President of Somaliland

Dastuurka xisbiga

Somaliland V/president

2nd UDUB Convention

 

Latest News

War Murtiyeed Ka Soo Baxay Guddida Siyaasadda UDUB Ee Dalka Qatar, By Sanwaa Cumar Yare
Saturday, 23 January 2010 07:51

Sadex xisbi ayaynu kala nahay nin waliba kiisa ayuu Laabta ku sitaa aniguna kala mid ayaan ahay laakiin tuurtaan ku sitaa xisbigan aan ka tirsanay ee UDUB, kii ka cadhoonayana waxaan leeyay Adeer Gafuur cadho

Read more...
 
Madaxweynaha Oo Saaka Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wefdi Ka Socda Safaarada UK Ku Leedahay Ethio
Thursday, 21 January 2010 17:48

Hargeysa (UP) Warsaxaafadeed uu soo saaray afhayeenka Madaxtooyada Siciid Cadaani Mooge, ayaa waxa uu u qornaa sida tan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,

Read more...
 
Gudida Qiimaynta Qaranka Oo Shahaado Sharafeedyo Gudoonsiiyey Masuuliyiin Uu Ugu Horeeyo Madaxweynaha Somliland.
Thursday, 21 January 2010 17:08

Hargeysa (UP) Gudida Qiimaynta Qaranka Somaliland oo fadhigoodu yahay Magaalada Bristol ee dalka Ingiriska, ayaa Maanta shahaadooyin sharaf gudoonsiisay masuuliyiin uu ka mid ayahay

Read more...
 
La Ogaayoo Gorayo Haadbay Noqotay, La Ogaayoo Kulmiye Federaal Ayuu Noqday, By Sanwaa
Wednesday, 20 January 2010 09:54

SALAAMU CALAYKUM. "Sheikh Shariif ayaa adhiga noo furay! Dumarka Somaliland kuwa koonfur ayaa ka wanaagsan! Ha ilaawina hadaladii faysalna" Ilaaha noo nasakhay siyaasada mucaaridka ayaa mahadleh. Waagii iftiimaaba wuxuu leeyay dhacdooyin u gaara

Read more...
 
Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, Oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Xarunta Madaxtooyada, Daawo Sawirada
Tuesday, 19 January 2010 16:56

Hargeysa (UP) Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Xarunta Madaxtooyada Somaliland wuxuu kaga hadlay dhinacyada Nabadgelyada, ladagaalanka Argagixisada,khilaafaadka Golaha

Read more...
 
Madaxweynaha oo Wasiiru Dawle Cusub u Magacaabay Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland, Tacsina U Diray...
Tuesday, 19 January 2010 15:59

Hargeysa (UP) Warsaxaafadeed ka soo baxay qasriga Madaxtooyada JSL, oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada, Siciid Cadaani Mooge aya waxa uu u qornaa sidan tan “Madaxweynaha JSL.isaga oo

Read more...
 
Madaxweyne-Ku-Xigeenka Oo Kormeeray Taliska Guud Ee Booliiska Iyo Madbacada Qaranka
Tuesday, 19 January 2010 06:04

Hargeysa(UP)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa sheegay in xukuumada Somaliland ay u qorsheysan tahay  in la xoojiyo amaanka dalka sanadkan 2010-ka,waxaanu ciidanka booliska

Read more...
 
D/Hoose Ee Hargeysa Oo 13 Baloog Oo Dhul Ah Ku Wareejisay Wasaaradaha Fuliya Adeegyada Bulshada
Sunday, 17 January 2010 15:30

Hargeysa (UP)Dawlaha Hoose ee Caasimada Hargeysa ayaa shalay mulkiyada 13 baloog  oo ka mid ah dhulka danta guud, oo loogu tallo galay in laga dhiso Garoomo Ciyaareed, Dugsiyo Waxbarasho iyo Rugo Boolis ku

Read more...
 
