|
Saturday, 12 June 2010 07:43 |
|
Ceerigaabo (Up) Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, oo socdaal Kormeer Guud ah ku jooga magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag, ayaa maanta shir balaadhan kula yeeshay xarunta maamulka gobolka Isku duweyaasha iyo madaxda laamaha dawlada ee Gobolkaasi. |
|
Read more...
|
|
Saturday, 12 June 2010 07:03 |
|
Ceerigaabo (Up) Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin iyo weftigii uu Hoggaaminayay, ayaa saaka kormeer ku soo maray degmooyinka Ceel Af-weyn iyo Gar-adag. Madaxweynaha Somaliland oo saaka waabarigii ka ambo baxay magaalada Ceerigaabo ayaa gaadhay degmada Ceel afweyn |
|
Read more...
|
|
Thursday, 10 June 2010 08:41 |
|
Ceerigaabo (Up) Waxa shalay Abbaara 5:48-galabnimo ee saacadda geeska Afrika garoonka diyaaraduhu ka haadaan ee magaalada Ceerigaabo ka degey Madaxweynaha Somaliland Md-Daahir Rayaale Kaahin si diiran oo aan soo dhawayn la mid ahi magaaladaa wali soo marin loogu soo dhaweeyay. Isaga oo watey diyaarad isaga iyo weftigiisa u gaar ah. |
|
Read more...
|
|
Wednesday, 09 June 2010 07:24 |
|
Marka hore anigoo ku hadlaya magaca taagerayaasha Xisbiga UDUB ee qurbaha, waxaan hambalyo diiran u dirayaa Madaxda iyo taageerayaasha qaaliga ah ee xisbiga UDUB ee wacdaraha ka dhigay maalintii 2-aad ee ololaha xisbiga UDUB guud ahaanba wadanka SL, Magaalada Ceerigaabo ayaad moodaysay inay soo bandhigatay isu soo bax bilicdiisa iyo quruxdiisa lalayaabay, |
|
Read more...
|
|
Wednesday, 09 June 2010 07:09 |
|
Hargeysa (Up) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa Wasiirka Isgaadhsiinta, Mudane, Cali Sandulle, isagoo ka tacsiyadaynaya geeridii ku timid Alla ha u naxariistee Hooyadii
|
|
Read more...
|
|
Tuesday, 08 June 2010 06:34 |
|
Kulan Balaadhan oo maanta ka dhacay xarunta xisbiga Udub ee North America ee Gobolka Minnesota, kulankaas oo ay ka soo qayb galeen dhamaan xubnaha, taageerayaasha, iyo maamulka xisbiga ee North America kuna falanqeeyeen xaalada guud ee dalkeenii hooyo iyo ololaha doorashada waxa ka soo baxay |
|
Read more...
|
|
Monday, 07 June 2010 06:27 |
|
Hargeysa (Up) Xisbiga talada haya ee UDUB, ayaa maanta muujiyay dhoola tus aad u balaadhan , kana sameeyay Gobollada dalka Somaliland, gaar ahaan Beerta xorriyada ee Magaaladda Hargeysa, Isu soo baxaasi oo ayna u kala hadhin yar iyo weynba, waxa ay ahayd maalintii labaad ee Ololaha Xisbiga UDUB ku muujiyay taageeradooda. |
|
Read more...
|
|
Sunday, 06 June 2010 18:54 |
|
Waxaan salaamayaa dhamaan shacbiga qaaliga ah ee reer SL.Shacbiga qaaliga ahow waxaynu hadda ka gudubnay sadexdii maalmood ee ugu horeyay ee ololaha doorashada. waxaynu dhegaysanay khudbadihii Musharaxiinta iyo madaxda kale ee axsaabta. |
|
Read more...
|
|
Saturday, 05 June 2010 07:08 |
|
Xoghayaha Arimaha Debedda ee Xisbiga UDUB oo hambalyo u Diray Madaxda iyo Taageerayaasha Xisbiga UDUB. Marka hore waxaan hambalyo diiran u dirayaa Madaxda Xisbiga UDUB oo uu hogaaminayo Madaxweynaha JSL mudane Dahir Rayale Kahin iyo Madaxweyne Ku xigeenka JSL Mudane Axmed Yusuf Yasin, |
|
Read more...
|
|
Saturday, 05 June 2010 06:24 |
|
Hargeysa (Up) Guddida madaxa banaan ee ilaalinta anshaxa iyo habsami u socodka doorashada madaxtooyada ayaa qalbi furan ku soo dhaweeyey sida uu u bilaabmay ololaha doorashada madaxtooyadda ee maanta si rasmi ah uga bilaabmay dalka, iyagoo sheegay inuu si hufan oo nabadgelyo ah ugu furmay Xisbiga talada haya ee isagu ugu horeeyey ololaha doorashada. |
|
Read more...
