|
Sunday, 21 February 2010 09:31 |
|
Dhulka waynu wada leenay , Waligeedba nin abaal guda iyo nimaan gudinba way kusoo noolayeen dunida, waxa maanta Kulmiye ku jiraa abaabulkii ugu miisaanka waynaa ee uu ugu talo galay soo dhawaynta Gudoomiye Faysal Cali Waraabe taasi oo ah shuruud iyo axdi ay wada galeen labada xisbi mucaarid kuna salaysan Elementary maths 1+1=2 Adna markaaga Anna markayga.
|
|
Read more...
|
|
Sunday, 21 February 2010 08:45 |
|
Hargeysa (UP) Weftigii Xukuumada Somaliland ee mudada labada bilood ku dhow ku sugnaa Gobolka Sool ee uu Hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha Md. Cabdilaahi Ismaaciil Cali (Cirro) ayaa maanta kormeer ku soo maray Cisbitaalka guud ee Magaalada Laascaanood oo xaaladiisa laga dayrin jiray.
|
|
Read more...
|
|
Sunday, 21 February 2010 05:45 |
|
Hargeysa (UP) Munaasibad aad u ballaadhan oo lagu xusayey sannad guuradii 28-naad ee ka soo wareegtay maalintii ay ururkii UFFO dhagex kala hortageen ciidankii taliskii Siyaad Barre ee sannadkii 1982-kii, ayaa maanta lagu qabtay fagaaraha beerta xoriyada ee caasimada Hargeysa.
|
|
Read more...
|
|
Saturday, 20 February 2010 08:53 |
|
Hargeysa(UP)Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa qaar ka mid ah sawirada soo dhawayntii ugu weynayd ee lagu qaabilay, wefdigii uu hogaaminayay Xoghayaha Guud ee Xisbiga UDUB, Mudane, Jaamac Yaasiin Faarax oo ay ka mid ahaayeen Gudoomiyaha Ololaha Doorashada Xisbiga UDUB,
|
|
Read more...
|
|
Thursday, 18 February 2010 17:59 |
|
Hargeysa (UP) Xoghayaha Guud ee Xisbiga UDUB Jaamac Yaasiin Faarax iyo Wafdi uu Hogaaminayo, ayaa maanta Duhurkii ku soo guryo noqday Magaalada Hargeysa ka dib markii uu soo dhammaystay Kormeer uu in muddo ah ugu maqnaa guud ahaanba Gobolada Dalka iyo Degmooyinkooda. boqolaal qof oo ah Taageerayaasha Xisbiga Udub
|
|
Read more...
|
|
Thursday, 18 February 2010 15:55 |
|
Hargeysa (UP) Munaasibad ballaadhan oo loogu wan-qalayay Degmada Balli-cabbane ee gobolka Hawd oo ka mid ah Degmooyinkii uu Madaxweyne Rayaale magacaabay, ayaa shalay lagu qabtay Degmadaas. Munaasibadaas oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana ay ka qayb galeen
|
|
Read more...
|
|
Wednesday, 17 February 2010 08:54 |
|
Hargeysa(UP)Warsaxaafadeed uu soo saaray Af-hayeenka Madaxtooyada, Mudane Siciid Cadaani Mooge, ayaa u qornaa sida tan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxaa uu Maanta Xarunta Madaxtooyadda kulan kula yeeshay Wafti balaadhan
|
|
Read more...
|
|
Monday, 15 February 2010 10:05 |
|
Hargeysa (UP)- Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Siciid Cadaani Mooge, ayaa waxa uu u qornaa sida tan “Madaxweynaha JSL. Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxaa uu Maanta Digreeto uu ku Magacaabay Hay’add cusub oo loo Xil
|
|
Read more...
|
|
Sunday, 14 February 2010 16:53 |
|
Hargeysa (UP) Waxa dalka ku soo laabtay waftigii uu hogaaminaayay wasiirka duulista iyo hawada Somaliland, Mudane, Cali Maxamed Warancadde, oo uu ka mid ahaa duqa caasimada, Mudane, Xusseen Maxamuud Jiciir,Weftigani oo socdaalkooda ugu weyni uu ahaa soo gabo gabaynta heshiiskii ay wasaarada duulista iyo hawadu la
|
|
Read more...
