President of Somaliland

Dastuurka xisbiga

Somaliland V/president

2nd UDUB Convention

 

Latest News

Wasiirka Madaxtooyada Ee Koonfuur Afrika Oo Ka Hadlay Arrinta Ictiraafka Somaliland
Monday, 15 March 2010 08:53

South Africa (UP) Wasiirka Madaxtooyada Dawladda Koonfurta Afrika Collins Chabane, ayaa ka hadlay qadiyadda Madax-Banaanida Somaliland iyo Aragtidooda la xiriirta. Waxaanu sheegay in Somaliland ay Mudan tahay in lagaga daydo habka loo maro dhismaha Qaran jira Collins Chabane waxa uu ka hadlay Aqoonsi Caalami ah oo ay hesho Somaliland,

 

Read more...
 
Dhismihii Taliska Qeybta Booliska Iyo Laanta Socdaalka Ee Gobolka Sool Oo Maanta Xadhiga Laga Jaray.
Monday, 15 March 2010 05:41

Laascaanood (UP) Wasiirka Arrimaha gudaha Md. Cabdilaahi Ismaaciil Cali (Cirro) oo hoggaaminaya Weftiga Wasiiradda ah ee ku sugan gobolka Sool , ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismeyaasha Taliska qeybta Gobolka Sool iyo Laanta Socdaalka ee gobolkaasi oo dhismahoodu muddo bilo ah socday.

Read more...
 
Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In 80 Tan Oo Raashin Ah Bil Kasta Loo Qaybin Doono Danyarta G/Sool
Sunday, 14 March 2010 10:26

Hargeysa (UP) Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL, Mudane, Cabdillaahi Ismaaciil Cali Cirro, ayaa shaaca ka qaaday in bil kasta ay dadka danyarta ah ee gobolka Sool loo qaybin doono 80 tan oo raashin ah. Wasiirka arrimaha guduhu waxa uu sidaas kaga dhawaaqay kulan uu maanta magaalada Laascaanood ee gobolka Sool kula yeeshay suxufiyiinta gobolkaasi.

Read more...
 
Barnaamujka Yool-baadhka Siyaasiga: Guddoomiye Siilaanyo iyo Weriye Mashqac Geliye
Saturday, 13 March 2010 15:38

Hargeysa (Yool) Toddobaadkan waxa aanu akhristayaasha u soo ban-dhigaynaa Barnaamuj cusub oo aanu ugu Magac-darnay “Yool-baadh”, kaasoo aanu si gaara Toddobaadkiiba Hal Maalin ugu soo qaadan doono Waraysi Jac-bur ama “Intertament”  ah oo uu Weriye Mr. Mash-qac Geliye oo ah daadihiyaha Barnaamujkan uu la yeesho mid ka mid ah Madaxda Axsaabta, Siyaasiyiinta iyo shaqsiyaadka caanka ah ee Somaliland iyo Soomaaliya labada-ba.

 

Read more...
 
Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Shir La Yeeshay Guddida Nabad Gelyada Gobolka Sool
Saturday, 13 March 2010 09:42

Hargeysa (UP) Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cabdilaahi Ismaaciil Cali (Cirro) oo ku sugan gobolka Sool ayaa shalay shir balaadhan la yeeshay Magaalada Laascaanood Guddida nabad gelyada ee Gobolka Sool. Waxaana shirkaasi si qoto dheer loogu falan qeeyay sidii awooda loo saari lahaa nabadgelyada gobolkaasi.

Read more...
 
Xaflad aad U Balaadhan Oo Lagu Soo Dhaweeyey Kayse Cali Geedi Oo Maanta Si Rasmi Ah Ugu Biiray Xisbiga UDUB, Daawo
Wednesday, 10 March 2010 15:56

Hargaysa, (UP) Waxa maanta Hotel Crown ee magaalada Haragaysa lagu qabtay xaflad aad iyo aad u balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen Xisbiga talada dalka gacanta ku haya ee UDUB, xafladaasi oo lagu soo dhawaynaayay Kayse Cali Geedi Diiriye oo ahaa xoghayahii maaliyada ee xisbiga mucaaridka ee UCID. Xafladani oo ilyartu is qabay waxa lagu soo dhawaynaayey ama loo qabtay

Read more...
 