Xisbiga Tallada Haya Ee UDUB Oo Xaflad Soo Dhawayn Ah U Sameeyey Taageerayaal Ka Soo Go’ay Xisbiga Kulmiye
Sunday, 17 January 2010 06:18

Hargeysa (UP) Xisbiga talada ahaya ee UDUB, ayaa maanta Xaflad balaadhan oo soo dhawayn ah u sameeyey  garabyo haween ah oo kasoo baxay xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE.Xafladaas oo

 

Read more...
 
Shacbigoow Ha Ilaawina In Kulmiye Dab Qabadsiiyay Calanka Somaliland, Maanta Doonayo Somaliweyn
Sunday, 17 January 2010 05:38

Asalaamu calaykum dadwaynaha reer somaliland intaas ka dib, aad ayay u sharaf badantay in laysku weeraro siyaasad bilaa aflagaado ah beentana layska ilaaliyo, anaguna waxaanu jecelnay qawlka aanu leenay inay lasocoto cadayn iyo

Read more...
 
Press Release: Dr. Ahmed Esa’s Successful Visit To South Africa,
Thursday, 14 January 2010 18:18

Dr. Ahmed Hussein Esa, Director of the Institute for Practical Research and Training (IPRT) and co-founder of Abaarso Tech, the new Science and Technology Academy that recently opened in Somaliland,

Read more...
 
Berigii Aan Mucaaridka Ahaa, Waxaanu Xidhnaan Jirnay Muraayad Madow Oo Wax Qariban Uun Baanu Arki Jirnay Laakiin...' - Md. C/Risaaq Ciyaale
Tuesday, 12 January 2010 07:47

C/risaaq Ciyaale oo ka tirsan Gudida Fulinta ee Xisbiga UDUB, ayaa gaashaanka ku dhuftay warar mucaaridku ku sheegeen in adeegyada bulshada ee gobolka Saaxil ay aad u liitaan.Mudane C/risaaq Ciyaale oo maanta

Read more...
 
Waan Akhriyey Qorshaha Waxqabadka Ee Xisbiga UCID! By Mingiste
Monday, 11 January 2010 15:26

Waan akhriyey“Barnaamijka Siyaasadeed ee Xisbiga UCID, 2009/2010-ka kaas oo ka kooban 47 bog ,looguna tala galay in shacabka reer Somaliland laga bedesho

Read more...
 
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Ceel Biyood Ku Shaqaynaya Tamarta Qoraxda Oo Laga Hirgeliyay Tuulada Jaleelo.
Sunday, 10 January 2010 09:17

Hargeysa (UP) Madaxweyne-Ku-Xigeenka Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa shalay xadhiga ka jaray Ceel-biyood laga hirgeliyay tuulada Jaleelo ee waqooyiga Magaalada Hargeysa.Ceelkaasi oo

 

Read more...
 
Isku Day Qarax Miino Ah Oo Loo Xidhay Masaajidka Sh.Aadan Siiro Iyo Madarasado Xaafada Xawaadle ah Oo Fashilmay + Sawiro
Saturday, 09 January 2010 15:46

Hargeysa(UP)-Waxa saaka fashilmay qarax in ka badan sagaal xabo oo Miino ah oo lagu xidhay Masaajidka Sh Aadan Siiro, Madarasada Al-furqaan iyo Madarasada Nuuruk Qur’aan oo dhamaantood ku yaala meelo isku dhaw oo xaafadda Xawaaladle ah

Read more...
 
Hadaanu UDUB Nahay Waxa Tartanka Doorashada Noo Galaya Laba Masuul Oo La Jecel Yahay
Saturday, 09 January 2010 07:08

Salaamu Calaykum dhamaan saxaafada ogol Rayiga xorta ah iyo dhamaan dadka reer Somaliland ee akhrista wararka shabakadaha kala duwanba. Waxaad moodaa in layska ugaadhsanayo dhinac kasta marka aad aragto iyadoo dawladii shacbiga codkooda kusoo baxday iyo

Read more...
 
Marxuum Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe) oo Si Heer Qaran Ah Loogu Aasay Hargeysa
Thursday, 07 January 2010 05:24

Hargeysa (UP) Wakiilkii Somaliland dalka Faransiiska u fadhiyey marxuum Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe) oo maanta maydkiisa la keenay magaalada Hargeysa, ayaa aas heer Qaran ah loogu

Read more...
 
