President of Somaliland

Dastuurka xisbiga

Somaliland V/president

2nd UDUB Convention

 

Latest News

Xisbiga UDUB Oo Xaflad U Sameeyay Boqoolaal Tageerayaal Ah Oo Ku Biiray Kana Soo Digarogtay Xisbiga .…
Friday, 28 May 2010 16:45

Hargeysa,(Up)-Xisbiga Talada Dalka haya ee Udub ayaa manta Munaasibad Balaadhan u sameeyey dadwayne tiro badan oo ka soo digarogtay Xisbiga Mucaaridka ee Kulmiye waxaney  si rasmi ah  ugu Biireen Xisbiga Udub, Xafladaas baldhan ayaa lagu qabtay  Hotel Kaasalam ee magalada Hargeysa, Waxana  ka soo qayb-gelay Wasiirka Wasarada Arimaha Gudaha

Read more...
 
Madaxweynaha Oo Magacaabay Guddi Loo Xil-Saaray Hawlaha Dar-Dargelinta Doorashooyinka Madaxtooyada
Wednesday, 26 May 2010 15:44

Hargeysa (Up)“Madaxweynaha JSL. Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa Maanta Magacaabay Guddi loo Xilsaaray Hawlaha Dar-dargelinta Doorashooyinka Madaxtooyadda ee Xisbiga UDUB. Oo uu Gudoomiye u noqondoono Madaxweyne Ku Xigeenka JSL. Mudane, Ahmed Yuusuf Yaasiin.

 

Read more...
 
Warbixin Ay Ka Soo Diyaarisay Doorashada Ethiopia Gudoomiyaha Suxufiyiinta Africa Ee JAR
Wednesday, 26 May 2010 06:10

Addis Ababa (Up) Gudoomiyaha Suxufiyiinta Q. Africa Moha Dahir Farah ayaa Ethiopia ku amaantey habsamida ay ugu soo dhaweysey Saxafada Calamka &tan Maxaliga ah Goobjogenimada iyo Xoriyad u gudushada mihnadooda Saxafadeed ee Doorashada Parliament ka iyo dowladaha hoose ee ka qabsoontey 23-bishan.Xogwaran uu ururka JAR ka diyaariyay doorashada Ethiopia oo dhamaystiran:

Read more...
 
Maalintii Uu Ka Tagay Ee Siilaanyo Laga Wareejiyay Hoggaamintii SNM Ayaa Dalkii La Xoreeyay” By Cis
Tuesday, 25 May 2010 09:22

Hargeysa (Up) Guddoomiyaha Olalaha doorashada Madaxtooyada ee xisbiga UDUB Md. Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Cismaan Hindi), ayaa ku dooday in markii hogaankii SNM laga wareejiyey Guddoomiyaha KULMIYE in lagu guulaystay halgankii dib-u-xoraynta ee Somaliland, isla markaana waxa uu ka dhaartay inaanu hal kaadh

Read more...
 
Barmaamij Siyaasadeedka Xisbiga Kulmiye Ee Doorashada Madaxtooyada 2010 Qaybtii 2'aad By Mingiste
Monday, 24 May 2010 16:50

'Cadaalad Xumida, aqoon yaraanta iyo dafiraada Calanka Somaliland waxaa si buuxda looga arki karaa Bogga 1’aad ee Barmaamujka Xisbiga' Haddii aan  markale  hoos ugu soo dego qoraalka dheer la magac baxay barmaamujka Siyaasadeed ee Xisbiga Kulmiye,waxaan u kala qaybin karaa dhowr qaybood oo kala duwan waxaana ka mid ah:-

Read more...
 
Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Madaxtooyada Somaliland
Monday, 24 May 2010 09:49

Hargeysa (Up) Warsaxaafadeed uu soo saaray afhayeenka Madaxtooyada, Mudane, Siciid Cadaani Mooge, ayaa u qornaa sida tan “Madaxweynaha JSL. Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa Maanta soo saaray Warsaxafadeed kooban oo loo qaybiyey Warbaahinta, kaasoo ku saabsanaa dadka ku xukuman  fal dambiyeedka Argagixisadda

 

Read more...
 
Xoghaya Arimaha Debedda Ee UDUB Oo Wax Ka Qoray Report-Ka Defense & Foreign Affairs In The US Ee Ku Saabsan Somaliland
Sunday, 23 May 2010 16:28

Waxaynu ognahay oo ku soo baxay qaar ka mida saxaafadda aduunka report ay soo saareen Defense & Foreign Affairs in the United States oo ay kaga hadleen Somaliland. Report-kani waxa uu ka waramay xidhiidh musuqmaasuq ah oo ka dhexeeya xisbiyada Mucaaradka Somaliland, qaarka mida komishanka doorashooyinka SL iyo Interpeace oo ah hayadda maalgelisa  doorashada madaxtooyada SL iyo diiwaangelinta

Read more...
 