Caasimadda Hargeysa Oo Si Weyn Looga Xusay Maalinta Haweenka Adduunka Ee 8-Da Maarso.
Tuesday, 09 March 2010 06:00

Hargeysa (UP) Xaflad ballaadhan oo lagu xusayay maalinta haweenka Adduunka ee 8-da Bisha March, ayaa maanta lagu qabtay fagaaraha beerta Xorriyadda ee Magaaladda Hargeysa. Xafladdaas oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Qoyska iyo horumarinta arrimaha Bulshada Somaliland, ayaa ay ka soo qaybgaleen Wasiirada Wasaaradaha Qoyska, Ciyaaraha, Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda, Xoghayaha guud ee Xisbiga UDUB,

 

Read more...
 
Shirweynaha Xisbiga Udub Ee Laamaha Waqooyiga Yurub Oo Ku Qabsoomay Caasimada Finland Helsinki
Monday, 08 March 2010 09:02

Helsinki (UP) Shirweynihii Xisbiga UDUB ee laamaha iyo wadamada waqooyiga  Yurub ayaa lagu soo gebegebeeyey magaalada madaxda Helsinki ee wadanka Finland. Shirweynaha laamaha xisbiga udub ee waqooyiga Yurub oo sannadkiiba  mar la qabto ayaa waxaa lagu qabtay Xarunta Jaaliyadda  Somaliland ee Finland.Shirka sannadkan oo ay ka soo qaybgaleen laamaha

Read more...
 
Madaxweynaha Oo Xafiiskiisa Kulan Kula Yeeshay Wefdi Balaadhan Oo Ka Socda Dalka Shiinaha, Daawo
Saturday, 06 March 2010 13:45

Hargeysa (UP) Warsaxaafadeed uu soo saaray afhayeenka Madaxtooyada Somaliland, Mudane Siciid Cadaani Mooge, ayaa waxa uu u qornaa sida tan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane,  Daahir Rayaale Kaahin,Waxa uu Maanta Qasriga Madaxtooyadda kulan kulayeeshay Wafti balaadhan oo ka socda Dalka Shiinaha. Waftigaasi oo isugu jira Ganacsato iyo Madax ka tirsan Shirkadaha Madaxa banaan ee Dalka Shiinaha oo Hogaaminayo “Mr. Ji shiaw shie oo  ah Maalqabeen Madax u ah Shirkadaha Waaweyn ee Caanka   

Read more...
 
Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Addis Ababa Kula Kulmay Wefdi Ka Socda Dawlada Maraykanka
Saturday, 06 March 2010 06:24

Addis ababa (UP) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Abdillahi Mohamed Duale, ayaa kula kulmay Magaala Madaxda Dalka Ethiopia ee Addis Ababa 03/03/10  huteelka Sherton Addis wefti ka socday Dawladda Maraykanka oo uu Hogaaminayay Mr. Karl E. Wycoff,  oo ah Ku Xigeenka Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Dalka Maraykanka isla markaana qaabilsan Arrimaha Geeska Africa iyo Badhtamaha Africa.

 

Read more...
 
Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay Inay Awooda Saarayso Sidii G/Sool Loo Soo Gaadhsiin Lahaa Gobolada
Thursday, 04 March 2010 09:48

Laascaanood (UP) Weftigii Golaha Wasiirada ee socdaalka ku joogga gobolka Sool ayaa shalay  shir xog-waraysi ah magaalada Laascaanood ee gobolka Sool kula yeeshay Isu-duweyaasha Gobolkaa. Kulankaa oo lagu qiimaynayey wixii todobaadyadan u dambeeyay u soo kordhay wax qabadka hay'adaha dawlada.