|
|
Sunday, 14 February 2010 07:23 |
|
London (UP) Xukuumada Somaliland, oo uu ka wakiil yahay, Wakiilka Somaliland ee Uk, Mudane, Aadan Muuse Jibriil, iyo xubno ka socda Xisbiga UDUB, ayaa xalay kulan heer sare ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibada ee Uk, Mudane, David Milliband. |
|
Read more...
|
|
Saturday, 13 February 2010 14:25 |
|
Burco (UP) Xoghayaha Guud ee Xisbigga UDUB Md. Jaamac Yaasiin Faarax, iyo wafdigii uu hogaaminayay ee mudooyinkii u danbeeyay socdaalka ku marayay gobolada bari ee Somaliland ayaa maalintii Khamiistii soo gaadhay Magaalo madaxda gobolka Togdheer ee Burco halkaas oo si aad u
|
|
Read more...
|
|
Saturday, 13 February 2010 10:40 |
|
Ugu horayn waxan salaamayaa shacabka indhaha iyo maskaxda furan ee Somalind gude iyo dibadba. Marka xigta anigoo ku hadlaya magaca Gudida Siyaasada UDUB ee Qatar waxaan aad iyo aad ugu bogay oon ugu mahadnaqayaa Warbixintii Wasiir C/laahi |
|
Read more...
|
|
Thursday, 11 February 2010 15:40 |
|
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha J. Somaliland Md. Cabdilaahi Ismaaciil Cali (Cirro) ayaa shalay Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool Aqoon Isweydaarsi la xidhiidha adkaynta nabadgelyada xalinta khilafaadka u furay
|
|
Read more...
|
|
Thursday, 11 February 2010 09:53 |
|
Berbera (UP) Qaar ka mid ah Ganacstada Xoolaha Nool ka dhoofisa dekeda Berbera, ayaa waxba kama jiraan ku sheegay eedeymo ay u soo jeediyeen Gudiga dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada.Shir-jaraa'id oo ay ku qabteen
|
|
Read more...
|
|
Thursday, 11 February 2010 09:44 |
|
Hadaynu nahay Somaliland waxay taariikhdeenu soo jirtaa mudo aad u dheer sida Taariikh yahanka caalamku sheego (International historians), Somaliland ilaa 1884 ayaa la sheegaa inuu ingriisku xidhiidh inala lahaa. Xuduudaheenu waa kuwo la yaqaan oo dawladaha reer
|
|
Read more...
|
|
Wednesday, 10 February 2010 09:24 |
|
Hargeysa (UP) War-saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland, Md, Siciid Cadaani Mooge, ayaa waxa uu u qornaa sida tan:-Madaxaweynaha JSL. Mudane Daahir Rayaale Kaahin, |
|
Read more...
|
|
Tuesday, 09 February 2010 09:13 |
|
Warqad Furan: Ku: Ardayda Wax Ka Barata Jaamacadaha Somaliland, Walaalayaal waxaan marka hore idinku salaamayaa salaanta islaamka A/calaykum, marka xigta ujeedada ka dambaysa xidhiidhka aan Warqadan idiin kusoo diray waa
|
|
Read more...
|
|
Monday, 08 February 2010 16:44 |
|
Hargeysa (UP) Waxa maanta wadanka booqasho ku yimi wefti ka socda Safaaradaha Dawladda Finland u jooga wadamada Kenya, Ethiopia oo ay weheliyaan xubno ka socda Waaxda socdaalka Dawladda Finland. Waftigaa
|
|
Read more...
|
|
Monday, 08 February 2010 16:06 |
|
Waxa maalmahan ku soo noqnoqonayey mareegaha iyo warbaahinta afsoomaaliga ku hadasha, weedho iska soo daba dhacayey oo xisbiyada mucaaradku ku sheeganayaan inay qabtaan shaqadii xakuumaddu qaban lahayd, |
|
Read more...
|
|
Monday, 08 February 2010 09:58 |
|
Hargeysa (UP) Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale, intii aanu ka soo amabixin Magaalada Addis ababa shalay, waxa quraac shaqo ugu samaysay huteel weyn oo ku yaala
|
|
Read more...
|
|
|