Borama: Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Wadada Isku Xidha Dilla & Camuud
Sunday, 23 May 2010 09:25

Boorame (Up) Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayay ayaa saaka soo gaadhay magaalada Boorama ee xarunta gobalka Awdal si ay ugu qeyb galaan howsha furitaanka wadada isku xidha Dilla & Camuud.

 

Read more...
 
Khudbadii Madaxweyne Rayale ee 18 May halkan ka daawo
Sunday, 23 May 2010 08:16
 
Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga Kulmiye Ee Doorashada Madaxtooyada Ee 2010 Qaybtii 1’aad
Saturday, 22 May 2010 09:14

Waxaan miyir leh u akhriyey,qoraalka loogu magac daray “Barmaamujka Siyaasadeedka Xisbiga Kulmiye ee Doorashooyinka Madaxtooyada Somaliland 2010.Qoraalku wuxuu ka kooban yahay 53 bogg,balse waxaad aad u yar DUXDA hadal ee ku jirta qoraalka,mana aha   mid laga helayo wax ku soo jiita,ku xiiso geliya amase guud ahaan faaiido u leh

Read more...
 
Wasiir Ku Xigeenka Cadaaladda Oo Markii U Horaysay Ka Hadlay Daad Isaga Iyo Baabuurkiisaba Qaaday
Thursday, 20 May 2010 08:04

Ceerigaabo (Up) Wasiir ku xigeenka Caddaaladda Yuusuf Ciise (Tallaabo) oo maalintii salaasada isaga iyo baabuurkiisiiba daad kula tegey degaanka magalada Godcaanood oo jahada galbeed ka xigta magaala-madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo  halkaasna uu ku naf waayey alle ha u naxariistee Asjkari-Maxamuud Abiib Jaamac(Qoor-leex) oo ka tirsanaa

Read more...
 
Madaxweynaha Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Jaamac Khayre Wacays
Wednesday, 19 May 2010 08:18

Hargeysa (Up)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, ayaa dhambaal tacsi ah u diray Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Jaamac Khayre Wacays oo ku geeriyooday Magaaladda Hargeysa.

Read more...
 
Madaxweynaha Oo Xalay Shir Saxaafadeed Ku Qabtay Madaxtooyada, Kana Hadlay Waxyaabo Badan
Tuesday, 18 May 2010 18:59

Hargeysa (Up)Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa ugu baaqay Shacabka reer Somaliland inay si nabadgelyo ah uga qeybqaataan hawsha kaadhadh bedelka ee  guud ahaan dalka oodhan ka socota, isla markaana waxa sheegay inaanay jirin xafladii 18 May ee sanadkan 2010 ee sida

Read more...
 
Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UDUB Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadalo Ka Soo Yeedhay Maamulka Garoowe
Tuesday, 18 May 2010 18:52

Hargeysa (Up) Warsaxaafadeed uu soo saaray Xoghayaha Guud ee Xisbiga UDUB, Mudane, Jaamac Yaasiin Faarax, ayaa u qornaa isaga oo dhamaystiran sida tan “Anniga oo tix-raacaya hadalkii shalay oo taariikhdu tahay  17/05/2010 ka soo yeedhay Wasiiro ka tirsan Maamulka Garoowe. Kuwaasi oo BBC-da ka sii daayay

Read more...
 
Tartamo Kubada Cagta Ah Oo U Dhaxeeyey 16 Kooxood, Laguna Xusayey Maalinta Gooni Isutaaga Somaliland oo lagu qabtay Oslo
Monday, 17 May 2010 06:00

Oslo (Up)Tartamo kubada cagta ah oo lagu xusayey maalinta gooni Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shalay oo dhan ka socday garoon ku yaal badhtama Oslo.

Read more...
 
Madaxweynaha Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Qoyskii Uu Ka Baxay Wasiirkii Hore Ee Ganacisga
Sunday, 16 May 2010 09:22

Hargeysa (Up) Dhambaal tacsi ah oo uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Siciid Cadaani Mooge, ayaa isaga oo dhamays tiran waxa uu u qornaa sida tan “Madaxweynaha JSL. Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxaa u maanta dhambaal tacsiya u diray Qoskii iyo qaraabadii u ka baxay

Read more...
 
