|
Tuesday, 30 March 2010 09:52 |
|
Borama (UP) Maalmihii u danbeeyay, ayaa magaalada laga dareemayay, u diyaar garowga Aaska marxuum, Maxamed Xasan Mataan, shalay galab saacadu markii ay ahayd,2:30 ayaa waxaa garoonka , aadam Isak Airport, soo caga dhigatay, diyaaradii waday Maydka Marxuumka, waxa kale oo la socday Marxuumka maydkiisa, qaar ka mid ah qaraabadiisa, oo ay ka mid tahay , Ooridiisa, iyo laba carrura oo uu dhalay, laba wiil oo ay walaala ay yihiin Maxuumka. |
|
Read more...
|
|
|
Tuesday, 30 March 2010 06:20 |
|
Hargeysa (UP) Wasiirkii hore ee wasaarada Cadaalada Axmed Cali Casoowe ayaa maanta Xilkii Wasaarada Caafimaadka kala wareegay wasiirkii hore Cabdi haybe oo uu dhawaan Madaxweyne Rayaale u bedelay wasaarada Beeraha. Xaflad xilka lagula kala wareegayey oo ka dhacday xarunta wasaarada caafimaadka ayaa waxa ka soo qayb galay wasiirka wasaarada |
|
Read more...
|
|
Sunday, 28 March 2010 08:18 |
|
Gabiley (UP) Xubno miisaan culus ku lehaa Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye oo uu hor kacayey Imaamul Baladka Magaalada Gabiley Mukhtaar Sheekh Muxumed Warsame ayaa maanta Xaflad si wayn loo soo agaasimay, kaga baxay Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye uguna diga rogtay Xisbiga UDUB . xafladan oo si weyn uga duwanayd Xafladihii hore loogu qaban jiray Taageerayaasha ka soo baxa asxaabta Mucaaradka ah iyagoo xubnaha Kulmiye ka soo baxay
|
|
Read more...
|
|
Saturday, 27 March 2010 06:21 |
|
Dhamaan tageerayaasha xisbiga UDUB UK ee ku nool wadanka UK waxa la ogaysiinayaa in ay ka soo qayb galaan shir balaadhan oo ka dhici doona magaalada London taariikhdu markay tahay 03/04/2010. Shirka waxa lagu dardar galinayaa howlaha xisbiga.
|
|
Read more...
|
|
Thursday, 25 March 2010 17:52 |
|
Ceerigaabo (UP) Urur-weynaha Haweenka magaciisu yahay Oodweyne oo muddo badan ka jirey magaalo-madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo, islamarkaasna ah urur ay ku bahoobeen haweenka gobolka Sanaag loogana bartay waxk a qabashada iyo horumarinta baahiyaadka aasaasiga lagama kacaanka ah ee bulshada |
|
Read more...
|
|
Thursday, 25 March 2010 09:34 |
|
Hargeysa (UP) Wasiirka Wasaaradda Maaliyada JSL, Mudane, Xuseen Cali Ducaale, ayaa shalay kulan qaatay saacad iyo badh la yeeshay Raysal Wasaaraha dalka Kenya, Mudane, Raila Odinga, kulankaasi oo shalay ka dhacay Xafiiska Raysal Wasaaraha. Kulankan Wasiirka iyo Raysal |
|
Read more...
|
|
Wednesday, 24 March 2010 15:18 |
|
Washington (UP) Weftigii Xukuumadda Somaliland iyo Golayaasha ee booqashada ku joogay magaalada Washington DC, ayaa bilaabay shaqo hawleedkoodii; iyada oo weftigu la kulmay shalay (23/3/2010) madax sare oo ka tirsan hay'adda USAID ee dalka Maraykanka u qaabilsan Deeqaha Caalamiga ah. Weftiga Somaliland waxa ay madaxda hay'adda USAID kala xaajoodeen muhiimadda iyo ka wada tashiga sidii
|
|
Read more...
|
|
Wednesday, 24 March 2010 09:53 |
|
Anagoo Ah Guddiga Fulinta Taageerayaasha Iyo Xubnaha Udub Uk Waxaan Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraynaa Dhamaan Eheladii, Qaraabadii Iyo Xisbigii Udub Uk Ee Uu Ka Mid Ahaa Guddigiisa
|
|
Read more...
|
|
Wednesday, 24 March 2010 09:25 |
|
Hargeysa (UP) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane,Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu dhambaal Tacsi ah u diray Marxuum Maxamed Xasan Mataan oo maanta ku geeriyooday Magaalada London
|
|
Read more...
|
|
Wednesday, 24 March 2010 05:52 |
|
Hargeysa (UP) Waxa safar booqasho ah ku jooga wadanka Djibouti wefti ka socda axsaabta qaranka ee UDUB, Kulmiye iyo UCID, halkaas oo ay u tageen inay la kulmaan haweynada u qaabilan arrimaha siyaasada, dhaqaalaha Somalia iyo Somaliland safaarada USA ee Nayrobi. Ms. Jessica Davis Ba. Wefdiga axsaabtu waxay si gaar gaar ah ula kala kulmeen |
|
Read more...
|
|
Tuesday, 23 March 2010 16:27 |
|
Hargeysa (UP) Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Siciid Cadaani Mooge, ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxa uu u qornaa sida tan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta isku shaandhayn ku sameeyay qaar ka mid ah Golaha Wasiirada iyo Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha dalka. |
|
Read more...
|
|
Monday, 22 March 2010 15:52 |
Hargeysa (UP) Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Siciid Cadaani Mooge, ayaa waxa uu u qornaa sida tan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefdigii ka socday dalka Ruushka. Wefdigaasi oo isugu jiray, saraakiil ka tirsan shirkadaha waaweyn ee dalka Ruushka iyo niman maal qabeeno ah, waxa ay ku yimaadeen Jamhuuriyadda Somaliland, booqasho dhawr maalmood ah, iyadoo ujeedada socdaalkooduna uu ahaa in ay soo indho indheeyaan, Mashaariicda u baahan maalgashiga dalalka shisheeyaha. |
|
Read more...