Read more...
 
Shir Balaadhan Oo Ay Soo Qabanqaabiyeen Guddida UDUB Ee Bariga London, Daawo Sawirada
Thursday, 04 March 2010 06:14

London (UP) Shir balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen guddiga UDUB ee  bariga London oo  ay ka soo qaybgaleen xunbo ka tirsan guddiga fulinta ee UDUB UK oo ay ka mid yihiin Faysal climi, G/Xigeenka koowaad ahna sii hayaha xilka guddomiyaha, Mohamed Dahir xoghayaha Guud ee UDUB UK ,Guddomiyaha London Siciid Xassan Biixi, khasnajiga, Cabdi Daahir iyo

 

Read more...
 
Shirka Woqooyiga Yurub Ee Xisbiga UDUB Oo Lagu Qaban Doono Magaalo Madaxda Finland Ee Helsinki.
Thursday, 04 March 2010 05:58
Dhamaanba xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga waxaa lagu wargelinayaa inay  
innagala soo qayb galayaan wufuud  ka socda laamaha xisbiga ee dalalka waqooyiga
 yurub.
Read more...
 
Madaxweynaha oo Maanta Soo Saaray Xeerka Dhaqan galka, Wax ka bedelka iyo Kaabista Xeerka Shaqaalaha
Tuesday, 02 March 2010 09:49

Hargeysa (UP) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,  Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu maanta soo saaray xeer lagu baahinayo dhaqank galka wax ka bedelka iyo kaabista xeerka shaqaalaha Rayidka ah, Xeer No: 31/2004 Madaxweynuhu markuu Arkay qodobada 90-aad iyo 75-aad ee

Read more...
 
Danjiraha Somaliland U Fadhiya Dalka Ireland Oo Booqasho Ugu Tagay Madaxweyne Ku Xigeenka
Tuesday, 02 March 2010 05:32

Bristol (UP) Danjiraha Somaliland u fadhiya Dalka Ireland Mudane Cabdifataax Siciid Axmed oo uu weheliyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaraha ee Somaliland Mudane Cabdi Yuusuf Aadam ayaa Cisbitaalka ku booqday Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Axmed Yusuf Yaasin oo arrimo caafimaad waayahanba ugu jiray cisbitaal ku

Read more...
 
Ogeysiis Guddida UDUB ee Qatar ku warggelinayso Saraakiisha Sare ee Xisbiga UDUB in Gudoomiye Sanwaa
Sunday, 28 February 2010 16:26

Anigoo ah Xoghayaha Guud ee Gudida Siyaasada UDUB-Qatar Maxamed Dalmar kuna hadlaya magaca Gudida Miisaaman ee Xisbiga UDUB u fadhida dalkan Qatar waxaan ku war-galinayaa dhamaan masuuliyiinta Heer Qaran ee Xisbiga UDUB kuna sugan Gobolka Saaxil iyo Caasimada Hargaysa in maanta oo taariikhdu tahay February 28, 2010 inuu nagasoo amba baxay Gudoomiye Sanwaa Cumar Yare kuna soo jeeda dalkeenii hooyo ee Jamuhuriyada Somaliland. 

Read more...
 
Arxan Darada Mucaaridku Waxay Maraysaa Inay Yidhaahdaan M/Xigeenkii Wuu Dhintay, Ilaahay Tiina Kama By; Sanwa
Thursday, 25 February 2010 18:58

Waxaan ugu horayn salaamayaa umada walaalaha ah, ee wanaaga jecel ee reer Somaliland. Waxakaloon salaamayaa shabakadaa ka xishooda wararka abuura Naxdinta shacabka kuwaasoo ah kuwo laysla yaqaan oo umadu iminka ay go'aansatay inaanay rumaysan

Read more...
 