|
|
Thursday, 03 June 2010 09:01 |
|
Hargeysa (Up) - Xisbiga Talada haya ee UDUB, ayaa maanta isu soo bax balaadhan oo aan hore loo arag ka sameeyay guud ahaan Somaliland, iyadoo ay bilaabantay Ololihii Doorashada Madaxtooyada. Dadweynaha reer Hargeysa, yar iyo weynba ayaana maanta u kala hadhin isu soo baxa ololaha doorashada Madaxtooyada, iyadoo dhaq-dhaqaaqihii Magaaladda Hargeysa ay joogsatay.
|
|
Read more...
|
|
Thursday, 03 June 2010 06:40 |
|
Hargeysa,(Up) Xaflad balaadhan oo lagu xoojinayay taageerada xisbiga UDUB ay u Hayaan Beesha Reer Shirdoon ayaa maanta lagu qabtay Barxada hore ee Huteelka Crown ee Magaalada Hargeysa Xafladaasi waxa ka soo qeyb galay Kumanaan qof oo ka mid ah taageereyaasha xisbiga UDUB gaar ahaan Beesha Reer Shirdoon oo ka mid ah beelaha Galbeedka Hargeysa Daga . |
|
Read more...
|
|
Wednesday, 02 June 2010 16:34 |
|
Salaan aad u qiimo badan ayaan salaamayaa gabi ahaanba umada Somaliland gayi kasta ha joogaane.Waxaan jeclay inaan iftiimiyo hadalo iyo weedho aan loo aabo yeelayn oo kasoo baxaya Masuuliyiinta ugu sareeya xisbiga Kulmiye. Waxa dhawr maal mood ka hor jiray Hadal kasoo yeedhay Gudoomiyaa
|
|
Read more...
|
|
Wednesday, 02 June 2010 16:18 |
|
Hargeysa,(Up) dadweyne tiro badan oo isugu jira madaxdhaqameed, haween, dhalinyaro iyo qaybaha bulshada ayaa xaflad loogu qabtay maanta Hoolka Casaloma ee magaalada Hargeysa waxay kaga dhawaaqeen in aanay ka bixin xisbul-xaakimka talada haya ee UDUB oo ay la garab- |
|
Read more...
|
|
Wednesday, 02 June 2010 05:59 |
'Maya, xataa Kulmiye ayaan ku kasoonany inay fulinkaraan waxa ay sheegeen, sida aan hoos ku cadayndoono."Muwaadinka qaaliga ahow waxa la soo gaadhay xiligii uu si rasmi ah u furmi lahaa ololaha doorashada madaxtooyada JSL oo furmaya 3/06/2010.
|
|
Read more...
|
|
Tuesday, 01 June 2010 09:09 |
|
Hargeysa (Up) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta soo saaray Degreetooyin uu ku magacaabay, dhawr Wasiiru-dawle oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland. |
|
Read more...
|
|
Monday, 31 May 2010 17:09 |
|
Hargeysa (Up) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta kormeer ku soo maray Biriijka Magaaladda Hargeysa, Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Miiska Saraakiisha, halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay. |
|
Read more...
|
|
Sunday, 30 May 2010 18:58 |
|
Hargeysa (Up) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, ayaa caawa dhambaal tacsi ah u diray Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda, Cali Maxamed Cabdalle “Cali Biikalo”, isagoo ka tacsiyadaynaya geerida ku timid Alla ha u naxariistee Aabihii, Marxuum Maxamed Cabdalle |
|
Read more...
|
|
Saturday, 29 May 2010 15:27 |
|
Waxaan uga mahad celinayaa Dhamaan xubbnaha xisbiga UDUB ee kala jooga daafaha Dunida sida fir-fir coon ee ay isu abaabulayaan uguna diyaar garoobayaan ka qayb qaadashada ololaha doorashada madaxtooyada JSL.
|
|
Read more...
|
|
Friday, 28 May 2010 17:27 |
|
Hargeysa (Up) Intiini la socotay Barnaamujkan “Yool-Baadhka Siyaasiyga”, waxaanu Toddobaadkii hore idiinku soo bandhignay Waraysi xiiso badan oo dhex maray Guddoomiyaha Ololaha Gobollada Bari ee Xisbiga Mucaaridka ee KULMIYE Dr. Maxamed Cabdi Gabboose iyo Weriye Mash-qac Geliye, kaasoo uu dhowaan Weriyhu kaga soo qaaday Magaalada Ceerigaabo ee |
|
Read more...
|
|
|