|
|
Monday, 22 March 2010 07:42 |
|
Laga soo bilaabo xiligii Urur Siyaasadeedkii aan Sharciga ahayn ee Qaran uu kusoo biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye, waxa batay Shaki iyo Kalsooni-daro soo kala dhex gashay Rag in badan Kulmiye soo ahaa oo soo taagnaa ilaa intii la aasaasay tacabkooda iyo tamartoodana u huray halka Gudoomiyaha Xisbigaas Muj Siilaanyo uu isna aad ugu adkaystay inay ka huleesho cidii rabtaa balse aanu ka tanaasulayn soo dhawaynta iyo xilalka uu u magacaabay
|
|
Read more...
|
|
Sunday, 21 March 2010 09:47 |
|
Addis ababa (UP) Warsaxaafadeed uu soo saaray Ayaanle Salaad Diiriye oo ah Ku xigeenka Safiirka Somaliland ee Addis ababa, ayaa waxa uu ku yidhi “Waftigii uu hogaaminayay, Wasiirka Arrimaha Dibada JSL, Mudane Cabdillaahi Maxamed Ducaale , waxa Magaalada Addis Ababa quraac sharafeed u Sameeyay Mr. John Marshal, ku xigeenka Safiirka safaarradda Ingriiska ee Addis Ababa, Ethiopia ahna kusimaha Safiirka Safaarradda Ingriiska ee Ethiopia. |
|
Read more...
|
|
Saturday, 20 March 2010 10:22 |
|
Hargeysa (UP) Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Siciid Cadaani Mooge, ayaa waxa uu u qornaa sida tan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin, Waxaa uu Maanta Xafiiskiisa kulan kula yeeshay Wafti ka socda jamhuuriyadda Yemen. Waftigaasi oo Muddo dhawr cisho ah booqasho ku joogay Jamhuuriyada Somaliland waxay Madaxweynaha u sheegeen In ay aad ugu faraxsan yihiin
|
|
Read more...
|
|
Saturday, 20 March 2010 06:24 |
|
Hargeysa (UP) Guddoomiyaha Ololaha Doorashada Xisbiga Udub Cismaan C/llaahi Cigaal (Cismaan Hindi) ayaa sheegay in gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Siilaanyo uu ujeedadii ururkii SNM u galay uu ku doonayay sidii uu ugu gorgortami lahaa ku soo noqoshada xilkii uu ka hayay dawladii Siyaad Barre, isaga oo maantana sheegay inuu gorgortan ku galinayo Somaliland sidii uu raysal wasaare uga noqon lahaa Somalia.
|
|
Read more...
|
|
Thursday, 18 March 2010 10:57 |
|
Hargeysa (UP) Wefti ballaadhan oo ka kala tirsan saddexda Gole ee Qaran Jumhuuriyadda Somaliland, ayaa shalay safar ugu kicitimay waddanka Maraykanka ka dib markii ay marti-qaad rasmi ah ka heleen dawladda Dalka Maraykanka. Weftigan oo isla shalay ka dhoofay madaarka diyaaradaha ee Cigaal International Airpot ee magaalada Hargeysa, ayaa safarkoodani waxa uu ka dhashay marti-qaad sare ah oo ay ka heleen dalka dawladda Maraykanka. |
|
Read more...
|
|
Thursday, 18 March 2010 08:12 |
|
Marka laga soo bilaabo bishii ina dhaaftay ee February ilaa bishan aynu ku jirno ee March,waxaa soo noqnoqonaya hadlo ku saabsan xidhiidh dhexmaray Somaliland iyo wadanka Israel.Qoraaladani waxay inta badan lagu soo daabacayey qaar ka mid ah warbaahinta xorta ah,siiba Webside-da ,waxayna u badnaayeen fikrada shaqsiyaad iyo mala awoolo kooxo dana gaar ah ka leh arintan aynu hadalkeeda hayno.
|
|
Read more...
|
|
Wednesday, 17 March 2010 15:58 |
|
Hargeysa (UP) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ka qayb galay Saaka , Aaskii Marxuum Chief Caaqil Maxamed Daahir Cabdi, oo shalay ku geeriyooday dalka Jabuuti. Madaxaweynuhu waxa uu dhambaal Tacsi ah u diray Qoyskii iyo Qaraabadii iyo shacbiga reer Somaliland geeridii ku timid |
|
Read more...
|
|
Wednesday, 17 March 2010 07:24 |
|
Hargeysa (UP) Madaxweynaha JSL, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa Marxuum Chief Caaqil Maxamed Daahir Cabdi oo ku geeriyooday Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.
|
|
Read more...
|
|
Monday, 15 March 2010 17:12 |
|
Anigoo ku hadlaaya magaca Gudida Miisaaman ee Xisbiga UDUB-QATAR, Waxaan salaan qiimo leh u dirayaa dhamaan shacbiga somaliland meel kasta oo ay joogaan iyo websites-ka bilaa naxliga iyo bilaa qabiilka u tabiya wararka iyo afkaarta muwaadiniinta intaas ka dib, maanta waxaan jeclay bal inaan soo qaato dareenka iyo damiirka dahsoon ee dhabta ah kaasoo ka turjumaya sida aynu gudaheena isugu jiid-jiidanayno marka la dhaafo nidaamka Axsaabnimo. Waxa jirta in baryahan la leeyay Hargeisa Reer Hebel ma dago iyo reer hebel ayaa ka saarikara reer hebel. |
|
Read more...
|
|
|