Madaxweynaha Oo Digreeto Ku Soo Saaray Maalinta Doorashadu Dhacayso Ee 26 June, 2010
Saturday, 15 May 2010 18:31

Hargeysa(Up)Warsaxaafadeed uu soo saaray afhayeenka Madaxtooyada, Mudane, Siciid Cadaani Mooge, ayaa waxa uu u qornaa sida tan “Madaxweynaha JSL. Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, Waxa uu maanta Digriito Ogolaansho ah ku soo saaray wakhtiga loo cayimay Doorashada Madaxtooyaddu inay qabsoomto.

Read more...
 
Waxa Nasiib Darro Noqotay In Hawshii Ka Baxday Faraha Komishanka Qaranka Oo Goobo Farabadana Ay La
Saturday, 15 May 2010 18:26

Hargeysa (Up)Warsaxaafadeed uu soo saaray Gudoomiyaha Siyaasadda Xisbiga UDUB, Mudane, Cumar Jaamac, ayaa u qornaa sidan “Sida la wada og yahay waxa shalay dalka ka bilowday qaybinta kaadhadhka lagu saxayey diiwaan gelinta codbixiyaasha, kuwaas oo la geeyey goobo cayiman oo loogu

Read more...
 
Xoghayaha Arimaha Didibada Ee Xisbiga UDUB Oo La Kulmay Laanta Udub Ee Finland
Thursday, 13 May 2010 10:03

Helsinki (Up) Xoghaya Arimaha dibada ee xisbiga Udub  Mohamed Abdilaahi Isse Iyo wafti uu hogaaminayo oo ka mid yahay  xidhiidhiyaha xisbiga Udub UK Abdirahmaan Sheekh Xuseen ayaa  kulan balaadhan  la yeeshay  Laanta  Udub ee Finland. Kullankan waxaa furay kuna soo dhaweeyey Weftiga

Read more...
 
Madaxweynaha Somaliland Oo Hambalyo U Diray Raysal Wasaaraha Cusub Ee Dawladda UK
Thursday, 13 May 2010 07:15

Hargeysa (Up) Madaxweynaha JSL. Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa u maanta Dhambaal Hambalyo ah u diray Raysal Wasaaraha cusub ee Dawlada UK Mudane, David Cameron oo ka tirsan Xisbiga Muxaafidka ah ee  (Conservative)  oo dhawaan ku guulaystay Doorashooyinkii ka dhacay Dalka UK.

Read more...
 
Warsaxaafadeed Kooban Oo Ka Hadlaya Socdaalkii Madaxweynaha Iyo Wefdigiisu Ku Tageen Dibadda
Tuesday, 11 May 2010 17:15

Hargeysa (Up) Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada, Mudane, Siciid Cadaani Mooge, ayaa waxa uu u qornaa sida tan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, ayaa saaka ka soo degay dhabaha dayuuradaha ee Magaaladda Hargeysa, isaga oo la socday diyaarad khaas ah oo ka soo qaaday dalka Imaaraadka

Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Page 3 of 35

Waxqabad

Maxaa Qabsoomay:
Doorashooyinka
Mudadii Xisbigu talada hayay waxaa ay xukuumadu hir galisay doorashooyinkii, Dawladaha Hoose, Baarlamanka iyo Madaxtooyada.
Diwan gelinta Bulshada
Xukuumadu waxay si hagar la'aan ah uga hir galisay dhamaan 12 ka gobolka ee dalku ka kooban yahay diiwaan gelintii codbixiyayaasha
Fidinta Maamulka
Xukuumadu waxay ku guulaysatay in ay sugto dhamaan xuduudaha JSL
Waxbarashada
Xukuumadu waxay iyadoo si harag la;aan ah u dhiiri galinaysa kor u qaaday waxbarashada sare ee dalka & iyadoo maanta ay dalka ka jiraan 7 jaamacadadood oo tayo leh, waxa iyana korodh laxaad leh ku yimid tirada qalin jabiyayaasha waxbarashada hoose ilaa dugsiga sare.
Aqoonsiga
Xukuumadu waxay dadaal iyo awood dheeraad ah saartay Baadi-doonista iyo Raadinta aqoonsiga Qarannimo oo buuxa taasi oo maraysa halkii u dambaysay rajo fiicana aynu ku qabno in aynu aqoonsi fiican heli doono.
Nabad Galyadda
waxa aanu dhamaystirnay Siyaasadda Nabadgelyada ee Qaranka oo aanu mudnaanta siinay dhaqan gelinta : -.diyaarinta iyo ansixinta Xeerka La-dagaalanka Argagixisada; -.Tayaynta & qalabaynta ciidamada qalabka sida; -.Dhismaha Ciidamada Nabadgelyada, sida Ciidamada Xeebaha; Tababarka & Tayeynta Hawlgal-kooda; -.La dagaalanka falal-ka Argagaxa leh iyo Argagixisada.
Designed by: Somaliland ICT Solutions Ltd :: Send us an Email