaweyn oo ka mida Xukuumadda Soomaaliland iyo Xisbiga Udub |
|
Read more...
|
|
Thursday, 21 May 2009 08:16 |
|
Hargeysa (UP) Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mudane Xuseen Cali Ducaale “Cawil”, |
|
Read more...
|
|
Tuesday, 19 May 2009 17:40 |
Hargeysa (UP) Xaflad balaadhan oo lagu xusayay maalinta xornimada ay Somaliland kala soo noqotay Soomaaliya 18/May/1991, ayaa xalay lagu qabtay qasriga Madaxtooyada Somaliland. |
|
Read more...
|
|
Tuesday, 19 May 2009 09:50 |
|
Hargeysa (UP) Johannesburg, Xaflad si heer sare ey u soo qabaqaabiyeen Jaaliyadda & Ururka Dhalinyaradda ee R. Somaliland K/Africa ayaa lagu qabtey magaaloweynta Johannesburg 16ka May 2009. Waxaa xaflada ka soo
qeybgaley martisharaf ey ka mid yihiin Prof. Iqbal Jhazbay, Waa markale iyo dabaaldega Sanadguurada 18naad ee kasoowareegtey gooni isutaaga |
|
Read more...
|
|
Tuesday, 19 May 2009 09:20 |
|
Hargeysa (UP) Sabti 16 May. Waxaa si aad baalaadhan oon hore loo arag looga dabaaldegay 18 Guurada Madaxbanaanida Jamhuuriyadda Somaliland magaala madaxda dalka Finland ee Helsinki, laguna qabtay masrax ( theatre) ku yaal Vuosaari.
|
|
Read more...
|
|
|
|
|
<< Start < Prev 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 Next > End >>
|
|
Page 27 of 35 |