Waxaan Ummadda U Sheegayaa In KULMIYE Aanay Doonayn In Dalkani Uu Helo Aqoonsi Caalami Ah, Guddoomiyaha Xisbiga UDUB Ee Gobolka Hargeysa
Wednesday, 06 January 2010 06:17

Hargeysa(UP)Guddoomiyaha Xisbiga UDUB ee Gobolka Hargeysa Md. Cismaan Xasan Faarax (Cismaan Waxar) oo ka hadlay shir-jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Huteelka Crown ee magaalada Hargeysa waxay eedo

Read more...
 
Mucaaridkii Oo In Yar U Jira Inay Yidhaahdaan Janno-Adduunyo Ayaanu Idiin Samaynaynaa Shacbiyoow
Tuesday, 05 January 2010 09:26

Salaamu Calaykum marka hore. Marka xigtaa waxaan Salaamayaa shaqaalaha UDUBPARTY.COM OO DHAN intaas ka dib,  Waxa qosol iyo madadaalo ii ah inaan akhriyo qoraalka kasoo baxaya Mucaaridka

 

Read more...
 
Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Qasriga Madaxtooyada ku Dhaariyay Raxan Wasiiro ah Daawo Sawirada
Monday, 04 January 2010 09:24

Hargeysa(UP)Warsaxaafadeed uu soosaaray Afhayeenka Madaxtooyada, Mudane, Siciid Cadaani Mooge, ayaa u qornaa sida tan “Guddoomiyaha Maxkamadda Sarre Mudane

Read more...
 
Markii Beentii Iyo Dacaayadii Ay U Socon Waday Ayuu KULMIYE Qiray Waxqabadka Dawladda
Sunday, 03 January 2010 09:28

Waxa salaamay dhamaan shacbiga Somaliland, xukumada iyo dhamaan shabakadaha wararka ee Somaliland intaas ka bacdi, horta marnaba laguma guulaysto in la duudsiyo Waxqabad Dawlad

Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Page 10 of 35

Waxqabad

Maxaa Qabsoomay:
Doorashooyinka
Mudadii Xisbigu talada hayay waxaa ay xukuumadu hir galisay doorashooyinkii, Dawladaha Hoose, Baarlamanka iyo Madaxtooyada.
Diwan gelinta Bulshada
Xukuumadu waxay si hagar la'aan ah uga hir galisay dhamaan 12 ka gobolka ee dalku ka kooban yahay diiwaan gelintii codbixiyayaasha
Fidinta Maamulka
Xukuumadu waxay ku guulaysatay in ay sugto dhamaan xuduudaha JSL
Waxbarashada
Xukuumadu waxay iyadoo si harag la;aan ah u dhiiri galinaysa kor u qaaday waxbarashada sare ee dalka & iyadoo maanta ay dalka ka jiraan 7 jaamacadadood oo tayo leh, waxa iyana korodh laxaad leh ku yimid tirada qalin jabiyayaasha waxbarashada hoose ilaa dugsiga sare.
Aqoonsiga
Xukuumadu waxay dadaal iyo awood dheeraad ah saartay Baadi-doonista iyo Raadinta aqoonsiga Qarannimo oo buuxa taasi oo maraysa halkii u dambaysay rajo fiicana aynu ku qabno in aynu aqoonsi fiican heli doono.
Nabad Galyadda
waxa aanu dhamaystirnay Siyaasadda Nabadgelyada ee Qaranka oo aanu mudnaanta siinay dhaqan gelinta : -.diyaarinta iyo ansixinta Xeerka La-dagaalanka Argagixisada; -.Tayaynta & qalabaynta ciidamada qalabka sida; -.Dhismaha Ciidamada Nabadgelyada, sida Ciidamada Xeebaha; Tababarka & Tayeynta Hawlgal-kooda; -.La dagaalanka falal-ka Argagaxa leh iyo Argagixisada.
Designed by: Somaliland ICT Solutions Ltd :: Send us an Email