Madaxtooyada Oo Beenisay In Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Geeriyooday
Thursday, 25 February 2010 18:41

Hargeysa (UP) Annaga oo tix raacayna wararka beenta ee ku saabsan in Madaxweyne ku xigeenkii JSL , Mudane, Axmed Yuusuf Yaasiin uu Geeriyooday, Waxa aanu u sheegaynaa dadweynaha reer Somaliland dibad iyo gudaba in

Read more...
 
Kulmiye Iyo Ucid Oo Hal Xisbi Isku Noqday By; Ibrahim Tallaabo
Thursday, 25 February 2010 08:35

Distoorka qaranku waxa uu dhigayaa in wadanku yeesho saddex xisbi siyaasadeed oo ku loolama talada dalka si ummaddu u hesho axsaab afkaar kala duwan leh oo ay kala doorato.Looguma talo gelin in wadanka lagu hago laba xisbi oo qudha, hadda waxa dalka ka jira hal

Read more...
 
Dadweynoow Udub-Baa La Hubaa Inuu Yahay Mid Ictiraaf Doonaya Oo Isbedel Doonaya
Wednesday, 24 February 2010 08:27

Salaan aad u sharaaf badan ayaan salaamayaa dhamaan shacbiga Somaliland oon markastaba jeclay inay mudantahay inaan idin salaamo marka u horaysa intaas ka dib, Baryahan waxa inagu soo kordhay kalmad siyaasadaysan taasoo ah: IS-BEDEL DOON ama garab ha noqdaan ama gacanta IS-BEDEL DOONKA ha la baxaane.

 

Read more...
 
Wasiirka Gaashaandhiga oo Ka Hadlay Ciidamada Somaliland Oo Baacsaday Maleeshiyo Ka Tirsan Puntland.
Tuesday, 23 February 2010 06:23

Hargeysa (UP) Ciidamada qaranka ee ku sugan jiida hore ee Gobolka Sool ayaa maanta fashiliyay weerar gaadmo ah oo ay ku soo qaadeen maleeshiyo beeleedka Puntland waxaana Ciidamada Somaliland ay baacsadeen maleeshayadaasi.

Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Page 7 of 35

Waxqabad

Maxaa Qabsoomay:
Doorashooyinka
Mudadii Xisbigu talada hayay waxaa ay xukuumadu hir galisay doorashooyinkii, Dawladaha Hoose, Baarlamanka iyo Madaxtooyada.
Diwan gelinta Bulshada
Xukuumadu waxay si hagar la'aan ah uga hir galisay dhamaan 12 ka gobolka ee dalku ka kooban yahay diiwaan gelintii codbixiyayaasha
Fidinta Maamulka
Xukuumadu waxay ku guulaysatay in ay sugto dhamaan xuduudaha JSL
Waxbarashada
Xukuumadu waxay iyadoo si harag la;aan ah u dhiiri galinaysa kor u qaaday waxbarashada sare ee dalka & iyadoo maanta ay dalka ka jiraan 7 jaamacadadood oo tayo leh, waxa iyana korodh laxaad leh ku yimid tirada qalin jabiyayaasha waxbarashada hoose ilaa dugsiga sare.
Aqoonsiga
Xukuumadu waxay dadaal iyo awood dheeraad ah saartay Baadi-doonista iyo Raadinta aqoonsiga Qarannimo oo buuxa taasi oo maraysa halkii u dambaysay rajo fiicana aynu ku qabno in aynu aqoonsi fiican heli doono.
Nabad Galyadda
waxa aanu dhamaystirnay Siyaasadda Nabadgelyada ee Qaranka oo aanu mudnaanta siinay dhaqan gelinta : -.diyaarinta iyo ansixinta Xeerka La-dagaalanka Argagixisada; -.Tayaynta & qalabaynta ciidamada qalabka sida; -.Dhismaha Ciidamada Nabadgelyada, sida Ciidamada Xeebaha; Tababarka & Tayeynta Hawlgal-kooda; -.La dagaalanka falal-ka Argagaxa leh iyo Argagixisada.
Designed by: Somaliland ICT Solutions Ltd :: Send us an Email